Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

MUUQAAL+SAWIRRO: Sir Alex Ferguson oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Old Trafford kaddib….

$
0
0

(Manchester) 22 Sab 2018. Tababarihii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa soo dhaweyn aan innaba caadi ahayn loogu sameeyay gegada Old Trafford ka hor kulanka ay iminka Reds la ciyaareyso Wolves horyaalka Premier League.

Ferguson ayaa soo laabtay markii ugu horreysay tan iyo sidii qaliinka halista ah looga sameeyay Maskaxda bishii May.

Xaflad yar oo la qabtay kulanka ka hor ayaa aad loogu soo dhaweeyay Ferguson ee koobabkii ugu badnaa la qaaday Manchester United.

Muuqaal+Sawirro:

MUUQAAL:

SAWIRRO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles