(Jeddah) 15 Jan 2019. Camaaliqada reer Talyaani ee Juventus iyo AC Milan ayaa gaaray dalka Sacuudiga halkaa oo ay berito ku ciyaari doonaan Italian Super Cup.
Kulanka ayaa ka dhici doona King Abdullah Sports City Stadium ee magaalada Jeddah.
Haddaba DAAWO SAWIRRO xiddigaha labada koox oo gaaray Sacuudiga ka hor kulankooda berito:
MILAN:
Gool FM.