Liverpool oo la timid MAR-MARSIYO YAAB LEH kaddib guul daradii Man City iyo...
(England) 08 Jan 2019. Liverpool ayaa la timid mar-marsiiyo la yaab leh kaddib guul daradii 2-1 ay kala kulmeen kooxda tartanka xoogan ku heysa ee Manchester City, Tababare Pep Guardiola ayaana si wayn...
View ArticleSAFAFKA RASMIGA ah ee Tottenham vs Chelsea…..(Lugta hore ee Semi-Final ka...
(England) 08 Jan 2019. Tottenham ayaa Wembley ku marti qaadeysa Chelsea daqiiqado yar kaddib lugta hore ee afar dhammaadka Carabao Cup. Labada koox ayaa ku soo galay safaf xoogan. Haddaba eeg Safafka...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 09 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View ArticleEEG: Kooxda Sanadka ee Qaarada Afrika oo la soo saaray….(Malala bar-bardhigi...
(Africa) 09 Jan 2019. Waxaa lagu dhawaaqay laacibka Sanadka ee Africa iyadoo uu sanadkii labaad oo xiriir ah la tagay Maxamed Saalax waxaana labaad ku soo baxay saaxiibkii Sadio Mane. Sidoo kale waxaa...
View ArticleDAAWO: Hazard oo ku XANAAQAY mid ka mid ah xiddigaha Chelsea kaddib guul...
(London) 09 Jan 2019. Chelsea ayaa guul darro muran badan dhalisay xalay kala kulantay Tottenham lugta hore ee Semi-final ka Carabao Cup. Goolka madiga ah ay Spurs kaga adkaatay Blues ayaa ahaa Rigoore...
View ArticleChelsea oo SAACADAHA soo socda Dhammeystireysa Saxiixa Weeraryahan Cusub iyo...
(London) 09 Jan 2019. Chelsea ayaa saacadaha soo socda Dhammeystiri karta Saxiixeedii labaad ee Suuqan Janaayo. Blues ayaa la soo wareegtay Christian Pulisic iyadoona durbadii dib ugu celisay Dortmund...
View ArticleEEG: Sida ay u muuqan karto SHAXDA Chelsea marka uu xirmo suuqa kala iibsiga...
(London) 09 Jan 2019. Tababare Maurizio Sarri ayaa durba Suuqa bisha Janaayo la soo wareegay Christian Pulisic oo uu adduun dhan 58-milyan kaga soo iibsaday kooxda Dortmund, wuxuuna iminka rajeynayaa...
View ArticleEEG SAWIRKA: Arsenal oo dib Tababarka ugu soo dhaweysay 6-xiddig oo waa Wayn
(London) 09 Jan 2019. Arsenal ayaa aqbaar fiican helaysa ka hor kulankeeda Derby London ee kooxda West Ham kaddib markii ay tababarka buuxa dib ugu soo laabteen lix xiddig oo ka mid ah safka hore ee...
View ArticleManchester United oo qarka u saaran saxiixeedii ugu horreeyay ee suuqa Bishan...
(Europe) 09 Jan 2019. Manchester United ayaa la warinayaa inay qarka u saaran tahay saxiixeedii ugu horreeyay ee suuqa bishan Janaayo kaddib markii la sheegay inay ku dhowdahay inay gacanta ku soo...
View ArticleDAAWO: Gabriel Jesus oo dhaliyay 4-gool xilli ay Manchester City 9-gool ku...
(England) 10 Jan 2019. Manchester City ayaa 9-0 ku xasuuqday kooxda yar ee Burton Albion lugta hore hore ee Afar dhammaadka Carabao Cup. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 4-0. City ayaa...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 10 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View ArticleGuardiola ayaa si uu u SABARSIIYO Macalinkii uu sida Xun Xalay u Xasuuqay u...
(England) 10 Jan 2019. Manchester City ayaa xalay 9-0 ku bahdishay kooxda Burton lugta hore ee afar dhammaadka Carabao Cup. Tababare Pep Guardiola ayaa si uu u sabarsiiyo macalilnkii uu Xasuuqa u...
View ArticleWEERARYAHAN mise DAAFAC: Sergio Ramos oo Xalay dhaliyay goolkiisii 100-aad
(Madrid) 10 Jan 2019. Sergio Ramos ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 100-aad ee waayihiisa ciyaareed kaddib rigooradii uu u dhaliyay Real Madrid ciyaartii xalay ay 3-0 uga adkaadeen Leganes Copa del Rey....
View ArticleCiyaartoyda Manchester United oo sugi la’ kulanka Axada ee Tottenham waayo…!!!
(Manchester) 10 Jan 2019. Ciyaartoyda Machester United ayaa sugi la’ kulanka axada ay Wembley kula yeelan doonaan Tottenham tartanka Premier League si ay Spurs u tusiyaan sida ay kooxdoodu isku...
View ArticleMaxaa ka jira in Neymar uu dib ugu laabanayo Barcelona??? (Macalinka PSG oo...
(Europe) 10 Jan 2019. Macalinka PSG Thomas Tuchel ayaa ka hadlay wararka sheegaya in laacibkiisa reer Brazil ee Neymar uu ka horyimid horyaalka Faransiiska ee aan tartanka badan lahayn sidaa darteed uu...
View ArticleGonzalo Higuain Walaalkii ahna Wakiilkiisa oo soo gaaray London…(Maxaa soo...
(London) 10 Jan 2019. Wakiilka Gonzalo Higuain ayaa iminka ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska iyadoo ay Chelsea ku rajo wayn tahay inay soo afjarto heshiiska amaahda ah ay ku soo qaadaneyso...
View Article5-Xiddig oo ka tirsan Safka hore ee Mancehster United oo UUR loo...
(Manchester) 10 Jan 2019. Shan Laacib oo ka tirsan safka hore ee Mancehster United ayaa UUR loo leeyahay iyagoona filanaya in sanadkan gudihiisa ay Ubad helaan. Red Devils ayaa qaab ciyaareed fiican ku...
View Article“Waan HURDEYNAY/JIIFNAY qeybta hore ee Ciyaarta iyaguna waa naga...
(Spain) 11 Jan 2019. Barcelona ayaa xalay guul darro kala kulantay kooxda Levanta lugta hore ee wareega 16-ka Copa del Rey kaddib markii lagu maray 2-1. Sergio Busquets oo ka hadlay guul darrada soo...
View ArticleAlisson ma ahan oo kaliya Goolhayaha ugu fiican Premier League ee sidoo kale...
(Europe) 11 Jan 2019. Goolhayaha Liverpool ee Alisson ma ahan oo kaliya inuu yahay goolhayaha ugu shidan Premier League ee ku darso waa Boqorka Goolhayayaasha ee shanta horyaal ee ugu waa wayn Yurub...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View Article