Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Caruurteyda anigoon la sheekeysan ayay iga Jiiftaan/Hurdaan.”.- Willian oo...

(London) 06 Okt 2018. Willian ayaa u muuqda mid dhaleeceeyay tababare Sarri kaa oo tababar badan bixiyay Galbihii. Macalinkii hore ee Napoli ayaa xilka Blues ka dhaxlay Antonio Conte oo la ceyriyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guushii Waalida ahayd ay Caawa gaartay Man United waxaa ka dambeeyay HADALKAN...

(Manchester) 06 Okt 2018. Manchester United ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay Newcastle United ciyaar lagu sheegay kulankii bad baadada Jose Mourinho. Red Devils ayaa wax badan lagu hogaaminayay...

View Article


Tababaraha Real Madrid oo dusha u ritay wixii Xalay ku dhacay kooxdiisa

(Madrid) 07 Okt 2018. Real Madrid ayaa xalay guul darro naxdin leh waqtigii dhimashada kala kulantay Alaves oo gool madi ah ku martay. Waa kulankii afaraad oo xiriir ah oo ay wax gool ah dhalin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo Dhabarka ka tooganeysa Mourinho…..(Guushii Xalay waxba uma...

(Manchester) 07 Okt 2018. Manchester United ayaa xalay guul soo laabasho leh ka gaartay Newcastle United oo ay kaga adkaatay 3-2 xilli qeybtii hore lagu hogaaminayay 2-0. Kulanka waxaa lagu sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi iyo Rakitic oo Labo Abaal marin ka helay Hal Kulan….(Waa maxay?)

(Europe) 07 Okt 2018. UEFA ayaa abaal marisay xiddigaha kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Ivan Rakitic kaddib wacdarihii ay ku dhigeen Tottenham kulankii Champions League ay 4-2 uga adkaadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan oo Jajabsatay Chievo….(Higuain oo labo ka kacay)+SAWIRRO

(Milano) 07 Okt 2018. AC Milan ayaa guul kale oo muhiim ah gaartay horyaalka Serie A kaddib markii ay 3-2 ku martay naadiga Chievo. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0. Labada gool waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: James Milner oo Dhaawac looga saaray kulanka adag ee Liverpool iyo...

(England) 07 Okt 2018. James Milner ayaa garoonka dhaawac looga saaray ciyaarta adag ee iminka Anfield ku dhex mareysa kooxaha Liverpool iyo Manchester City. Xiddiga qadka dhexe ee reer England ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: 5-ta ugu horreysa 30-ka xiddig ee ku tartamaya Ballon d’Or oo Daaha...

(Europe) 08 Okt 2018. Maanta ayaa lagu dhawaaqi doonaa Liiska 30-ka xiddig ee ku tartameysa abaal marinta Ballon d’Or. France Football ayaa soo saartay 5-ta xiddig ee ugu horreysa waxaana nasiib u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mourinho oo Kibirka meel iska dhigay isagoona qaatay TALO uu siiyay Pogba taa...

(Manchester) 08 Okt 2018. Manchester United ayaa guul caaqibo leh ka gaartay Newcastle United xilli qeybtii hore lagu hogaaminayay 2-0, kulankii bad baadada Jose Mourinho. Mourinho ayaa waqtigii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: 5-kale oo ka mid ah Liiska 30-ka Xiddig ee ku tartameysa Ballon d’Or...

(Europe) 08 Okt 2018. Maanta ayaa lagu dhawaaqi doonaa Liiska 30-ka xiddig ee ku tartameysa abaal marinta Ballon d’Or. France Football ayaa Liiskan u soo saari doonta shan shan laacib ilaa uu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: 5-kale oo u Sharaxan abaal marinta Ballon d’Or oo lagu dhawaaqay…(Yaa...

(Europe) 08 Okt 2018. France Football ayaa Shan shan u soo saareysa Liiska 30-ka Musharax ee ku tartamaya abaal marinta Ballon d’Or ilaa Liiska ay si toos ah u dhammeystirto. Goor hore ayay soo saartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: 5-kale oo u Sharaxan Ballon d’Or oo lagu dhawaaqay…..(Waa Shan Culus)

(Europe) 08 Okt 2018. France Football ayaa Shan shan u soo saareysa Liiska 30-ka Musharax ee ku tartamaya abaal marinta Ballon d’Or ilaa Liiska ay si toos ah u dhammeystirto. Goor hore ayay soo saartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Liiska 30-ka Xiddig ee ku tartamaya Ballon d’Or oo Dhammeystiran

(Europe) 08 Okt 2018. France Football ayaa saakay bilowday inay Shan shan u soo saarto Liiska 30-ka Musharax ee sanadkan ku tartamaya laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or. Jariiradda ayaa iminka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska Xiddigaha ku tartamaya Ballon d’Or Yaraha oo la soo saaray!!….(Waa...

(Europe) 08 Okt 2018.  France Football ee bixisa abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or ayaa sidoo kale sanadkaan soo kordhisay abaal marin cusub oo markii ugu horreysay la bixin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska Xiddigaha ugu heysta tuurista FREE KICK yada Premier League waqti...

(England) 09 Okt 2018. Waxaa la soo saaray xiddigaha ugu heysta Tuurista Free Kics (Laadadka Xorta ah) ee Premier League kuwii hore iyo kuwa dambe. Juan Mata oo Laadka xorta ah dhaliyay kulankii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa ugu CAD CAD inuu ku guuleysto Ballon d’Or???…..(Messi oo meel xun laga...

(Europe) 09 Okt 2018. France Football ayaa xalay soo saartay Liiska 30-ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta  Ballon d’Or. Qolooyinka wax saadaaliya ayaa durba soo saaray saadaashooda ku aadan xiddiga...

View Article

Liverpool oo Akhbaar xun ka helaysa Dhaawaca James Milner

(England) 09 Okt 2018. Liverpool ayaa akhbaar xun  ka helaysa dhaawaca Muruqa ka gaaray James Milner kulankii Manchester City. Madaalaha reer England ee ka mid ahaa kuwa ugu muhiimsan shaxda Klopp...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar iyo Kylian Mbappe Ma Doonayaan Iney la Cayaaraan Edinson Cavani’ –...

( Paris ) 10 Okt 2018. PARIS SAINT-GERMAIN’ ayaa ka cabsi qabta hanaan cayaareedka seddaxdeeda weerar kaddib sagaal dheel oo kooxdu badisay tan iyo bilaawga horyaalka Ligue 1 xagaagan. 82-sano kaddib,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nemanja Matic oo Shaki weyn ku jiro kulanka Manchester United ay u Safreyso...

( Manchester ) 10 Okt 2018. JOSE MOURINHO  waxaa soo gaaraya dhaawacyo cusub iyagoo uu shaki weyn ku jiro Nemanja Matic kulanka Manchester United ay la cayaareyso kooxda Chelsea. Ninkan qadka dhexe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eeg Koox Laga Sameeyay Xiddigaha aan Kamid Noqon 30-ka Musharax ee...

( Europe ) 10 Okt 2018. Waxaan aragnay dhammaanteen cayaariyahanada sanadkaan u tartameysa Abaalmarinta laacibka sanadka ee Ballon d’ Or 2018.. Sanadkan waa mid xamaasad leh Jaa’izada Ballon d’Or taaso...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live