Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Xiddiga Liverpool oo LABIS isugu faanay kaddib markii ay ka qeyb galeen….

$
0
0

(England) 26 Nof 2018. Xiddigaha Liverpool ayaa labis isugu faanay maalin uun kaddib guushii 3-0 ay ka gaareen Watford si ay uga qeyb galaan dhacdo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Safamafalka James Milner.

Waxaa lagu qabtay Event City ee ku taal magaalada Manchester.

Hey’adda Milner ayaa caawisa dhalinta UK si ay ugu hogaamiso nolol farxad Iyo caafimaadba leh.

Waxaa xaflada ka soo qeyb galay Xiddigihii hore ee Liverpool Iyo kuwa iminka Iyo waliba Tababare Jurgen Klopp.

 

Reds ayaa usbuucan kulan dhimasho ah la leh kooxda PSG tartanka Champions League.

SAWIRRO:

 

 

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles