Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Arag Safka ay Liverpool Caawa ku soo gali karto kulanka Wolverhampton…(Imise Saac ayaa la daawanayaa)

$
0
0

(England) 21 Dis 2018. Liverpool ayaa caawa marti u noqon doonta kooxda Wolverhampton Wanderers kulan ka tirsan Premier League oo muhiim u ah wiilasha Jurgen Klopp maadaama ay hogaanka ku sii dheereysan karaan.

Reds ayaa waxaa weli dhaawac uga maqan daafacooda da’da yar ee Trent Alexander-Arnold, balse waxaa la filayaa inuu soo laabto waqtiga fasaxa ciida gaalada.

James Milner oo isagu jug yar oo Muruqa ah ku seegay kulankii ay Liverpool ka adkaatay Manchester United ayaa la filayaa inuu dib u soo laabto kulanka caawa.

Kulanka ayaa la daawan doonaa 11:00 Habeenimo dhankeena.

Haddaba EEG SHAXDA ay caawa Liverpool kala hortagi karto Wolverhampton:

Liverpool team news predicted line up Wolves

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles