(Manchester) 10 Nof 2018. Manchester City ayaa habeen dambe mininkeeda ku marti qaadeysa Manchester City kulanka loogu magac daray Manchester Derby.
Kooxda Guardiola hal jeer xitaa lagama adkaan horyaalka Premier League halka kooxda Mourinho ay iyana qaab ciyaareed fiican helaysay kulamadii dambe.
Kevin De Bruyne ayaa ka maqan safka City, halka Lukaku ay u badan tahay in laga waayi doono safka Man United.
Inkastoo la wariyay in Pogba uu dhaawac ku seegay tababarka misane waxay u badan tahay inuu ka soo muuqan doono kulanka habeen dambe.
EEG SAFAFKA ay ku soo gali karaan labada Manchester.
Man City:
Man United:
Gool FM.