Iska Iloow Pogba, waxaa jira labo ka daran oo kala tirsan Man United ooba...
(England) 21 Dis 2018. Jose Mourinho ayaa natiijo xumo iyo isqab-qabsi uu la galay ciyaartoyda kaddib la ceyriyay Talaadadii la soo dhaafay iyadoona la wariyay in ciyaartoyda Man United badankooda ay...
View ArticleSAWIRRO: Neymar oo TINTA u jartay sida Baasto Spaghetti
(Europe) 21 Dis 2018. Xiddiga ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Neymar ayaa si Yaab leh tinta u xiirtay kaddib markii uu dib ugu laabtay dalkiisa Brazil maadaama uu ciyaari doonin kulanka ugu...
View ArticleArag Safka ay Liverpool Caawa ku soo gali karto kulanka Wolverhampton…(Imise...
(England) 21 Dis 2018. Liverpool ayaa caawa marti u noqon doonta kooxda Wolverhampton Wanderers kulan ka tirsan Premier League oo muhiim u ah wiilasha Jurgen Klopp maadaama ay hogaanka ku sii...
View ArticleSAWIRRO: Damaashaadka Xiddigaha Real Madrid ka hor kulankooda Berito ee...
(Abu Dhabi) 21 Dis 2018. Xiddigah Real Madrid ayaa ku damaashaadaya isku taga Imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu Dhabi ka hor kulankooda berito ee Finalka Koobka Kooxaha Adduunka. Los Blancos ayaa...
View ArticleRonaldo oo ka bad-baaday Xabsi balse waxaa qoorta loo suray……
(Europe) 21 Dis 2018. Cristiano Ronaldo ayaa khiyaano canshuur uu ka geystay dalka Spain ugu dambeyn lagu ganaaxi doonaa bisha soo socota kaddib markii uu qirtay inuu bixin waayay canshuur dhan...
View Article“Waa Adiga shaqsiga Manchester United ka CEYRIYAY Jose Mourinho.”.-
(Manchester) 21 Dis 2018. Jose Mourinho ayaa Talaadadii laga ceyriyay kooxda Manchester United kaddib guul daradii Liverpool iyo waliba dagaal kala dhexeeyay ciyaartoyda kooxda badankooda. Dhaliyaha...
View ArticleTaageerayaasha Wolves oo Xalay aad uga Carooday xiddigooda Romain Saiss...
(England) 22 Dis 2018. Taageerayaasha kooxda Wolves ayaa xalay aad uga carooday xiddigooda qadka dhexe ee Romain Saiss kaddib markii uu Maaliyada waydiistay Maxamed Saalax iyadoo aysan xitaa ciyaartu...
View ArticleAubameyang oo sameeyay wax ay sameyn waayeen Ciyaartoyda Arsenal ee iminka...
(London) 22 Dis 2018. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sameeyay wax ay sameyn waayeen ciyaartoyda hadda ee Arsenal iyo ciyaartoydii hore kaddib labadii gool uu galabta ka dhaliyay naadiga Burnley...
View Article“Waan Ogahay inaad sugeysaan wax ku saabsan Mourinho…..!!”.- Pogba oo markii...
(Manchester) 23 Dis 2018. Manchester United ayaa gaartay guul wayn oo ay ugu dambeysay berigii Sir Alex Ferguson kulankoodii ugu horreeyay ee Tababaraha ku meel gaarka Solskjaer kaddib markii ay 5-1...
View ArticleWarkii ugu dambeeyay ee Chelsea iyo Gonzalo Higuain….(Sheekada oo gabo gabo ah)
(London) 23 Dis 2018. Sheekada Chelsea iyo dhaliyaha Milan ee Gonzalo Higuain ayaa lagu waramayaa inay soo gaartay gabo gabo oo ay u badan tahay inuu laacibka soo cago dhigan doono Stamford Bridge...
View ArticleLabo Xiddig oo Muhiim u ah Real Madrid oo is Dagaalay halkii ay u dabaal degi...
(Europe) 23 Dis 2018. Real Madrid ayaa xalay ku guuleysatay Club World Cup markii saddexaad oo xiriir ah kaddib markii ay guul wayn ka gaartay kooxda carbeed ee Al Ain oo iyadu markii ugu horreysay...
View ArticleXiddig wayn oo ka tirsan Chelsea oo ‘DOQOMO’ ku tilmaamay saaxiibadiisa isla...
(London) 23 Dis 2018. Chelsea ayaa shalay guul daro ka soo gaartay kooxda Leicester City oo gool madi ah ku martay taa oo ka dhigneyd guul daradii ugu horreysay xilli ciyaareedka ee ku soo gaarta...
View ArticleRASMI: Inter Milan oo Xaqiijisay inay Ciyaaraha ka joojisay xiddigeeda Radja...
(Milan) 23 Dis 2018. Naadiga Inter Milan ayaa ganaax dul dhigtay xiddigeeda qadka dhexe ee Radja Nainggolan iyadoona ku wargalisay inuusan kooxda u ciyaari doonin kulamada soo socda sababo ay ku...
View ArticleArsenal oo wajaheysa Dhibaato wayn oo dhanka Daafaca ah…(Arag SHAXDA ay ku...
(London) 23 Dis 2018. Arsenal ayaa wajaheysa mashaqo dhanka daafaca ah kulamada fasaxa ee Ciidka gaalada. Nacho Monreal ayaa noqday daaficii ugu dambeeyay ee ku biira liiska dhaawacyada ee kooxda...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 24 Dis 2018. Maalmo yar ayaa naga xiga inuu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo albaabada loo balaqi doono 1-da bisha Janaayo iyadoo uuna xirmi doono 31-da. Waxaan dib u amba qaadi...
View Article“Bartilmaameedka Man United waa ku guuleysiga Champions League iyo inay ku...
(Manchester) 24 Dis 2018. Manchester United ayaa shan gool ku adkaatay kulankii ugu horreeyay tan iyo sidii loo ceyriyay Jose Mourinho isla markaana xilka si ku meel gaar ah loogu dhiibay Ole Gunnar...
View ArticleDEG DEG: Xaalada Dhaawacyada Arsenal oo ka sii dartay….+SAWIRRO
(London) 24 Dis 2018. Xaalada Dhaawacyada Arsenal ayaa ka sii dartay oo waxaa iminkana la shaaciyay in muddo lix usbuuc ah uu garoomada ka maqnaan doono Henrikh Mkhitaryan. Waxaa la aaminsan yahay in...
View ArticleArsenal oo beri Beec Jaban ku heli kartay Daafaca laf-dhabarka u ah Liverpool...
(Engaland) 24 Dis 2018. Liverpool ayaa sare u kac wayn sameysay tan iyo sidii ay ula soo wareegtay daafaca Virgil van Dijk, balse Arsenal ayaa la warinayaa inay iska diiday inay la soo saxiixato...
View ArticleMan United oo si ARXAN DARRO ah ula dhaqantay Jose Mourinho……(Ma Ogtahay in...
(Manchester) 25 Dis 2018. Manchester United ayaa Usbuucii tagay kooxda ka ceyrisay Tababare Jose Mourinho kaddib natiijooyin xumo iyo waliba xiriir aad u liita oo kala dhexeeyay ciyaartoyda intooda...
View ArticleXiddiga Bartilmaameedka u ah Arsenal oo lagu arkay bartanka Magaalada London
(London) 25 Dis 2018. Macalinka Arsenal Unai Emery ayaa suuqa ugu jira sidii uu u heli lahaa daafac dhexe maadaama uu muddo dheer ka maqnaan doono Rob Holding halka Laurent Koscielny uu weli ka...
View Article