Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 25 Dis 2018. Maalmo yar ayaa naga xiga inuu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo albaabada loo balaqi doono 1-da bisha Janaayo iyadoo uuna xirmi doono 31-da.  Waxaan dib u amba qaadi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Xiddigaha Liverpool oo ay FARXAD badan ka muuqatay xilli ay...

(England) 25 Dis 2018. Xiddiga Liverpool ayaa tababar fudud ku qaatay xeradooda Melwood iyagoo wada dhoola caddeynaya maadaama ay u dabaal degayaan inay ku fadhiyaan hogaanka Premier League fasaxa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo isku dayay inuu DAYMO/EEGMO ku qal-qal galiyo...

(Italy) 25 Dis 2018. Cristiano Ronaldo ayaa isku dayay inuu Daymo/Eegmo ku qal-qal galiyo ama cadaadis ku saaro garsoorihii dhex dhexaadinayay ciyaartii dhaweyd ay Juventus goolka madiga ah uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isma dhaanto la is dhaafsanayo…!!!

(Europe) 25 Dis 2018. Chelsea iyo AC Milan ayaa la warinayaa inay gaareen heshiis isdhaafsi ah kaa oo lagu kala badelanayo labada weeraryahan ee Alvaro Morata iyo Gonzalo Higuain marka uu dib u furmo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fernandinho oo WACAD ku maray inuusan Mardambe u ciyaari doonin Xulka...

(Brazil) 25 Dis 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Manchester City Fernandinho ayaa ka dhaartay inuu mardambe u ciyaaro xulkiisa Brazil. Sababta uu ku diiday xulkiisa ayaa ah aflagaado iyo hanjabaaydo ay la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo ku jirta wada hadalo ay RIKOODH ugu dhigeyso Premier...

(England) 26 Dis 2018. Liverpool ayaa ku jirta wada hadalo ay Rikoodh ugu dhigeyso Premier League taa oo ku aadan xayaysiinta ay maaliyada ku sameyso oo waxay xitaa doonayaan inay ka sara maraan Man...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo awalba Dhaawacyo la il darneyd ayaa misane GANAAX ku wayn karta...

(London) 26 Dis 2018. Arsenal ayaa la dhibtooneysa dhaawacyo ay ka qabaan ciyaartoydeeda daafaca intooda badan. Nacho Monreal Hector Bellerin, Rob Holding, Konstantinos Mavropanos iyo Shkodran Mustafi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan ku FARAXSANAHAY in kooxdeydii hore ee Liverpool ay qabato hogaanka...

(England) 26 Dis 2018. Weeraryahanka ay ku tashato Manchester City ee Raheem Sterling ayaa ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay inay hogaanka horyaalka Premier League qabato kooxdiisii hore ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kovacic oo CABSI galiyay Taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu Daaha ka...

(London) 26 Dis 2018. Xiddiga Real Madrid ee amaahda ku jooga Chelsea Mateo Kovacic ayaa cabsi galiyay taageerayaasha Blues kaddib markii uu daaha ka rogay in Eden Hazard uu wax ka waydiiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilaalada Old Trafford oo Baaritaan ugu dhaqaaqay Halyeyga Manchester United...

(Manchester) 26 Dis 2018. Halyeyga Manchester United Wayne Rooney ayaa u soo daawasho tagay ciyaartii dhawaan ay Manchester United ka adkaatay kooxda Huddersfield. Inta aysan bilaaban ciyaarta ilaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Saalax oo GANAAX ku seegi kara kulamada waa Wayn ee Arsenal iyo...

(England) 27 Dis 2018. Taageerayaasha Liverpool ayaa wadnaha farta ku haya kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Maxamed Saalax uu Ganaax ku seegi karo labada kulan ee waa wayn ee Arsenal iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xitaa Daafac dhexe waan ka ciyaari karaa.”.

(London) 27 Dis 2018.  Eden Hazard ayaa laabta u qaboojiyay taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu soo jeediyay in mustaqbalkiisa uu yaalo gegada Stamford Bridge. Xiddiga reer Belguim ayaa dhaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO WAALAN: Maxamed Saalax oo Liverpool ugu GOODIYAY inuu ka tagi doono...

(England) 27 Dis 2018. Warar dhawaan gal ah oo ka imaanaya dalka Israa’iil ayaa tibaaxaya in Maxamed Saalax uu ugu goodiyay Liverpool inuu ka tagi doono haddii ay la soo wareegaan dhaliyaha Yahuudiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 27 Dis 2018. Maalmo yar ayaa naga xiga inuu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo albaabada loo balaqi doono 1-da bisha Janaayo iyadoo uuna xirmi doono 31-da.  Waxaan dib u amba qaadi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Go’aan laga soo saaray Sheekada Maxamed Saalax….(Miyuu ciyaarayaa...

(England) 27 Dis 2018. Maxamed Saalax ayaa lagu soo eedeeyay inuu qiyaanay garsooraha dhex dhexaadinayay ciyaartii ay Liverpool ka adkaatay Newcastle United si rigoore loogu dhigo, iyadoona la soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan ku Faraxsanahay Midakeyga MADOOW.”.- Kalidou Koulibaly oo hadlay kaddib...

(Italy) 27 Dis 2018. Taageerayaasha Inter Milan ayaa bartilmaameedsaday daafaca dhexe ee Napoli Kalidou Koulibaly ciyaartii ay goolka madiga ah xalay uga adkaadeen iyagoona Daanyeer ugu yeerayay...

View Article

Cristiano Ronaldo oo Garab istaagay xiddiga la Midab Takooray ee Kalidou...

(Milano) 27 Dis 2018. Taageerayaasha Inter Milan ayaa foolxumo iyo isir-faqooq kula kacay daafaca Napoli Kalidou Koulibaly kulankii Boxing Day ay xalay Inter ku badisay goolka madiga ah. Kulanka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mar Wuxuu ahaa mid ka mid ah Xiddigaha ugu Mushaarka badan Adduunka iminkana...

(Europe) 27 Dis 2018. Asamoah Gyan ayaa mar ahaa mid ka mid ah xiddigaha ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka balse iminka waa shiid oo shilin ma heysto oo xitaa reerkiisa lama hadlin muddo afar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 28 Dis 2018. Maalmo yar ayaa naga xiga inuu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo albaabada loo balaqi doono 1-da bisha Janaayo iyadoo uuna xirmi doono 31-da.  Waxaan dib u amba qaadi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba waa Xiddiga qadka dhexe ee ugu heysta 5-ta horyaal ee ugu waa Wayn...

(Europe) 28 Dis 2018. Paul Pogba ayaa noqday laacibka ugu heysta qadka dhexe ee shanta horyaal ee ugu waa wayn Yurub ilaa iminka xilli ciyaareedkan. Laacibka reer France ayaa ku lug lahaaday 10-gool...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live