Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: AFC Bournemouth vs Chelsea

(England) 30 Jan 2019. Kooxda Chelsea  ayaa booqanaysa caawa naadiga AFC Bournemouth kulan ka tirsan kuwa 24-aad ee horyaalka Premier League. Wararka Labada dhinac:- Saxiixa cusub ee Bournemouth ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Liverpool vs Leicester City……..(Reds oo heysata fursad ay hogaanka...

(England) 30 Jan 2019. Liverpool ayaa marti galineysa kooxda Leicester City iyagoo maanka ku haya inay xalay afka ciida loo daray kooxdii salka ku soo heysay ee Man City sidaa darteedna ay hogaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu Dambeeyay……(Suuqa oo Beri Xirmaya)

(Europe) 30 Jan 2019. Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda ayaa xirmi doona berito. Goolfm.net ayaa berito si Live ah idin kugu soo gudbin doonta wararkii ugu dambeeyay ee Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo Cabsi wayn galiyay Manchester United xilli ay kooxdu wajihi doonto...

(Manchester) 30 Jan 2019. Paul Pogba ayaa cabsi wayn ku abuuray kooxdiisa Manchester United xilli ay kooxdu wajaheyso bishii ugu adkeyd kal ciyaareedkan. Xiddiga reer France ayaa aad u dhutinayay mar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DE DEG: Dekadda oo ku dur-durisay Muqdisho City Club kuna guuleysatay Somali...

(Muqdisho) 30 Jan 2019. Dekadda ayaa si sahlan Super Cup Somalia uga qaaday dhigeeda Muqdisho City Club Ex Banadir Sports Club kaddib markii ay ku garaacday 3-0. Qeybta hore ee Ciyaarta ayaa lagu kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma ogtahay in Higuain uu FARANSIIS yahay??? (5-waxyaabood oo aadan ka...

(London) 30 Jan 2019. Chelsea ayaa caawa u martin doonta AFC Bournemouth xilli lagu wado in weeraryahankooda Cusub ee Gonzalo Higuain uu safto kulankiisii ugu horreeyay ee Premier League. Blues ayaa...

View Article

Arsenal oo Gacanta ku soo dhigtay Xiddiga Barcelona ee Suarez

(London) 30 Jan 2019. Arsenal ayaa dhammeystirtay Saxiixeedii ugu horreeyay suuqa Janaayo kaddib markii ay dhammeystirtay Heshiiska amaahda ay Barcelona uga soo qaadaneyso Denis Suarez. Gunners ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Bal Garsooraha waydiiya Sababta uu noogu dhigi waayay Rigooradan Cad.”

(England) 31 Jan 2019. Tababare Jurgen Klopp ayaa furka ku tuuray Garsoore Martin Atkinson kaddib markii uu kooxdiisa u dhigi waayay wax uu ku sheegay Rigoore cad ciyaartii xalay ay bar baraha 1-1 la...

View Article


Marouane Fellaini oo Boorsooyinkiisa xir-xirtay isagoona u duulay………….

(England) 31 Jan 2019. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ayaa Caawa xirmaya, waxaana din soo gudbin donaa dhamman saxiixyada ay sameeyaan kooxaha ugu waa wayn Yurub. Marouane Fellaini ayaa soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Arsenal oo dhammeystirtay Saxiixa Suarez iyo laacibka oo Kulankiisii...

(London) 31 Jan 2019. Arsenal ayaa ku dhawaaqday Saxiixeedii ugu horreeyay suuqa Janaayo kaddib markii ay dhammeystirtay Heshiiska amaahda ay Barcelona uga soo qaadaneyso Denis Suarez. Gunners ayaa...

View Article

Sarri oo Shaqaalaha kooxda bannaanka isaga saaray isagoona Qolka hal...

(England) 31 Jan 2019. Tababare Maurizio Sarri ayaa shaqaalaha kooxda bannaanka isaga saaray isagoona hal saac qol iskula xiray xiddigaha kooxda kaddib guul daradii lama filaanka ahayd ee xalay ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Manchester United oo heshiis Cusub ka saxiixatay Anthony...

(England) 31 Jan 2019.  Manchester United ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay inay heshiis Cusub ka saxiixato Weeraryahankeeda Anthony Martial. Qandaraaska Cusub uu laacibka reer France la galay Red Devils...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Saxiixa Cusub ee Arsenal oo durba Tababarka bilaabay laakiin……..

(London) 31 Jan 2019. Saxiixa Cusub ee Arsenal Denis Suarez ayaa durba bilaabay Tababarka Cusub ee kooxdiisa. Laakiin Laacibka reer Spain ayaa tababarka qaadanayay kaligiis iyadoo ayna suuro gal tahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Newcastle United oo Lacagihii ugu badnaa Taariikhda ku soo iibsatay...

(England) 31 Jan 2019. Newcastle United ayaa lacagihii ugu badnaa Taariikhda kooxda 20.5 milyan ku soo iibsatay xiddiga Atlanta United ee Miguel Almiron. Laacibka qadka dhexe weerarka ee reer Paraguay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyay Ilaaween Colaada wayn ee ka dhaxeysa kooxahooda Man United iyo...

(England) 31 Jan 2019. Paul Pogba iyo Maxamed Saalax waxaa la arkaa inay yihiin xiddigaha hormuudka u ah labada koox ee ugu tunka wayn Ingiriiska balse xifaaltankooda dhinac ayay iska dhigeen maanta oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Barcelona oo gacanta ku soo dhigtay Emerson

(Spain) 31 Jan 2019. Naadiga Barcelona ayaa la soo wareegtay xiddiga reer Brazil ee kooxdax Atlético Mineiro Emerson. Atletico iyo Barca ayaa ku heshiiyay in Emerson uu soo cago dhigan doono gegada Nou...

View Article

RASMI: Maalinka iyo Saacada la ciyaari doono kulanka Chelsea vs Manchester...

(England) 31 Jan 2019. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay waqtiga ay ciyaari doonaan kooxaha Chelsea iyo Manchester United wareega 5-aad ee FA Cup. Blues ayaa ka soo talaabsatay Sheffield Wednesday halka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa yimid yaase ka tagay 6-da koox ee ugu waa wayn Premier League????

(England) 01 Feb 2019. Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo ayaa xalay Xirmay iyadoo maalinkii ugu dambeeyay ee Deadline Day aysan dhaq-dhaqaaq xoogan sameyn kooxaha ugu waa wayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saxiixyadii ugu Waa waynaa ee ka dhacay YURUB Suuqa bisha Janaayo…..+SAWIRRO

(Europe) 01 Feb 2019. Waxaa xalay xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo iyadoo ay kooxaha qaar ka macaasheen halka kuwan aysanba talaabo qaadin. Haddaba ka bogo saxiixyadii ugu...

View Article

RASMI: Isku Aadka Koobka Wayn ee Chan Cup oo la soo saaray….(Yaa lagu beegay...

(Afrika) 01 Feb 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka tartanka Chan Cup oo ay is reeb reebkiisa ka qeyb qaadanayaan 49 wadan oo qaaradda Afrika ah. Sida sharciga ah tartankan waxaa loo ogoleyn xiddigaha...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live