(Europe) 08 Okt 2018. Maanta ayaa lagu dhawaaqi doonaa Liiska 30-ka xiddig ee ku tartameysa abaal marinta Ballon d’Or.
France Football ayaa Liiskan u soo saari doonta shan shan laacib ilaa uu ka dhammeystirmo 30-ka Musharax.
Goor hore ayay soo saartay Shanta ugu horreysa oo kala ahaa:
Waxayna iminka ku dhawaaqday 5-ta Xigta oo uu ku jiro Cristiano Ronaldo:
La soco ilaa uu ka dhammeystiro Liiska 30-ka Laacib…
Gool FM.