“Ma Fahmin Sababta uu Sarri sidaan oo dhan ugu aaminsan yahay Jorginho.”.
(London) 25 Nof 2018. Chelsea ayaa xalay guul daradii ugu horreysay xilli ciyaareedkan kula kulantay dariskeeda oo 3-1 uga adkaatay. Saxiixa Cusub ee Blues ee Jorginho kaa oo wacdaro dhigayay tan iyo...
View ArticleWar CUSUB oo laga helay Sheekada Hazard iyo Chelsea…..(Taageerayaasha oo aad...
(London) 25 Nof 2018. Taageerayaasha Chelsea ayaa wadnaha farta ku haya kaddib warar Cusub oo sheegaya in kooxdoodu ay ku dhibtooneyso sidii ay heshiis cusub uga saxiixan lahayd xiddigooda Eden Hazard...
View ArticleSababta uu Alexandre Lacazette uga maqnaa Arsenal oo la Shaaciyay
(London) 25 Nof 2018. Alexandre Lacazette ayaa laga waayay safka kooxda Arsenal iyo waliba kuwa keydka ciyaartii ay 2-1 dhawaan uga adkaadeen kooxda Bournemouth. Dhaliyaha reer France ayaa la...
View ArticleRafinha oo Dhaawac daran ka soo gaaray kulankii xalay ee Atletico...
(Spain) 25 Nof 2018. Rafinha ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray ciyaartii xalay ay Barcelona bar-baraha 1-1 la gashay Atletico Madrid. Wiilka reer Brazil ayaa la sheegayaa inuu gaaray dilaac seedka...
View ArticleBAL EEG FARQIGA: N’Golo Kante SHALAY iyo MAANTA…..(Sarri oo Jorginho dartiis...
(London) 26 Nof 2018. Chelsea ma ahan sida xagaagii hore oo waa xaqiiq in Maurizio Sarri uu wax badan ka badelay qaab ciyaareedkooda balse macalinka reer Talyaani ayaa dilay Tayada N’Golo Kante oo ka...
View ArticleSAWIRRO: Xiddiga Liverpool oo LABIS isugu faanay kaddib markii ay ka qeyb...
(England) 26 Nof 2018. Xiddigaha Liverpool ayaa labis isugu faanay maalin uun kaddib guushii 3-0 ay ka gaareen Watford si ay uga qeyb galaan dhacdo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Safamafalka James...
View ArticleLaacibka Sanadka, Tababaraha ugu fiican, Wakiilka ugu shidan, Kooxda ugu...
(Europe) 26 Nof 2018. Abaal marinta sanadlaha ee Globe Soccer Awards ayaa la soo saaray musharixiinta kama dambeysta ah ee ku tartami doona, Laacibka Sanadka, Tababaraha, Kooxda Iyo waliba Wakiilka...
View ArticleLaacib ka ciyaara Premier League oo lagu qasbay inuu ka fariisto Ciyaaraha...
(England) 26 Nof 2018. Daaficii hore ee kooxaha West Brom iyo Norwich Leon Barnett ayaa lagu qasbay inuu isaga fariisto kubbada cagta oo idil kaddib markii ay dhakaatiirtu ogaadeen inuu qabo dhibaato...
View ArticleOzil oo Baxar ku jira….(Sababta dhabta ah ee looga reebay Safka Arsenal oo la...
(London) 27 Nof 2018. Mesut Ozil ayaa keydka la dhigay kulankii dhawaa ay Arsenal ka adkaatay Bournemouth kaaga sii daranee xitaa la ma soo galin. 30-jirka ayaa lagu soo bilaabay 10-kulan oo Premier...
View ArticleMaxamed Saalax oo SAWIRKAN ku weeraray Xukuumada Dalkiisa Masar….(SHEEKO YAAB...
(England) 27 Nof 2018. Maxamed Saalax ayaa Baraha Bulshada soo dhigay Sawir ay ka muuqdaan Labadiisa Bisad/Yaan Yuur taa oo uu ku weerarayo Xukuumada dalkiisa hooyo ee Masar. Warsidaha Al-Araby, ayaa...
