Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gonzalo Higuain oo Caawa kulankiisii ugu horreeyay u safanaya Chelsea…..(Eeg...

(London) 27 Jan 2019. Saxiixa Cusub ee Chelsea Gonzalo Higuain ayaa caawa kulankiisii ugu horreeyay u safanaya Blues marka ay wajahayaan Sheffield Wednesday wareega afaraad ee FA Cup. Laacibka reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alvaro Morata oo MAANTA Tijaabada Caafimaad u maraya…….

(Europe) 26 Jan 2019. Dhaliyaha reer Spain ee kooxda Chelsea Alvaro Morata ayaa lagu wadaa inuu Maanta Tijaabada Caafimaad u maro kooxda Atletico Madrid ee ka ciyaarta La Liga. Sida lagu sheegay ilo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RIGOORADA miyay isku qabsadeen?….(Willian oo Daaha ka Rogay Wixii Xalay dhex...

(London) 28 Jan 2019. Waxaa baraha Bulshada ka soo muuqday Sawirro u muuqda in Willian iyo Saxiixa Cusub ee Chelsea Gonzalo Higuain ay ku doodayaan cidda tuureysa Rigoore loo dhigay Blues ciyaartii ay...

View Article

“Waxaan ahay No.9, laakiin waxaan leeyahay Ruuxda No.10”.- Karim Benzema

(Madrid) 28 Jan 2019. Real Madrid ayaa xalay Ciyaar xiiso lahayd 4-2 uga adkaatay kooxda Espanyol kulan qeyb ka ahaa horyaalka La Liga. Xiddiga ciyaarta waxaa ahaa Karim Benzema oo goolna dhaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Xulka Soomaaliya iyo Eritrea oo ku ciyaaraya Muqdisho…..(Goorma????)

(Muqdisho) 28 Jan 2019. Xiriirka Kubbada cagta dalka Eritrea ayaa ka soo jawaabay Codsi ka soo gaaray dhigiisa Soomaaliya kaa oo ku aadan Kulan Saaxiibtinimo ay ku yeelanayaan Muqdisho, isagoona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Goorta la ciyaarayo Somali Super Cup oo la shaaciyay….(GoolFM oo...

(Muqdisho) 28 Jan 2019. Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliya ayaa si Rasmi ah u shaaciyay goorta la ciyaarayo Ciyaarta kala baxa ah ee Super Cup Somalia kaa oo dhex mari doona Dekadda iyo Banaadir SC oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bale oo BOQOLKA xiray

(Madrid) 28 Jan 2019. Gareth Bale ayaa xalay Real Madrid u dhaliyay goolkiisii Boqolaad ciyaartii ay 4-2 uga adkaadeen naadiga Espanyol. 14-ka bishii September 2014, Gareth Bale ayaa kulankiisii ugu...

View Article

Maxamed Saalax, Mane iyo Xiddigaha kale ee MUSLIMIINTA ah Dartood oo dib...

(Europe) 28 Jan 2019. Koobka Qaramada Afrika ayaa dib loo dhigay lix Maalmood sababo la xiriira Ciyaartoyda Muslmiinta ah dartooda si ay u helaan waqti ay ku nastaan kaddib bisha Barakeysan ee...

View Article


DEG DEG: Chelsea iyo Manchester United oo qoorta la isku galiyay…..(Arag isku...

(England) 28 Jan 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup iyadoona qoorta la isku galiyay kooxaha waa wayn ee Chelsea iyo Manchester United. Blues ayaa marti galin doonta Red Devils...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Manchester United vs Burnley

(England) 29 Jan 2018. Manchester United ayaa isha ku heysa Caawa inay gaarto guushii 7-aad oo xiriir ah horyaalka Premier League marka ay Old Trafford ku marti galineyso kooxda Burnley. Wararka Labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Newcastle United vs Manchester City

(England) 29 Jan 2019. Manchester City ayaa marti u ah Newcastle United xilli ay eeganayaan guushoodii shanaad oo xiriir ah Premier League iyo sidii ay u soo jari lahaayeen fariqiga dhibcaha ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Arsenal vs Cardiff City

(London) 29 Jan 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa soo dhaweyn doonta caawa naadiga Cardiff City kulan ka tirsan kuwa 24-aad ee horyaalka Premier League. Gunners ayaa doonaysa inay wadada guusha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo Beri oo Qura ayaa ka harsan Suuqa kala iibsiga…..(Ka Bogo Wararkii ugu...

(Europe) 29 Jan 2019. Suuqa kala iibisiga ciyaartoyda ayaa waxaa ka harsan labo maalmood oo qura maadaama uu xiramayo 31-da bisha. Haddaba waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu...

View Article


Liverpool oo Khatar ugu jirta inay habeen dambe wayso Daafaceeda Birta ah ee...

(England) 29 Jan 2019. Virgil van Dijk ayaa la dagaalaya waqtiga si uu taam ugu noqdo kulanka habeen dambe ay Liverpool ku wajaheyso Leicester City tartanka Premier League. Daafaca reer Holland ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Morata oo Durba Tababarka la bilaabay Atletico Madrid isagoona...

(Madrid) 29 Jan 2019. Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa heshiis amaah ah 18-bilood ugu biiray kooxda Atletico Madrid oo uu durba Tababarka la bilaabay. Wiilka reer Spain ayaa loo xiray Labarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha Man United Solskjaer oo wajahaya Tijaabadii ugu darneyd….(Arag...

(England) 29 Jan 2019. Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa wajahaya Tijaabadii ugu adkeyd kaddib markii la soo saaray kulamo Waali ah oo isugu xiga. Macalinka ku meel gaarka ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo lagu wado in Saacadaha na soo aadan ay ku dhawaaqdo Saxiix...

(Europe) 29 Jan 2019. Warsidayaasha Caanka ah ee Esports COPE iyo Mundo Deportivo ayaa labaduba sheegay in Denis Suarez uu ogolaaday inuu cusbooneysiiyo Heshiiskiisa Barcelona isla markaana gaarsiiyo...

View Article


Solskjaer oo CAAWA sameyn doona TAARIIKH aan Ebid horey uga dhicin Premier...

(England) 29 Jan 2018. Manchester United ayaa isha ku heysa Caawa inay gaarto guushii 7-aad oo xiriir ah horyaalka Premier League marka ay Old Trafford ku marti galineyso kooxda Burnley. Haddii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacib SOOMAALIYEED oo SABAB u noqday in Xulka Qatar uu markii ugu horreysay...

(Asia) 29 Jan 2019. Xulka Qatar ayaa isa soo taagay Ciyaarta kama dambeysta ah ee Asian Cup iyadoo uu midaa ka caawiyay Wiilka Soomaaliyeed ee lagu Magacaabo Akram Hassan Afif. Cafiif ayaa ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Darbadii Koowaad ayuuba ku dhaliyay Goolkiisii ugu horreeyay.”.-...

(Italy) 29 Jan 2019. Weeraryahanka Cusub ee AC Milan Krzysztof Piatek ayaa ka yaabsaday Taageerayaasha kooxda kaddib markii uu goolkiisii koowaad ku dhaliyay Darbadii ugu horreysay uu goolka la...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live