Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Lionel Messi oo Boorka ku reebay Cristiano Ronaldo….+SAWIRRO

(Spain) 18 Dis 2018. Lionel Messi ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta Kobta Dahabka ah ee Laacibka ugu goolasha  badan Yurub, kaddib markii uu xagaagii tagay horyaalka La Liga ku qaada 34-gool. Abaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo Maanta ku dhawaaqeysa Tababaraheeda ku Meel gaarka ah….(Ma ahan...

(Manchester) 19 Dis 2018. Manchester United ayaa shalay albaabka u tilmaamtay macalinkeeda Jose Mourinho kaddib markii uu la yimid natiijo xumo aan la qaadan karin iyo waliba isqab-qabsi joogta ah....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma Filayn waxaan oo dhan, Riyadeydu waxay ahayd oo qura inaan….”.- Lionel Messi

(Spain) 19 Dis 2018. Lionel Messi ayaa shalay la guddoonsiiyay abaal marinta Kobta Dahabka ee Weeraryahanka ugu goolasha badan Yurub kaddib 34-gool uu Xagaagii tagay ku qaaday La Liga. Wuxuu noqday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo ugu dambeyn SUUQA soo dhigay GURIGIISA…..(Imisaa lagu...

(Europe) 19 Dis 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ugu dambeyn suuqa soo dhigay Gurigiisa ku yaala Magaalada Manchester United kaa oo uu deganaan jiray berigii uu u ciyaari jiray Man United. Guriga ka kooban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bale iyo Benzema oo Caawa ka maqnaan kara Real Madrid Semi-Final ka Koobka...

(Abu Dhabi) 19 Dis 2018. Gareth Bale iyo Karim Benzema ayaa dhaawacyo uga maqnaan kara Real Madrid kulanka afar dhammaadka Club World Cup ay ku wajahayaan kooxda reer Japan ee Kashima Antlers. Real...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Ole Gunnar Solskjaer oo loo dhiibay xilka Tababaranimo ee Manchester...

(Manchester) 19 Dis 2018. Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay xilkeeda tababaranimo si ku meel gaar ah ugu sii dhiibtay halyeygeedii hore ee Ole Gunnar Solskjaer . Solskjaer ayaa xilka sii heyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Rikoodhka Tababaranimo ee Macalinka Cusub ee Manchester United waa...

(Manchester) 19 Dis 2018. Manchester United ayaa si ku meel gaar ah xilkeeda Tababaranimo ku aamintay halyeygeedii hore ee Ole Gunnar Solskjaer iyagoona iska indho tirtay rikoodhka sida aadka ah u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo Daanka ka jabay isla markaana Isbital la dhigay kaddib markii uu...

(England) 19 Dis 2018. Manchester United ayaa Shalay Ceyrisay macalinkeeda Jose Mourinho kaddib natiijo xumo ay kooxda ka kaban waysay. Paul Pogba ayaa shaki ku jirin inuu si wayn ugu farxay in kooxda...

View Article


SADDEXLEYDII uu Caawa Bale u dhaliyay Real Madrid oo Micno badan sameysay

(Abu Dhabi) 19 Dis 2018. Real Madrid ayaa 3-1 uga adkaatay kooxda reer Japan ee Kashima Antlers Wareega Afar dhammaadka Koobka Kooxaha Adduunka. Saddexda Gool ee Los Blancos waxaa caawa u wada saxiixay...

View Article


Kaddib Guushii Caawa, Real Madrid waa BOQORKA Koobka Kooxaha Adduunka….(Sidee??)

(Madrid) 19 Dis 2018. Real Madrid ayaa noqotay Boqorka Koobka Kooxaha Adduunka Kaddib guushii ay caawa ka gaartay Kashima Antlers Semi-Final ka tartanka. Los Blancos ayaa ku adkaatay Saddex gool uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ozil oo Xitaa Keydka laga waayay kulanka wayn ay Caawa Arsenal la yeelaneyso...

(London) 19 Dis 2018. Mesut Ozil ayaa xitaa keydka laga waayay ciyaarta kulul ee iminka dhex mareysa kooxaha Arsenal iyo Tottenham sideed dhammaadka tartanka Carabao Cup. Tababaraha Cusub ee Arsenal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tottenham oo ka aargudatay Arsenal isla markaana ka ciribtirtay tartanka...

(London) 19 Dis 2018. Tottenaham ayaa ka aargudatay Arsenal kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0 isla markaana ay ka ciribtirtay tartanka Carabao Cup halka uu Eden Hazard uu Semi-final ka lugtiisa ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka Semi-Final ka Carabao Cup oo la sameeyay….(Chelsea iyo Tottenham...

(England) 20 Dis 2018. Waxaa la soo saaray isku aadka Afar dhammaadka Koobka Carabao Cup iyadoo uu meesha ka dhashay kulanka loo yaqaano Derby London oo waxaa qoorta la isku galiyay Chelsea iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lingard oo noqday laacibkii ugu horreeyay Man United ee Fariin u dira Jose...

(Manchester) 20 Dis 2018. Manchester United ayaa Talaadadii ceyrisay tababare Jose Mourinho kaddib markii ay kooxdu u dulqaadan waysay natiijooyin xumo dhalisay inay 11-dhibcood u jirsadaan kaalinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mourinho oo Saacado yar ka hor intaan la CEYRIN ogaaday labo XIDDIG oo waa...

(Manchester) 20 Dis 2018. Manchester United ayaa Ceyrisay Jose Mourinho talaadadii, kaddib natiijo xumi ay ugu dambeysay guul daradii 3-1 ay kala kulmeen kooxda ay sida wayn u coltamaan ee Liverpool....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heung-Min Son oo looga yeeray Dalkiisa isagoon seegi doona kulamo Muhiim u ah...

(London) 20 Dis 2018. Tottenham ayaa waayi doonta adeega dhaliyaheeda Heung-Min Son muddo saddex kulan ah kaddib markii looga yeeray xulka qarankiisa South Korea oo ka qeyb galaya Asian Cup. Spurs ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo waa inuu 4-gool ku dhaliyaa Saddexda kulan ee soo socota...

(Europe) 20 Dis 2018. Cristiano Ronaldo ayaa looga fadhiyaa inuu saddexda kulan ee soo socota ku dhaliyo 4-gool haddii kale waxaa soo afjarmi doonta sheekadiisii taxanaha soo ahayd Todobadii sano ee la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BAL EEG: Sida ay u muuqan doonto SHAXDA Man United kaddib Jose Mourinho….(BAS...

(Manchester) 20 Dis 2018. Manchester United ayaa talaadadii iska ceyrisay tababare Jose Mourinho iyadoona xilka si ku meel gaar ah ugu dhiibatay halyeygoodii hore ee Ole Gunnar Solskjaer. Mourinho ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xiriirka FA oo GANAAX dul dhigay kooxaha Arsenal iyo Tottenham

(London) 20 Dis 2018. Xiriirka FA ee dalka Ingiriiska ayaa Ganaax dul dhigay kooxaha ka wada dhisan magaalada London ee Arsenal iyo Tottenham kaddib markii ay ciyaartoydoodu xakameyn waayeen. Sheekada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Barcelona oo gacanta ku dhigtay Jeison Murillo

(Spain) 20 Dis 2018. Kooxda Barcelona ayaa gacanta ku soo dhigtay Daafaca reer Colombia ee kooxda Valencia Jeison Murillo. Camaaliqada reer Spain ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay Murillo kaa oo...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live