SAWIRRO: Manchester United oo dib ugu soo laabatay Ingiriiska xilli la...
(England) 11 Jan 2019. Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay Ingiriiska kaddib tababar iyo qoraxeysi oo ay maalimihii la soo dhaafay ku joogtay Dubai. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Red Devils...
View ArticleKooxda Sanadka EE UEFA oo lagu dhawaaqay, Xiddigo waa wayn oo Safka laga...
(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa la soo saaray kooxda Sanadka ee UEFA 2018 iyadoo codka ugu badan uu helay Luca Modric halka safka laga cunay Neymar, Maxamed Saalax iyo Harry Kane. Real Madrid ayaa...
View ArticleRASMI: 5-sano kaddib Cesc Fabregas oo ka tagay Chelsea….(Laacibka oo durba ka...
(England) 11 Jan 2019. Xiddiga qadka dhexe Chelsea Cesc Fabregas ayaa ku biiray kooxda reer France ee Monaco isagoona qalinka ugu duugay heshiis saddex sano iyo bar ah. 31-jirka reer Spain ayaa kabtan...
View ArticleKaddib markii lagu dhawaaqay kooxda Sanadka ee UEFA….(Ogoow waxa ay uga...
(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa dhawaan lagu dhawaaqay kooxda sanadka ee UEFA iyadoona micno wayn u sameysay kooxaha tunka wayn ee Real Madrid iyo Barcelona. Los Blancos ayaa xiddigaha ugu badan ku leh...
View ArticleBAL EEG: Manchester United oo SHAXDEEDA ugu fiican ku soo galeysa kulanka...
(England) 11 Jan 2019. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa axada mari doona tijaabadiisii ugu adkeyd tan iyo sidii uu xilka ugu qabtay Manchester United marka ay Wembley ku wajahayaan kooxda Tottenham...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 12 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View ArticleMaxay ka dhigan tahay in Virgil van Dijk uu ku guuleysto laacibka BISHA ee...
(England) 12 Jan 2019. Daafaca Liverpool Virgil van Dijk ayaa ku guuleystay abaal marinta laacibka Bisha December ee Premier League. Daafaca reer Holland ayaa bishii la soo dhaafay 7-kulan u saftay...
View ArticleSAWIRRO: Lambarkee loo xiray Cesc Faregas
(England) 11 Jan 2019. Xiddiga qadka dhexe Chelsea Cesc Fabregas ayaa ku biiray kooxda reer France ee Monaco isagoona qalinka ugu duugay heshiis saddex sano iyo bar ah. 31-jirka oo dib ula midoobay...
View ArticleFerguson oo markale Tababarka kula soo biiray Man United ka hor kulanka...
(Manchester) 12 Jan 2019. Sir Alex Ferguson ayaa markale tababarka kula soo biiray Manchester United ka hor kualnkooda berito ee Tottenham si uu u dhiiro galiyo. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Ole...
View Article“Ha Murugoon ILAAH ayaa nala jira”.- Ozil oo Afka Furtay kaddib markii Keydka...
(London) 12 Jan 2019. Tababare Emery ayaa markale keydka u dhaa-dhiciyay Mesut Ozil ciyaartii dhawaan ay guul darada kala kulmeen West Ham oo gool madi ah ku martay taa oo ka yaabisay dad badan. Kubbad...
View ArticleGoolkii uu Rashford ka dhaliyay Tottenham oo Baal DAHABI ah u galay….(Muxuu...
(England) 13 Jan 2019. Manchester United ayaa guul naf lacaari ah ka gaartay kooxda Tottenham oo ay ku martay gool caato ah. Xiddig yaraha reer England Marcos Rashford ayaa dhaliyay goolka madiga ah ay...
View Article8-dhibcood ayay Manchester United ka dambeysay Arsenal markii uu xilka u...
(England) 13 Jan 2019. Manchester United ayaa guul mihiim ah ka gaartay kooxda Tottenham kaddib markii ay gool madi ah kaga adkaatay Tottenham oo ay marti u ahaayeen. Kulanku wuxuu ahaa tijaabadii ugu...
View ArticleLionel Messi oo TAARIIKH aan cidi uga horreyn ka dhigay La Liga balse weli...
(Spain) 13 Jan 2019. Lionel Messi ayaa horyaalka Spain ee La Liga ka dhigay Taariikh aan cidi uga horreyn kaddib goolkii uu ka dhaliyay Eibar ciyaartii ay dhawaan 3-0 uga adkaadeen. Suarez ayaa labo...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 14 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View ArticleSafka ay Caawa ku soo gali karto Manchester City iyo waliba Saacada la daawan...
(Manchester) 14 Jan 2019. Manchester City oo Maanka ku heysa in Liverpool ay guul gaartay ayaa caawa mininkeeda Etihad Stadium ku marti galin doonta kooxda Wolverhampton Wanderers. Guardiola iyo...
View ArticleTan iyo sidii loo Ceyriyay Jose Mourinho, ma jiro Laacib ka ciyaara Premier...
(Manchester) 14 Jan 2019. Tan iyo sidii kooxda Manchester United looga ceyriyay Jose Mourinho isla markaana xilka si ku meel gaar ah loogu dhiibay Ole Gunnar Solskjær ma jiro laacib ka ciyaara Premier...
View ArticleDybala oo la hor-dhigay inuu kala Doorto xiddiga ay isku XULKA yihiin ee...
(Europe) 14 Jan 2019. Paulo Dybala ayaa la hor dhigay inuu kala doorto Xiddiga ay isku xulka yihiin ee Lionel Messi iyo kan ay isku kooxda yihiin ee Cristiano Ronaldo. Dooda ah keebaa fiican kabtanka...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 15 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View ArticleSAWIRRO: Juventus iyo Milan oo gaaray dalka Sacuudiga ka hor kulankooda...
(Jeddah) 15 Jan 2019. Camaaliqada reer Talyaani ee Juventus iyo AC Milan ayaa gaaray dalka Sacuudiga halkaa oo ay berito ku ciyaari doonaan Italian Super Cup. Kulanka ayaa ka dhici doona King Abdullah...
View ArticleDEG DEG: Chelsea oo Wajaheysa Ganaax laga saari doono Garoonka….(Maxaa dhacay?)
(Europe) 15 Jan 2019. Chelsea ayaa wajaheysa ganaax laga saaro garoonka kaddib markii ay UEFA furtay baaritaano dacwad ka dhan ah kooxda reer England. Taageerayaasha Blues ayaa wajahaya in ganaax laga...
View Article