SAWIRRO: AC Milan oo soo bandhigtay Saxiixeeda Cusub ee Piatek….(Lambarkee la...
(Milan) 24 Jan 2019. AC Milan ayaa si rasmi ah Saxaafadda ugu soo bandhigtay Krzysztof Piatek kaa oo ay Genoa kaga soo iibsatay adduun dhan 35-milyan oo lagu dari doono lacago Bareemiyo ah. 23-jirka...
View ArticleSAWIRRO: Xiddigaha Man United oo Tareen ugu safray London ka hor kulankooda...
(England) 24 Jan 2019. Xiddigaha Manchester United ayaa Tareen ugu safray Magaalada London ka hor kulankooda habeen dambe ee Arsenal wareega 4-aad ee tartanka ugu Qadiimsan England ee FA Cup. David De...
View ArticleHiguain Lambarka 9-aad ee Chelsea maka saari doonaa Habaarka heysta….. (Yaa...
(London) 24 Jan 2019. Kooxda Chelsea ayaa la soo wareegtay Weeraryahanka reer Argentina ee Gonzalo Higuain kaasoo heshiis amaah ah oo inta ka harsan xilli ciyaareedkan ku joogi doona gegada Stamford...
View ArticleChelsea oo u soo baxday Final ka Carabao-Cup kaddib ciyaar xiiso iyo Xamaasad...
(London) 24 Jan 2019. Chelsea ayaa ciyaar ay u qalantay ugu soo baxday Final ka Carabao-Cup kaddib markii ay Rigoorayaal 4-2 uga adkaatay kooxda Tottenham. Blues ayaa waqtigii loogu tala galay ciyaarta...
View ArticleRASMI: Isku aadka heerka Group-yada Copa America oo la sameeyey… (Yay ku...
(Rio de Janeiro) 25 Jan 2019. Waxaa la sameeyey isku aadka heerka Group-yada Copa America 2019, iyadoo xulka marti gelinaya koobkan ee Brazil uu galay group fudud tartanka sanadkan, waxaana uu Group A...
View ArticleHORDHAC: Arsenal vs Manchester United
(England) 25 Jan 2019. Arsenal ayaa mininkeeda ku marti galin doonta kooxda ay sida wayn u xifaaltamaan ee Manchester United wareega 4-aad ee FA Cup. Wararka Labada Dhinac: Arsenal waxaa ka maqnaan...
View ArticleMAN CITY vs CHELSEA: Ogoow Maalinta, Saacada iyo Goobta lagu ciyaarayo...
(England) 25 Jan 2019. Chelsea iyo Manchester City ayaa isa soo taagay Ciyaarta kama dambeysta ah ee Carabao Cup. Blues ayaa xalay ciyaar xiiso xamaasad badneyd Rigoorayaal 4-2 uga soo adkaatay naadiga...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 25 Jan 2019. Waxaa dib u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaa oo tixnaan doona ilaa 31-da bishan. Haddaba waxaan sii anba qaadi doonaa inaan subax kasta idin soo gudbino wararkii ugu...
View ArticleARSENAL vs MAN UNITED: Ka hor kulankooda Caawa, ma Ogtahay inay yihiin Labada...
(England) 25 Jan 2019. Arsenal ayaa caawa Emirates Stadium ku marti galineysa naadiga Manchester United wareega 4-aad ee FA Cup. Haddaba ka hor kulankooda caawa, Ogoow aqrista labadan kooxood waa...
View ArticleMessi oo soo diray FARIIN Damqasho leh kaddib Markii ay Boolisku joojiyeen...
(Europe) 25 Jan 2019. Booliskii iyo Kabtanada badda ee ku howlanaa sidii NOLOL ama GEERI loogu heli lahaa Saxiixa Cusub ee Cardiff Emiliano Sala ayaa gabi ahaan joojiyay howshii baaritaanada iyagoona...
View Article“Wuu soo laabtay BOQORKA/THE KING IS BACK.”.
(England) 25 Jan 2019. Weeraryahanak Liverpool Maxamed Saalax ayaa ka yaabsaday Taageerayaashiisa Caalamka kaddib markii uu tir-tiray dhammaan Akoonadiisa Twitter, Facebook iyo xitaa Instagram. Sababta...
View ArticleWararkii ugu Dambeeyay ee Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 26 Jan 2019. Maalmo aad u yar ayaa ka harsan inuu xirmo suuqa kala iibsiga ee Bisha Janaayo. Ilaa iminka dhaq-dhaqyo xoogan ayaa ka jira suuqa iyadoo kooxaha ay la soo wareegeen xiddigo Cusub...
View ArticleSAWIRRO: Kabtanka Arsenal oo Isbital la dhigay
(London) 26 Jan 2019. Laurent Koscielny ayaana loo qaaday isbitaal kadib markii uu daanka dillaacay, sababa la xiriira in uu Romelu Lukaku kaga istaagay dhanka madaxa. Difaaca heerka caalami ee reer...
View ArticleKabtanka Chelsea iyo Tababare Sarri oo Muran Xoogan ku dhex maray Garoonka...
(London) 26 Jan 2019. Kabtanka Chelsea Cesar Azpilicueta iyo Tababare Sarri ayaa muran xoogan ku dhex maray tababarka kooxda Isniintii. The Times ayaa warineysa in daafaca reer Spain ay erayo kul kulul...
View ArticleManchester City oo Miirka ka Ceshatay Burnley…+SAWIRRO
(England) 26 Jan 2019. Manchester City ayaa si xarago leh ugu soo gudubtay wareega 5-aad ee FA Cup kaddib markii ay 5-0 u dhiibeen Burnley. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0. Gabriel...
View ArticleArsenal oo dooneysa inay soo qaadato Xiddiga Inter ee Ivan Perisic….(Haddaba...
(Europe) 26 Jan 2019. Arsenal ayaa dooneysa inay Bishan Janaayo soo qaadato xiddiga reer Croatia ee qadka dhexe weerarka kaga ciyaara naadiga Inter Milan ee Ivan Perisic. BBC Sport ayaa fahansan in...
View ArticleMessi iyo Ciyaartooy kale oo waa Wayn oo Qaaday TALAABO CAJIIB AH si NOLOL...
(Europe) 26 Jan 2019. Booliska iyo Kabtanada badda ee ku howlanaa sidii NOLOL ama GEERI loogu heli lahaa Saxiixa Cusub ee Cardiff Emiliano Sala ayaa gabi ahaan joojiyay howshii baaritaanada iyagoona ka...
View ArticleMaamulka AC Milan oo Weeraryahankooda Cusub ee Piatek u diiday inuu xirto...
(Milan) 26 Jan 2019. Weeraryahanka Cusub ee AC Milan Krzysztof Piatek ayaa waydiistay kooxdiisa dhawaan galka ah in loo xiro Lambarka 9-aad balse Maamulka ayaa ka diiday oo u dhiibay Lambarka 19-aad....
View ArticleRASMI: Kooxda Inter Milan oo la soo wareegtay Cedric Soares…. (Lambarkee loo...
(Milano) 27 Jan 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay inay la soo wareegtay difaaca Southampton ee Cedric Soares. Inter ayaa difaacan kula soo wareegtay...
View ArticleWararkii ugu Dambeeyay ee Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 26 Jan 2019. Maalmo aad u yar ayaa ka harsan inuu xirmo suuqa kala iibsiga ee Bisha Janaayo. Ilaa iminka dhaq-dhaqyo xoogan ayaa ka jira suuqa iyadoo kooxaha ay la soo wareegeen xiddigo Cusub...
View Article