View ArticleManchester United waxay u soo baxday wareega 16-ka, balse maxaa ku dhacay...
(Europe) 28 Nof 2018. Manchester United ayaa si naf lacaari ah ugu soo gudubtay wareega 16 ka ee Champions League kaddib gool madi ah oo soo daahay oo ay kaga adkaatay Young Boys. Inkastoo ay Red...
View ArticleEEG SAWIRKA: Far baa ku godan Goolkii ay Xalay Manchester United ugu soo...
(Europe) 28 Nof 2018. Manchester United ayaa si silic ah xalay ugu soo gudubtay wareega 16 ka Champions League kaddib markii uu Fellaini u dhaliyay gool muran ku jiro daqiiqadii ugu dambeysay ciyaartii...
View ArticleARAG: Safafka ay Caawa ku soo gali karaan PSG iyo Liverpool
(Europe) 28 Nof 2018. PSG ayaa caawa mininkeeda ku marti galin doonta kooxda Liverpool kulan ka tirsan wareega Group yada Champions League balse u muuqda sida kulan Final ah. Group C oo ay ku wada...
View ArticleReal Madrid Maxay AAMINSANAAYEEN markii ay iska iibinayeen Cristiano Ronaldo??
(Europe) 28 Nof 2018. Tababarihii hore ee Real Madrid Fabio Capello ayaa sheegay in Los Blancos ay gurnayeso cawaaqibta ka dhalatay inay moodeen inay guushu sahlanaan doonto Ronaldo la’aantii....
View ArticleMaxaa dhacay tan iyo inta uu Gool la’aanta yahay Lukaku!!??…(Waxaa la dhalay...
(Manchester) 28 Nof 2018. Ciyaartii ay Manchester United bar-baraha 0-0 mininkeeda kula gashay Crystal Palace ayaa ka dhigan in Lukaku uu 11-kulan wax gool ah ku dhalin la’yahay Old Trafford. Markii...
View ArticleSidee Liverpool ugu soo gudbi kartaa wareega 16-ka Champions League????….(XOG...
(Europe) 29 Nof 2018. Liverpool ayaa xalay guul dar0 kala soo kulantay PSG oo ay marti u ahayd taa oo khatar galisay rajadeeda inay u soo baxdo wareega 16-ka Champions League. Koox kasta oo ku jirta...
View ArticleNeymar oo Xalay noqday BOQORKA Brazil….(Goolkii uu ka dhaliyay Liverpool oo...
(Europe) 29 Nof 2018. Neymar waa Boqorka Brazil ee tartanka Champions League kaddib goolkii uu xalay uga shubay Liverpool ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen. Xiddiga ugu qaalisan ayaa xalay muujinayay...
View ArticleNeymar oo u soo JAWAABAY tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp kaddib...
(Europe) 29 Nof 2018. Tababaraha Liverpool ayaa xalay si xun u eedeeyay xiddigaha PSG gaar ahaan Neymar kaddib guul daradii 2-1 ay kala soo kulmeen. “Waxay ahady xariifnimo ay sameenayeen xiddigaha PSG...
View ArticleJurgen Klopp oo BAXAR ku jira….(Tababaraha Liverpool oo la Ganaaxi karo...
(Europe) 29 Nof 2018. Jurgen Klopp ayaa Baxar ku Jira iyadoona la ganaaxi karo kulanka Muhiimka u ah kooxdiisa ay ku wajihi doonaan Napoli kaddib markii uu dhaleeceeyay garsooraha dhex dhexaadinayay...
View Article“Maxaan la tartannaa Man City Kooxihii kale ayaaba Koobka siinayee!!.”.-...
(England) 02 Dis 2018. Jurgen Klopp ayaa ka dhawaajiyay war u muuqda inuu quus ka soo istaagay ku guuleysiga Premier League kaddib markii uu furka ku tuuray kooxaha Cabsanaya ee dhibcaha u daadinaya...
View Article