(Europe) 11 Jan 2019. Waxaa la soo saaray kooxda Sanadka ee UEFA 2018 iyadoo codka ugu badan uu helay Luca Modric halka safka laga cunay Neymar, Maxamed Saalax iyo Harry Kane.
Real Madrid ayaa xiddigaha ugu badan ku leh kooxda sanadka oo waxaa ugu jira Modric, Sergio Ramos, Raphael Varane iyo Marcelo.
Chelsea iyo Barcelona ayaa sidoo kale min labo laacib ku leh.
Haddaba EEG SHAXDA kooxda Sanadka UEFA ee 2018.
Gool FM.