“Alxamdulilaah Ilaah ayaa Maanta na bad-baadiyay.”.- Ciyaartooy badan oo ka...
(Christchurch) 15 Maarso 2019. Ciyaartoy badan oo Muslimiin ah ayaa ka bad-baaday xasuuqii New Zealand loogu geystay Muslimiin ku cibaadeysanaysa Masijd ku yiilay magaalada Christchurch ee dalkaasi....
View ArticleDEG DEG: Ronaldo iyo Messi waxay isku arki karaan oo kaliya FINAL ka...
(Europe) 15 Maarso 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega sideed dhammaadka Europe League waxaana durba xigtay in lagu dhawaaqay sida ay isku arki doonaan kooxaha wareega afar dhammaadka...
View ArticleSidee loo kala hogaaminayaa Gool dhalinta Champions League iyo Europe League??
(Europe) 15 Maarso 2019. Waxaa dhawaan la soo saaray isku aadka wareega 8-da ee Tartamada Champions League iyo Europe League. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Xiddigaha hogaaminaya gool...
View ArticleSarri oo qarka u saaran in laga ceyriyo Chelsea….(Goorma???)
(London) 18 Maarso 2019. Maurizio Sarri ayaa qarka u saaran in laga ceyriyo Chelsea kaddib guul daradii 2-0 ay shalay kala kulmeen Everton taa oo mugdi wayn galisay rajadooda kaalinta afaraad. Warar...
View ArticleMessi oo si wayn ugu mahad celiyay Taageerayaasha Real Kaddib markii ay u...
(Spain) 18 Maarso 2019. Iskaba dhaaf taageerayaasha Barcelona waxaa xalay messi xitaa u saro kacay taageerayaashii ka soo horjeeday kaddib markii uu ka dhaliyay saddexleey xarago leh. Barca ayaa hal...
View ArticleLuis Suarez oo seegi kara kulanka Manchester United ee Champions League
(Spain) 18 Maarso 2019. Luis Suarez ayaa seegi kara kulanka xiisaha badan ay kooxdiisu ku wajaheyso Manchester United tartanka Champions League kaddib dhibaato ka gaartay Canqowga ciyaartii xalay ay...
View ArticleCristiano Ronaldo oo Khatar ugu jira inuu seego kulanka Ajax ee wareega 8-da...
(Europe) 18 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa khatar ugu jira inuu seego kulanka wareega 8-da Champions League ay Juventus ku wajaheyso Ajax kaddib debaal degii uu sameeyay ciyaartii uu saddexleyda...
View Article“Waa Munaafaqnimo.”.-Premier League oo loo soo jeediyay Dhaleeceyn Xoogan oo...
(England) 18 Maarso 2019. Maamulka Premier League ayaa loo soo jeediyay dhaleeceyn wayn oo ku aadan inaysan daqiiqad aamusnaan ah u sameyn Muslimiintii lagu laayay labo Masjid oo ku yiilay...
View ArticleKAAF IYO KALA DHEERI: Messi oo Boorka ku reebay Ronaldo iyo xarfaanta kale ee...
(Europe) 19 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa saddexleey xarago leh ka kacay ciyaartii dhaweyd ay Barca afarta gool uga adkaatay Real Betis horyaalka La Liga taa oo xitaa keentay inay u sacbo tumaan...
View ArticleGriezmann oo baryo iyo Raali galin isugu daray Barcelona si uu……(Sidee wax u...
(Spain) 20 Maarso 2019. Antoine Griezmann ayaa la xiriiray camaaliqada Spain ee Barcelona si uu uga raali galiyo inuu iska diiday inuu ku soo biiro sanadkii hore si uu u soo nooleeyo rajada uu xagaagan...
View ArticleYAABKA YAABKIIS: Ma aamineysid lacagaha lagu iibsaday Xanjadii uu...
(Manchester) 20 Maarso 2019. Marna ma iibsan kartid sanadihii dahabiga ahaa uu Sir Alex Ferguson ku qaatay Manchester United balse waxaad ugu yaraan iibsan kartay Xanjadii uu calalinayay kulankii ugu...
View ArticleKeebaa Qurxoon Goolkii uu habeen dhaweyd dhaliyay Messi iyo kii Frank Lampard...
(Europe) 20 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa habeen dhaweyd Saddexleey ka dhaliyay naadiga Real Betis isagoona goolashiisa ku soo xiray mid aan innaba caadi ahayn oo ay xitaa u saro kaceen...
View ArticleLaacibkii hore ee Premier League iyo xulka Qaranka Masar Ahmed Mido oo dadka...
(Saudi Arabia) 20 Maarso 2019. Laacibkii hore ee kooxaha Premier League Tottenham, West Ham, Wigan iyo Middlesbrough iyo waliba xulka qaranka Masar Ahmed Hossam Hussein Abdelhami ee loo garan og yahay...
View ArticleFarshaxamiiste ayaa 6-sano ka hor sameeyay Sawirka kuu muuqda, balse Messi...
(Spain) 21 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa saddexleey ka xareeyay Real Betis ciyaartii ay axadkii afarta gool uga adkaadeen. Taageerayaasha Real Betis ayaa xitaa u saro kacay Messi kaddib gool caaqibo...
View ArticleRASMI: UEFA oo Ganaax dul dhigtay Cristiano Ronaldo kaddib dabaal degii...
(Europe) 21 Maarso 2019. UEFA ayaa ganaax dul dhigay xiddiga Juventus ee Cristiano Ronaldo kaddib dabaal degii anshax xumada ahaa uu sameeyay ciyaartii uu saddexleyda ka dhaliyay Atletico Madrid lugta...
View Article“Waxaan eeganayaa oon isku dayayaa inaan gaaro heerkiisa oo kale.”.
(England) 21 Maarso 2019. Xiddiga ugu shidan naadiga Chelsea iyo xulka Belgium Eden Hazard ayaa qiray inuusan gaarsiisaneyn heerka uu joogo Maxamed Saalax isla markaana uu isku dayayo sidii uu ku gaari...
View Article“Wax loo dul qaadan karo maaha in Liverpool ay ku guuleysato Premier League...
(England) 22 Maarso 2019. Liverpool ayaa iminka laba dhibcood ku heysa hogaanka Premier League inkastoo kulan baaqi u yahay Manchester City oo iyadaa hogaanka kala wareegi doonta haddii ay soo adkaato....
View ArticlePogba oo Faraanti laga sameeyay Dheeman/Diamond ka wada safay ciyaartoyda...
(France) 22 Maarso 2019. Paul Pogba ayaa Faraanti laga sameeyay Dheeman u soo wada iibiyay dhammaan xiddigaha xulka Faransiiska. Xulka lagu naaneyso Les Bleus ayaa ku guuleystay koobkii adduunka ee...
View Article“Hantideyda qeyb halaga siiyo Hooyadey haddii aan Isbitalka ku dhinto.”.- Van...
(Europe) 25 Maarso 2019. Daafaca birta ah ee kooxda Liverpool iyo xulka Holland Van Dijk ayaa daaha ka rogay inuu mar dhimasho ku sigtay isagoo xitaa ka dar-daarmay hantida yar uu lahaa. 27-jirka ayaa...
View ArticleLionel Messi taam ma u noqon doonaa kulanka Manchester United ee Champions...
(Europe) 26 Maarso 2019. Manchester United ayaa helaysa aqbaar dhabar jab ku ah kaddib markii la sheegay inay u badan tahay in Lionel Messi uu taam u noqon doono kulanka Barca vs Unied ee Champions...
View Article