Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

ARSENAL vs MAN UNITED: Ka hor kulankooda Caawa, ma Ogtahay inay yihiin Labada koox ee ugu……???

$
0
0

(England) 25 Jan 2019. Arsenal ayaa caawa Emirates Stadium ku marti galineysa naadiga Manchester United wareega 4-aad ee FA Cup.

Haddaba ka hor kulankooda caawa, Ogoow aqrista labadan kooxood waa kooxaha inta ugu badan ku guuleystay FA Cup oo waxay wadar ahaan ku guuleysteen 25-jeer.

Gunners ayaa qaaday 13-jeer taa oo ka dhigan inay tahay naadiga inta ugu badan ku guuleystay koobka ugu qadiimsan England ee FA Cup halka Man United ay tahay kooxda labaad 12-jeer.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles