Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Way harayaan 4-ta kooxood ee Premier League waxaana Final ka Champions...

(Europe) 26 Maarso 2019. Muddo kaddib ayaa waxaa wareega sideed dhammaadka Champions League u soo gudbay afar kooxood oo ka dhisan Premier League Manchester United, Liverpool, Manchester City iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sergio Aguero walaalkii oo soo Shirqoolay Gabar yar si uu Saaxiibkii u...

(Buenos Aires) 26 Maarso 2019. Booliska ayaa xiray xiddiga la dhashay Sergio Aguero ee lagu magacaabo Gaston Alexander del Castillo 21-jir kaddib markii uu gabar soo shukaamiyay si uu saaxiibkii u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Haddii uu Aabahaa sidan sameyn lahaa oo uu Xabadka galin lahaa Naag...

(Dubai) 26 Maarso 2019. Mohamed Salah hooyadii ayaa dood ka keentay sawir uu wiilkeeda ku galay Magaalada Dubai isagoona hab siinayay qof dumar ah. Xiddiga reer Egypt oo baryahaan ku jira abaar goolal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Laacibkii ugu fiicnaa aan ka garab ciyaaro ma ahan Messi ee waa…..”.- Xiddig...

(Europe) 27 Maarso 2019. Dad badan ayaa qaba in Lionel Messi uu yahay laacibkii ugu fiicnaa ebid taariikhda kubbada cagta GOAT oo laga soo Greatest of All Time, kii ugu fiicnaa ebid. Yeelkeede, saxiixa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaaryahan wayn oo soo ISLAAMAY, halka laacib kale oo Muslim ahaa ay...

(Christchurch) 27 Maarso 2019. Kaddib dhacdadii foosha xumeyd ee xasuuqa loogu geystay Muslimiin ku cibaadeysanaysa Masjid ku yiilay magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa waxaa soo islaamay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qawaarka Quagliarella oo Taariikh cusub u dhigay xulka Talyaaniga…..(EEG LIISKA)

(Italy) 27 Maarso 2019. Qawaarka Quagliarella ayaa taariikh cusub u dhigay xulka qaranka Talyaaniga kaddib gool uu u dhaliyay ciyaartii ay dhawaan ka adkaadeen Xulka Liechtenstein isreeb reebka Koobka...

View Article

DEG DEG: Solskjaer oo si Rasmi ah loogu magacaabay Tababaraha Man...

(Manchester) 28 Maarso 2019. Manchester United ayaa ku meel gaarnimada ka saartay Solskjaer iyadoona xilka si rasmi ah ugu aamintay macalinka reer Norway. Ole Gunnar Solskjaer ayaa laga adkaan waayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Isbitaal ayaan ku dhigi doonaa haddii…”.- Makelele oo qiray inuu si toos ah...

(Europe) 29 Maarso 2019. Claude Makelele ayaa ka sheekeeyay mar uu hanjabaad toos ah u jeediyay Ronaldinho intii lagu guda jiray kulan ciyaareed isagoona sheegay in u jeedkiisu ahaa inuu si dhab ah u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Aabo maxay tahay Sababta ay u doonayaan inay ku dilaan.”-

(Spain) 30 Maarso 2019. Lionel Messi oo careysan ayaa sheegay in wiilkiisa lix jirka ah ee Thiago uu waydiiyay sababta ay taageerayaasha Argentina u doonayaan inay isaga u dilaan. Kabtanka Barca ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo qiray inuu u Xiisay Ronaldo balse wuxuu sheegay inay aad u dhibeyso...

(Europe) 30 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa qiray inuu tabay xiddiga ay sida wayn u xifaaltamaan ee Cristiano Ronaldo tan iyo sidii uu uga tagay Spain uguna biiray horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“War Waxba igama galin Gool dhalinta aad sheegeysaan.”.- Maxamed Saalax oo...

(England) 01 Abriil 2019. Maxamed Saalax ayaa furka tuurtay kaddib dhaleeceymo joogta ah oo soo gaarayay oo ku aadan inuu gool dhalin la’yahay isla markaana uu qaadanayo kal ciyaareed xun. Xiddiga reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jurgen Klopp oo si cad uga hadlay fikirkiisa ku aadan awooda Manchester City

(England) 05 Abriil 2019. Liverpool ayaa caawa u martin doonta naadiga Southampton, haddii ay ka soo adkaatana waxay si ku meel gaar ah ku sii qaban doontaa hogaanka horyaalka Premier League maadaama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Qofkasta oo Madoow ah waa inuu iska difaaco Leonardo Bonucci iyo dadka la...

(Europe) 05 Abriil 2019. Daaficii hore ee Juventus Lilian Thuram ayaa dhaleeceyn xoogan u soo jeediyay daafaca iminka ee Juventus Leonardo Bonucci isagoona dadka Madoowga ah ugu baaqay inay iska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Sawirro laga soo ururiyay dhaawicii Xalay Messi ka soo gaaray Sanka...

(Manchester) 11 Abriil 2019. Lionel Messi ayaa xalay dhaawac ka soo gaaray gegada Old Trafford ciyaartii ay Barcelona 1-0 uga adkaatay Manchester United kaddib markii uu ku dhacay Smalling. Xiddiga...

View Article

Ronaldo waa Boqorka Tartamada Yurub kaddib Goolkii xalay….(Dhan kasta isagaa...

(Europe) 11 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa Champions League ka dhaliyay gool kale uu muhiim ah kaddib markii uu Madaxa ku dhaliyay goolka qura ay Juventus xalay dhalisay ciyaartii ay bar baraha...

View Article


Diego Costa oo garoomada laga ganaaxayo inta ka harsan kal ciyaareedka kaddib….

(Spain) 11 Abriil 2019. Sida ay tibaaxayaan warar dhawaan gal ah oo laga helayo saxaafada dalka Spain Diego Costa ayaa la dul dhigi doonaa ciqaab dheeri ah kaddib kaarkii casaa uu qaatay kulankii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

140-taageerayaal oo la xiray inta aysanba bilaaban ciyaartii xalay ee Ajax...

(Amsterdam) 11 Abriil 2019. Booliska magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa xiray in ka badan 140-taageerayaal ka hor inta aanba la ciyaari kulankii xalay Champions League ee Ajax iyo Juventus ee ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma ahan Messi ee waa aniga shaqsiga Guulaha gaarsiiyay Barcelona, waa inaad...

(Europe) 11 Abriil 2019. Dhaliyihii hore ee naadiga Barcelona Samuel Eto’o ayaa raali galin ka dalbaday macalinkii hore ee kooxdaasi Pep Guardiola kaddib markii uu sheegay inuu xaqiray isla markaana uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Maxamed Saalax ula jeeday Dabaal degii uu xalay ku sameeyay...

(England) 15 Abriil 2019. Maxamed Saalax ayaa dabaal deg aan looga baran xalay ku sameeyay taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu ka dhaliyay gool indho daraan dar ah ciyaartii ay Liverpool 2-0 xalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ugu dambeyn waan soo af-jarnay Sheekadii kufitaanka Steven Gerrard ee na...

(England) 15 Abriil 2019. Shan sano ka hor waqtigan oo kale Chelsea ayaa ka adkaatay Liverpool iyadoona naafsiisay fursad ay ku qaadi kartay Premier League kaddib markii uu Steven Gerrard ku hor kufay...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live