“Yaa ku leh Labadeena.”. Jesse Lingard oo soo saaray SAWIR uu isaga...
(Europe) 08 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ku dabaal degay kooxdiisii hore ee Manchester United ciyaartii xalay inkastoo Juventus looga adkaaday 2-1. Xiddiga reer Portugal ayaa gool caaqibo leh ka...
View ArticleSAWIRRO: Chelsea oo usoo gudubtay Wareega Bug Baxa Europe League
(Europe) 08 Nof 2018. Chelsea ayaa u soo baxday wareega 32-aad ee Europe League kaddib ciyaar silicsan oo ay 1-0 uga adkaatay BATE Borisov. Blues ayaa soo bandhigtay ciyaartoodii ugu xumeyd xilli...
View ArticleMa Ogtahay in Chelsea ay CALANKA u sido Yurub!!??
(Europe) 09 Nof 2018. Naadiga Chelsea ayaa Calanka u sida Shanta horyaalka ee ugu sarreysa Yurub kaddib guul daradii ay Juventus dhawaan kala kulantay kooxda Manchester United tartanka Champions...
View ArticleDanny Welbeck oo laga yaabo inuusan mardambe Ciyaarin Kubbada Cagta….(Sidee...
(London) 09 Nof 2018. Danny Welbeck ayaa u baahday in Oxygen lagu xiro ka hor inta aan garoonka Bareelo looga qaadin kaddib dhaawac daran oo Canqowga ka gaaray ciyaartii ay Arsenal bar baraha goola...
View ArticleRIKOODH: Benaadir oo noqotay kooxdii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee...
(Muqdisho) 09 Nof 2018. Naadiga Benaadir ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee shaacisa lacagaha ay ku soo iibsatay laacib. Dhawaan ayay soo xero galisay goolhayihiin Dekadda ee Saciid...
View Article“Maalin kasta Ciid ma ahan.”. Mourinho oo DIGNIIN u diray xiddigihiisa ka hor...
(England) 09 Nof 2018. Jose Mourinho ayaa digniin u diray xiddigihiisa Manchester United ka hor kulanka ay axada ku wajihi doonaan Dariskooda Manchester City kulanka loogu magac daray Derby Manchester....
View ArticleRaheem Sterling oo Heshiis dheer oo Qaali ah qalinka ugu duugay Man...
(Manchester) 10 Nof 2018. Raheem Sterling ayaa ka mid noqday xiddigaha ugu mushaarka badan Premier League kaddib markii uu heshiis waqti dheer u saxiixay kooxdiisa Manchester City. Qandaraaska Cusub uu...
View ArticlePogba oo SHAKI Wayn laga muujinayo kulanka berito ee Manchester Derby…(Maxaa...
(Manchester) 10 Nof 2018. Waxaa shaki wayn laga muujinayaa taam ahaanshaha Paul Pogba kulanka berito ee Manchester Derby kaddib markii uu dhaawac ku seegay tababarka kooxda. Laacibka reer France ayaa...
View Article“Xaalkeenu Maaha sidaad moodo.”.
(Manchester) 10 Nof 2018. Ka hor kulanka berito ee Manchester Derby, Tababare Pep Guardiola ayaa dadka u xaqiijiyay inuu aad u wacan yahay xiriirka kala dhexeeya Jose Mourinho isla markaana xiriirkoodu...
View ArticleDybala oo kashifay wixii dhex maray isaga iyo Jose Mourinho!!!
(Europe) 10 Nof 2018. Paulo Dybala ayaa daaha ka rogay wixii dhex maray isaga iyo tababare Jose Mourinho kaddib kulankii Juventus iyo Manchester United. Macalinka reer Portugal ayaa sameeyay arin ay...
View ArticleRonaldinho oo ku sugan Dalka aan Dariska/Jaarka nahay ee Kenya…(Maxay tahay...
(Kenya) 10 Nof 2018. Rugcadaaga Barcelona iyo xulka Brazil ayaa ku sugan dalka Kenya oo uu shalay soo cago dhigtay isagoona joogi doona saddex beri. Dadyowga dagan magaalada Kisumu ayaa heli doona...
View ArticleXulka Qaranka Soomaaliya oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha iyo KABTANKII...
(Moqdisho) 10 Nof 2018. Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade halkaa oo ay ka duulayaan dhawaan. Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa isreeb reebka Oleymbikada Adduunka...
View ArticleSAWIRRO XUL AH: Xulkeena Qaranka oo u Duulay Itoobiya…..(Faah-faahin dheeri ah)
(Muqdisho) 10 Nof 2018. Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cade iyagoona u boqoolay dalka Itoobiya. Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa isreeb reebka Oleymbikada Adduunka...
View ArticleMan City vs Man United: Dhaadheerka vs Gaab-gaabyada….(Aqriso XOGTAN ka hor...
(Manchester) 10 Nof 2018. Manchester United ayaa berito Etihad Stadium kula balansan dariskooda Manchester City kulan xiiso gaar ah leh. Macluumaad ay soo ururisay The Times ayaa sheegaya in xiddigaha...
View ArticleARAG: Safafka ay ku soo gali karaan Man City vs Man United kulanka Habeen...
(Manchester) 10 Nof 2018. Manchester City ayaa habeen dambe mininkeeda ku marti qaadeysa Manchester City kulanka loogu magac daray Manchester Derby. Kooxda Guardiola hal jeer xitaa lagama adkaan...
View ArticleBAL EEG: Sida uu iska dhigay Sergio Aguero ka hor kulanka habeen dambe ee...
(Manchester) 10 Nof 2018. Xiddiga ugu goolasha badan Manchester City ee Sergio Aguero ayaa muuqaal kale isku yeelay ka hor kulanka habeen dambe ay ku wajihi doonaan Manchester United. Laacibka reer...
View ArticleDHACDO XANUUN BADAN: Maxaa ka dhacay kulankii dhawaan ee Leicester City iyo...
(England) 10 Nof 2018. Leicester City ayaa dhawaan ku ciyaartay garoonkeeda King Power markii ugu horreysay tan iyo Musiibadii ku habsatay Milkiilaheeda Vichai Srivaddhanaprabha bishii la soo dhaafay...
View ArticleSheekada Messi iyo Ronaldo oo la soo Afjaray….(Sir la Kashifay)
(Europe) 11 Nof 2018. Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa xoog ku heystay abaal marinta Ballon d’Or Tobankii sano ee ugu dambeysay, balse war qarsoodi ah oo la helay ayaa iminka daaha ka rogaya in...
View ArticleKaddib Guul daradii Xalay ka soo gaartay kulankii Manchester Derby, Jose...
(Manchester) 12 Nof 2018. Manchester United ayaa xalay guul daro qaraar kala kulantay dhigooda Manchester City oo ku martay 3-1, balse Jose Mourinho ayaa ciyaarta kaddib ku mar marsiyooday in kooxda...
View ArticleMata iyo Sanchez oo aad uga Careysiiyay Taageerayaasha Man United….(Bal Arag...
(Manchester) 12 Nof 2018. Taageerayaasha Manchester United ayaa aad uga carooday Fal ay sameeyeen xiddigahooda Juan Mata iyo Alexis Sanchez intii uu socday kulankii ay guul darada 3-1 kala kulmeen...
View Article