Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Muxuu Maxamed Saalax ula jeeday Dabaal degii uu xalay ku sameeyay Taageerayaasha Chelsea!??…..(Ma ahan Raali galin)

$
0
0

(England) 15 Abriil 2019. Maxamed Saalax ayaa dabaal deg aan looga baran xalay ku sameeyay taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu ka dhaliyay gool indho daraan dar ah ciyaartii ay Liverpool 2-0 xalay uga adkaatay Blues.

Taageerayaasha Chelsea ayaa aflagaado xun u geystay Wiilka Islaamka ah maalmo yar ka hor kulanka kaddib markii uu soo ifbaxay muuqaal iyadoo ay taageerayaashu ku heysayaan ‘Maxamed Saalax waa argagixiso’ oo waxay gaareen heer ay dhahaan waa mid is-miidaamiyo.

Dabaal dega uu sameeyay ayaa ahaa jimicsiga Yoga nuuca loo yaqaano Vrikshasana.

Taageerayaasha Liverpool ayaana soo jeediyay in Maxamed Saalax uu fariin Nabad galyo ah u dirayay taageerayaasha kooxdiisa hore kaddib markii ay ku tilmaameen Argagixiso.

DAAWO SAWIRRO:

Mohamed Salah scored a memorable left-foot pile-driver by cutting inside from the right flank and letting rip from distance

The goal came just two minutes after Sadio Mane had finally found the breakthrough and set Liverpool on course for victory

Liverpool's second goal opened up the match and led to an electric second half that saw chances at both ends of the pitch

Salah kissed the turf after showing his match-winning qualities for Liverpool in a hugely important fixture in the title run-in

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles