(England) 08 Feb 2019. Saxiixa Cusub ee Arsenal Denis Suarez ayaa berito lagu wadaa inuu ku soo bilowdo kulankiisii ugu horreeyay ee Premier League marka ay Gunners wajaheyso Huddersfield.
Xiddiga qadka dhexe reer Spain ayaa badel ku yimid ciyaartii ay Arsenal guul darada kala kulantay Manchester City.
Tababare Emery ayaa rajeynaya in Suarez uu wax badan ka badeli doono habacsanaanta kooxda kaa oo ay horey uga soo wada shaqeeyeen naadiga Sevilla.
Haddaba EEG sida ay u muuqan karto shaxda Arsenal marka lagu daro Suarez:
1.
2.
3.
Gool FM.