Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Ogtahay in Ronaldo uu ka Dambeeyay RIGOORADII Xalay laga qabtay...

(Milano) 12 Nof 2018. Juventus ayaa xalay Guul raaxo leh ka gaartay AC Milan oo mininkeeda joogta kaddib markii ay 2-0 uga adkaadeen. Cristiano Ronaldo ayaa ugu dambeyn soo afjaray abaarta goolal...

View Article


Mashaqada Madrid oo sii Korortay….(Saddex hor leh oo soo dhul dhacday)

(Madrid) 12 Nof 2018. Real Madrid ayaad moodaa inay cagta la heshay wadada saxda ah tan iyo sidii uu sida ku meel gaarka ah xilka Tababaranimo ugu qabtay Solari balse waxaa faro kulul ku haya dhaawacyo...

View Article


Juventus oo Gaartay Heer aysan weligeed horey u gaarin….!!(Saameynta Ronaldo...

(Italy) 12 Nof 2018. Kaddib guushii ay xalay ka gaartay kooxda AC Milan, Juventus ayaa horyaalka Serie A ka gaartay heer aysan ebid horey uga gaarin. 12-ka kulan ee ugu horreeyay horyaalka Talyaaniga...

View Article

Mustaqbalka Solari ee Real Madrid oo Maanta la Go’aaminayo…(Miyaa laga saari...

(Madrid) 12 Nof 2018. Mustaqbalka Tababare Santiago Solari ee Real Madrid ayaa Maanta la go’aamin doonaa. Halyeyga Los Blancos ayaa iminka si ku meel gaar ah u sii haya xilka kooxda kaddib markii la...

View Article

Casemiro iyo Nacho oo garoomada ka maqnaan doona ilaa……

(Madrid) 12 Nof 2018. Real Madrid ayaa ogaatay in xiddigaheeda Casemiro iyo Nacho ay garoomada ka maqnaan doonaan saddex usbuuc ilaa labo bilood. Labada laacib ayaa dhaawac looga saaray ciyaartii xalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

London oo dib u soo dhaweynaysa Samir Nasir….(Laacibka oo iminka ka gudbaya...

(London) 12 Nof 2018. Laacibkii hore ee Arsenal Samir Nasri ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Magaalada London iyadoo la warinayo inuu iminka Tijaabada Caafimaad u marayo kooxda West Ham....

View Article

DEG DEG: Solari oo si RASMI ah loogu dhiibay shaqada Real Madrid

(Madrid) 12 Nof 2018. Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka saaray ku meel gaarnimada. Halyeyga Los Blancos ayaa si ku meel gaar ah u sii hayay xilka kooxda...

View Article

DEG DEG: Lionel Messi oo ku Guuleystay Laacibka sanadka iyadoo sidoo kale loo...

(Spain) 12 Nof 2018. Lionel Messi ayaa  loo gacan galiyay abaal marinta Pichichi  ee 2017/18 kaddib markii uu gool dhalinta La Liga ku qaaday 34-gool. Kabtanka Barcelona waxaa abaal marinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Xiddiga Sanadka, Gool-dhalinta, Goolhayaha Sanadka,...

(Spain) 12 Nof 2018. MARCA ayaa bixisay abaal marinada La Liga ee kal ciyaareedka 2017/18. Lionel Messi ayaa wada qaaday abaal marinada Pichichi prize iyo Di Stefano trophy. Messi ayaa ku guuleystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mustaqbalka Daniel Sturridge oo KHATAR Wayn ku jira….!!(Muxuu sameeyay??)

(England) 13 Nof 2018. Mustaqbalka Daniel Sturridge ayaa khatar wayn ku jira kaddib markii lagu soo eedeeyay inuu jabiyay Sharciyada qamaarka ee FA-ga. Dhaliyaha reer England ee kooxda Liverpool ayaa...

View Article

Heshiiskii uu Nasri dib ugu soo laaban lahaa Premier League oo Qarka u saaran...

(London) 13 Nof 2018. Samir Nasri ayaa shalay la wariyay inuu Tijaabada caafimaad u marayo kooxda West Ham si uu ugu soo biiro heshiis lix bilood ah balse heshiiska ayaa iminka qarka u saaran inuu bur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alexandre Lacazette oo diiday Xulkiisa labo Saacadood kaddib markii loo...

(Europe) 13 Nof 2018. Taageerayaasha Arsenal ayaa aad u farxay kaddib markii uu Alexandre Lacazette diiday xulkiisa Faransiiska labo saacadood kaddib markii loo yeeray. Dhaliyaha Arsenal ayaa markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danny Welbeck oo maray Qaliin lagu Guuleystay balse……

(London) 13 Nof 2018. Naadiga Arsenal ayaa shaacisay in Danny Welbeck uu maray Qaliin lagu guuleystay balse kooxdu ma aysan shaacin goorta uu dib ugu soo laaban doono garoomada. Weeraryahanka reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Joe Cole oo gabi ahaan ka fariistay ciyaaraha

(England) 13 Nof 2018. Laaciibkii hore ee Chelsea, Liverpool iyo West Ham Joe Cole ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaan ka fariistay ciyaaraha. 37-jirka ku soo dhex jiray kubbada cagta muddo 20 sano ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha ugu Fiican Premier League ilaa iminka Xilli Ciyaareedkan oo KOOX...

(England) 13 Nof 2018. Premier League ayaa ku socda si xiiso leh iyadoo saddexda kaalin ee sare ay kala xirteen Manchester City, Liverpool iyo Chelsea ilaa iminka 12-ka kulan ee la ciyaaray welina...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa Caadi haddii uu Neymar ku biiro Real Madrid.”. -Iniesta

(Europe) 13 Nof 2018. Kabtankii hore ee Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay inay caadi tahay oo uu ka murugoon doonin haddii uu saaxiibkii hore ee Neymar uu ku biiro Real Madrid isagoona sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulkeena oo Maanta ciyaaraya kulankooda Furitaanka ee isreeb-reebka...

(Addis Ababa) 14 Nof 2018. Xulkeena Qaranka Soomaaliya ayaa galabta kulankoodii ugu horreeyay ee Isreeb-reebka Oleymbikada Adduunka la ciyaari doona dalka aan Jaarka nahay ee Itoobiya. Xidigaha 23-sano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weeraryahanka Chelsea oo wax ka jilaya Filimka Caanka ah ee Spider-Man…(Muxuu...

(England) 14 Nof 2018. Olivier Giroud ayaa la arkaa inuu ku dhibtoonayo inuu goolal u dhaliyo Chelsea kal ciyaareekan, balse wiilka reer France wax dhib ah kuma qabo inuu door ka ciyaaro filimka Caanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo FARIIN dhiiro galin ah u diray...

(Muqdisho) 14 Nof 2018. Ra’iisul wasaaraha Jamuuriyada Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hadal dhiiro galin ah u diray xidigaha Xulkeena ka hor kulankooda Galabta ee Itoobiya. Xulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo Lacago Rikoodh ah ku dooneysa Weeraryahan Bur-buriyay Guriga...

(England) 14 Nof 2018. Liverpool ayaa la warinayaa inay Lacago Rikoodh ah ku dooneyso weeraryahanka reer France ee kooxda Barcelona Ousmane Dembele 85 milyan oo bound si ay ula soo wareegto bisha...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live