HORDHACA KULANKA WAYN EE EL CLASICO: Barcelona vs Real Madrid
(Barcelona) 06 Feb 2019. Kooxda Real Madrid ayaa caawa u safreysa garoonka Camp Nou, halkaasoo ay kula soo ciyaari doonto naadiga Barcelona kulan ka tirsan Copa del Rey. Labada kooxood ayaa isku qaban...
View ArticleHORDHAC: Everton vs Manchester City…..(Wiilasha Guardiola oo Caawa qaban kara...
(England) 06 Feb 2019. Manchester City ayaa caawa u safri doonta Everton iyadoo Maanka ku heysa inay qaban karto hogaanka Premier League haddii ay guul soo gaarto. City ayaa dhibcaha kala sinnaan...
View ArticleARAG: Shax laga sameeyay Xiddigihii ugu fiicnaa ebid Taariikhda El Clasico
(Spain) 06 Feb 2019. Kooxaha ugu tunka wayn kubbada cagta adduunka ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa caawa isku food saari doona kulanka ugu xiisaha badan kubbada Cagta ee El Clasico lugta hore ee...
View ArticleMa Ogtahay in Kulanka caawa ee EL CLASICO ay Barcelona ku ciyaari doonto...
(Spain) 06 Feb 2019. Lionel Messi iyo saaxiibadiisa Barcelona ayaa lagu wadaa in kulanka caawa ee El Clasico lugta hore ee semi final ka Copa del Rey ku ciyaaraan maaliyado Gaar ah. Xiddiga reer...
View ArticleBakayoko oo Bahdilay kooxdiisa Chelsea
(Europe) 06 Feb 2019. Flop-kii Chelsea ee iminka wacdaraha ka dhigaya AC Milan Tiemoue Bakayoko ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo in heshiiska amaahda uu ku joogo naadiga reer Talyaani laga dhigo mid...
View ArticleSolskjaer oo sii diyaarsaday SHAXDA uu ku wajihi lahaa Liverpool, PSG iyo...
(Europe) 06 Feb 2019. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Man United Solskjaer weli lagama adkaan 10-kii kulan uu kooxda hogaamiyay iyadoo uu adkaaday sagaal ka mid ah. Balse waxaa ku soo food leh kulamo...
View Article“Waxaad tahay MUSLIM Xun.”. – Daawo Muuqaal la helay oo lagu Aflagaadeenayo...
(England) 06 Feb 2019. Waxaa dhawaan lahelay oo soo ifbaxay Muuqaal lagu aflagaadeenayo xiddiga heysta Diinteena Islaamka ee Maxamed Saalax. Video-gan foosha xun ee loogu gafay Maxamed iyo Diinta...
View ArticleJose Mourinho iyo Inter Milan oo Maanta wada fadhiisanaya
(Milano) 07 Feb 2019. Jose Mourinho ayaa ku sugan Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga isagoona maanta la kulmaya agaasimaha Inter ee Beppe Marotta. Davide Russo de Cerame ee ka howl gala TeleLombardia...
View ArticleMaxay Xalay Barcelona ugu ciyaari waysay Maaliyada lagu soo qoray Farta...
(Spain) 07 Feb 2019. Barcelona ayaa kulankii xalay ee El Calsico lagu waday inay la soo shirtagto Maaliyad Cusub oo lagu soo qoray Farta Shiinaha si ay ugu dabaal degto sanadka Cusub ee u curtay...
View ArticleArsene Wenger oo BIL gudaheed ku soo laabanaya Ciyaaraha
(England) 07 Feb 2019. Tababare Arsene Wenger ayaa bil gudahood ku soo laaban doona Kubbada cagta kaddib markii ay soo gaareen afar dalab oo waa wayn. 69-jirka reer France ayaa ka soo tagay Arsenal...
View ArticleRamos oo Dhabarka lagu socodsiiyay Goysmo darteed kulankii Xalay ee El...
(Spain) 07 Feb 2019. Barcelona ayaa bar-baro ka raadisay Real Madrid ciyaartii xalay ee El Clasico lugta hore ee wareega afar dhammaadka Copa del Rey ee ka dhacay Camp Nou. Yeelkeede, waxaa baraha...
View Article10-Khabiir oo si wayn u Falanqeysa Ciyaaraha oo doortay Cidda ku...
(England) 07 Feb 2019. Manchester City ayaa markii ugu horreysay sanadkan cusub qabatay hogaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay 2-0 xalay uga adkaatay Everton. City iyo Liverpool ayaa qoorta...
View ArticleMeydka Sala oo ugu dambeyn la helay…..(Kubbada Cagta adduunka oo ka wada...
(Europe) 08 Feb 2019. Waxaa ugu dambeyn la xaqiijiyay inuu Geeriyooday Emiliano Sala kaddib markii la soo helay Meydkiisa. Meydka ayaa Arbacadii laga dhex helay dayuuradii yareyd taa oo laga soo saaray...
View ArticleDAAWO: Goos Gooska Xiddiga Dhawaan la Xaqiijiyay Geeridiisa kaddib markii la...
(Europe) 08 Feb 2019. Waxaa ugu dambeyn la xaqiijiyay inuu Geeriyooday Emiliano Sala kaddib markii la soo helay Meydkiisa. Meydka ayaa Arbacadii laga dhex helay dayuuradii yareyd taa oo laga soo saaray...
View ArticleDEG DEG: Manchester United oo Heshiis Cusub ka saxiixatay Laacibkii...
(Manchester) 08 Feb 2019. Manchester United ayaa heshiis Cusub ka saxiixatay laacibkii saddexaad kaddib Anthony Martial iyo Scott McTominay. Phil Jones ayaa heshiis afar sano iyo bar ah qalinka ugu...
View ArticleSHEEKO CAJIIB AH: Daafaca Juventus Medhi Benatia oo DIINTIISA ISLAAMKA...
(Europe) 08 Feb 2019. Daafaca Juventus Medhi Benatia ayaa daaha ka rogay in Diintiisa Islaamka Darteed uu u diiday inuu u soo dhaqaaqo kooxaha Manchester United iyo Arsenal oo si aad ah u doonayay....
View ArticleSuarez oo beri ku soo bilaaban kara kulankiisii ugu horreeyay ee...
(England) 08 Feb 2019. Saxiixa Cusub ee Arsenal Denis Suarez ayaa berito lagu wadaa inuu ku soo bilowdo kulankiisii ugu horreeyay ee Premier League marka ay Gunners wajaheyso Huddersfield. Xiddiga...
View ArticleMessi wuxuu qaataa ku dhawaad labo-laabka Mushaarka Ronaldo halka Ozil...
(Europe) 08 Feb 2019. Laacibka ugu mushaarka badan Arsenal ee Mesut Ozil ayaa u ekaaday mid aanba waxba heysan marka loo fiiriyo inta uu qaato Lionel Messi. Xiddiga reer Argentina ayaa ku soo baxay...
View ArticlePep Guardiola oo Been uu sheegay Benjamin Mendy Darteed u sameysanaya...
(England) 09 Feb 2019. Tababare Pep Guardiola ayaa aad u yaabay kaddib markii uu ogaaday in Daaficiisa Benjamin Mendy uu ku sugan yahay Hong Kong xilli uu markii hore u sheegay inuu u safrayo Magaalada...
View Article“Sarri waa Nin wayn oo 60-sano jir ah balse isku…….”.-Eden Hazard
(London) 09 Feb 2019. Taageerayaasha Chelsea ayaa aad uga walaacay hadalkii ka soo yeeray Eden Hazard, kaddib markii uu sheegay inuu qaatay go’aan ku aadan mustaqbalkiisa xilli si wayn lala xiriirinayo...
View Article