Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Cristiano Ronaldo oo weli Niiko iyo damaashaad ku jira

(Madrid) 06 Juunyo 2017. Haddii ay Real Madrid ku soo dabaal degtay Cardiff misane ay xaflad wayn ku dhigatay Bernabeu kaddib markii ay ku guuleysatay Champions League markeedii 12-aad, Ronaldo isagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mustaqbalkeyga waa la go’aamiyay.”. Lukaku

(Belgium) 06 Juunyo 2017. Dhaliyaha Everton Romelu Lukaku ayaa qaatay go’aanka ku aadan mustaqbalkiisa iyadoo ay jirto qiyaas fikradeedka laga qabo inuu lacago badan uga tagayo kooxda reer England....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Messi iyo Di Maria oo ka qeyb qaatay tababarkoodii ugu horreeyay ee...

(Argentina) 06 Juunyo 2017. Xulka Argentina ayaa goor dhaweyd xilkooda tababaranimo u dhiibay macallinka waaya araga ah ee Jorge Sampaoli. Lionel Messi iyo Angel Di Maria ayaa tababarkoodii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuma Sead Kolasinac? Wax ka baro saxiixa cusub ee Arsenal

(London) 06 Juunyo 2017. Arsenal ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay Sead Kolasinac. Arsene Wenger ayaa daafaca bidix ee Schalke kula soo wareegay heshiis sanadiiba ku kacaya adduun dhan 7.5...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Peter Bosz oo loo dhiibay xilka tababaranimo ee Borussia Dortmund

(Dortmund) 06 Juunyo 2017. Peter Bosz ayaa saakay iska casilay xilka tababaranimo ee naadiga Ajax waxaana iminka loo magacaabay tababaraha cusub ee Borussia Dortmund. Bosz ayaa ku hogaamiyay kooxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo Barcelona u sheegay inay la soo wareegaan 4-tan laacib si ay...

(Catalonia) 06 Juunyo 2017. Sida ay sheegayaan warar cusub oo ka soo baxay Spain in Lionel Messi uu kooxdiisa Barcelona u magac dhabay afar laacib oo ay tahay inay la soo wareegaan waa haddii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii uu Ronaldo soo xareeyay 2 koob oo waa wayn Ronaldo Yare isna labo koob...

(Madrid) 07 Juunyo 2017. Malaha Cristiano Ronaldo ayaa markan ku qasban inuu ballaariyo halka uu koobabka dhigo maadaama uu canugiisa Ronaldo Yare uu soo xareeyay labo koob oo hor leh. Kabtanka xulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxamed Saalax oo dab ku sii shiday wararka sheegaya inuu ku biirayo...

(Roma) 07 Juunyo 2017. Xiddiga heysta diinteena Islaamka ee garabka weerarka kaga duula kooxda AS Roma ayaa maalmahaanba si wayn lala xiririirinaya inuu qarka u saaran yahay Liverpool, hayeeshe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wuu is badelay Midabka gabadheyda, waxay u muuqataa sida inay god ku dhex...

(Manchester) 07 Juunyo 2017. Weeraryahanka reer Spain ee kooxda Man City Nolito ayaa baxsat ka ah cimilada Ingiriiska isagoona doonaya inuu isaga tago horyaalka Premier League. Wuxuu sheegay inuu ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona iyo Man United oo isku qabanaya kulana labo lug ah, Camp Nou iyo...

(Europe) 07 Juunyo 2017. Rugcadaayaasha kooxaha Man United iyo Barcelona ayaa kulan sama fal ah oo labo lug ah isku qabanaya sanadan 2017. Kulanka ayaa waxaa lacago loogu ururinayaa mashruuca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo Arooskiisa ku casuumi diiday tababarihiisii hore ee Luis...

(Catalonia) 07 Juunyo 2017. Lionel Messi ayaa arooskiisa ku casuumi diiday tababarihiisii hore ee Luis Enrique sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Spain. Xiriir qurxoon ma aysan lahayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Cristiano Ronaldo oo ku soo biiray tababarka xulka Portugal

(Lisbon) 07 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa maanta ka soo muuqday tababarka xulkiisa Portugal isagoo aad u dhoola cadeynaya malaha weli wuxuu ku jiraa dabaal deg maadaama uu Champions League iyo La...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Massimiliano Allegri oo heshiis cusub u saxiixay Juventus

(Torino) 07 Juunyo 2017. Massimiliano Allegri ayaa heshiis cusub oo ku eg ilaa 2019 qalinka ugu duugay kooxda Juventus sida uu fahansan yahay warsidaha goal. Allegri ayaa ka caawiyay Juve inay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah faahin ku saabsan maalinka AROOSKA Lionel Messi

(Catalonia) 07 Juunyo 2017. Waxaa la xaqiijiyay in Lionel Messi uu la aqal gali doono gabadha ay wada socdeen tan iyo yaraantoodii Antonella Roccuzzo 30-ka bisha June. Xaflada Arooska ayaa ka dhici...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

100-ka laacib ee ugu dakhliga sarreeyay ciyaaraha adduunka oo la soo...

(World) 08 Juunyo 2017. Jariiradda Forbes ee dalka Mareykanka ayaa soo saartay qiimeynta sanadlaha ah ee 100 ka laacib ee ugu dakhliga badan waxaana markale kaalinta 1-aad ku soo baxay Cristiano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Alexis Sanchez oo doonaya inuu ku biiro Man City, Laakiin Arsenal...

(London) 08 Juunyo 2017. Qandaraaska Sanchez ayaa waxa uu dhacayaa sanadka soo socda waxa uuna eeganayaa inuu Arsenal ka tago xagaagan. Waxaa la warinayaa in dhaliyaha reer Chile uu doonayo inuu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Radamel Falcao oo Taariikh u dhigay xulka Colombia

(Manchester) 08 Juunyo 2017. Dhaliyihii hore ee Atletico Madrid, Man United iyo Chelsea ee iminka u ciyaara Monaco Falcao ayaa Taariikh u dhigay xulkiisa Colombia kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Nabad ku waar AABE.”. Sawir calool xumo leh oo qabsaday baraha Bulshada

(Europe) 08 Juunyo 2017. Waxaa dhawaan Mowtul Faja’ ku yimid laacibka muslimka ah ee Cheick Tiote mar uu sara jooga ka dhacay isagoo sooman isla markaana ka qeyb qaadanayay tababarka koox Beijing...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIR MAAD LEH: Cristiano Ronaldo iyo Luis Enrique oo dhagaxeynaya AROOSKA...

(Europe) 08 Juunyo 2017. Lionel Messi ayaa la shaaciyay inuu 30-ka bisha June la aqal gali doono gabadha ay wada socdeen tan iyo yaraantoodii isla markaana u heysa labada caruur ee Antonella Roccuzzo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan doonayaa inaan waayaheyga ciyaareed ku dhammeysto Barcelona.”.

(Catalonia) 08 Juunyo 2017. Lionel Messi ayaa ku riyoonaya inuu waayihiisa ciyaareed ku dhammeysto kooxda Barcelona kaddib wararka dhawaan galka ah ee sheegaya inuu la gaaray kooxda reer Spain heshiis...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live