Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Messi iyo Di Maria oo ka qeyb qaatay tababarkoodii ugu horreeyay ee macalinka cusub ee xulka Argentina

$
0
0

MELBOURNE, AUSTRALIA - JUNE 06:  Lionel Messi and Angel Di Maria of Argentin stretch during an Argentina Training Session at City Football Academy on June 6, 2017 in Melbourne, Australia.  (Photo by Quinn Rooney/Getty Images)

(Argentina) 06 Juunyo 2017. Xulka Argentina ayaa goor dhaweyd xilkooda tababaranimo u dhiibay macallinka waaya araga ah ee Jorge Sampaoli.

Lionel Messi iyo Angel Di Maria ayaa tababarkoodii ugu horreeyay la qaatay tababaraha cusub xilli ay isku diyaarinayaan kulanka wayn ay Jimcaha la yeelan doonaan xulka Brazil.

Kulanka saaxiibtinimo ee labada xul ayaa waxaa u soo daawasho tagi doona  99,000 oo taageerayaal taa oo tijaabo culus u noqon doonta Jorge Sampaoli.

Sawirada ayaa ka muuqanaya in Messi iyo Di Maria ay si gaar ah isugu dhow yihiin iyadoo ay jireen warar sheegaya in xiddiga Barcelona uu ku qal qaalinayo Di Maria inuu kula soo biiro kooxda reer Catalonia.

SAWIRRO:

Angel Di Maria keeps the ball away from Argentina team-mate Lionel Messi in training

Messi and Di Maria are part of Jorge Sampaoli's squad, preparing for the manager's first game

Messi was pictured at Melbourne City's Football Academy

Di Maria dribbles with the ball in Melbourne

Messi will walk out in front of 99,000 fans at Melbourne Cricket Ground to face Brazil

Messi and Di Maria stretch out ahead of Tuesday's training session in Melbourne

Fans in Melbourne will get to see Messi in action on Friday

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025