Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Arsenal oo lagu wado in Saacadaha na soo aadan ay ku dhawaaqdo Saxiix Wayn…..(Waa kuma?)

$
0
0

(Europe) 29 Jan 2019. Warsidayaasha Caanka ah ee Esports COPE iyo Mundo Deportivo ayaa labaduba sheegay in Denis Suarez uu ogolaaday inuu cusbooneysiiyo Heshiiskiisa Barcelona isla markaana gaarsiiyo ilaa 2021.

Laacibka qadka dhexe ayaa intaa kaddib heshiis amaah ah oo inta ka harsan kal ciyaareedka ugu biiraya kooxda Arsenal kaa oo leh dooqa ay Gunners si joogta ah ugu iibsan karto.

Wararka ayaa intaa ku daraya in kooxda reer London ay heshiiska soo afjari karto Saacadaha soo socda.

Image result for Denis Suarez Arsenal Shirt

Go’aanka Barcelona ee ah inaysan dooq khasab ah ku darin heshiiska Siarez ayaa dhiiro galin wayn u ah Arsenal iyo tababaraheeda Emery.

Emery ayaa shalay qiray in Arsenal ay la soo saxiixan karto labo laacib ka hor inta uusan suuqa xirmin khamiista.

“Waxaan eeganeynaa labo ciyaaryahan oo kala duwan iyo suuro galnimada ay ku imaan karaan,” Tababaraha ayaa sidaa yiri.

“Haddii aysan kooxda u imaaneyn inay na caawiyaan sida aan ka dooneyno , waan doorbidayaa inaysanba noo imaan.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles