WAR CUSUB: Real Madrid oo goor dhow Ceyrineysa Solari isla markaanaTababare...
(Spain) 08 Maarso 2019. Real Madrid ayaa lagu wadaa inay goor dhow ceyriso tababaraheeda Santiago Solari kaddib waji gabaxii ka soo raacay Champions League. Warar dhawaan gal ah oo ka imaanaya Spain...
View Article“War adigaan kaaga tagayaa kooxda.”.- Ramos oo sidaa ku hanjabay kaddib Muran...
(Madrid) 08 Maarso 2019. Sergio Ramos ayaa ku goodiyay inuu isaga tagayo kooxda Real Madrid kaddib markii ay isku dhaceen Madaxwaynaha Real Madrid ee Florentino Perez. Sida uu warinayo warsidaha caanka...
View ArticleOgoow Sirta ka dambeysa in Zidane uu dib ugu soo laabto Real Madrid
(Madrid) 11 Maarso 2018. Zidane ayaa dib ugu soo laabtay Real Madrid isagoona la gaaray heshiis gaaraya ilaa 2022 kaddib markii la ceyriyay Solari. 284 maalmood oo qura ayaa laga joogaa markii uu...
View ArticleZidane oo durba ka hadlay Cristiano Ronaldo
(Madrid) 12 Maarso 2019. Zidane oo awalba si lama filaan ah uga tagay Real Madrid ayaa misane si lama filaan ah ugu soo laabtay kaddib markii la ceyriyay Solari. Macalinka reer France ayaa qalinka ku...
View ArticleKlopp oo heysta Mar-marsiyo haddii habeen dambe Liverpool laga soo reebo...
(Europe) 12 Maarso 2019. Liverpool ayaa u safreysa Germany si ay habeen dambe ula ciyaarto Bayern Munich lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League iyadoo bar baro 0-0 lagu kala baxay lugtii hore...
View ArticleBAL EEG: Macquul ma tahay in Shaxda Real Madrid ay sidan u Muuqato kaddib...
(Madrid) 12 Maarso 2019. Zidane ayaa si lama filaan ah dib ugu soo laabtay xilka tababaranimo ee Real Madrid 10-bilood uun kaddib markii uu iskiisa uga tagay maadaama laga diiday codsigiisa ahaa in...
View ArticleDAAWO: “Oo yaan Xaniinyo lahayn.”. -Ronaldo oo xalay sameeyay dabaal degii...
(Europe) 13 Maarso 2019. Cristiano Ronaldo ayaa saddexleey ku xaaqay Atletico Madrid isagoona Juventus u soo saaray wareega sideed dhammaadka Champions League. Kooxda reer Spain ayaa 2-0 ku soo...
View Article“Tani waa Sababta ay ii soo iibsatay Juventus.”.-
(Europe) 13 Maarso 2019. Cristiano Ronaldo ayaa hadlay kaddib saddexleydii uu xalay ka dhaliyay Atletico Madrid taa oo suuro galisay inay kooxdiisa Juventu u soo gudubto wareega sideed dhammaadka...
View ArticleGeorgina Rodriguez oo Ooyin jabsatay kaddib Saddexleydii uu xalay ka kacay...
(Europe) 13 Maarso 2019. Georgina Rodriguez ayaa ooyin jabsatay kaddib markii uu Saddexleey ka kacay gacaliyaheeda Cristiano Ronaldo ciyaatii xalay ay Juventus 3-0 uga adkaatay Atletico Madrid uguna...
View ArticleBAL EEG: Rikoodhada waalida ah uu Ronaldo ka dhigay Champions League, Malaha...
(Europe) 13 Maarso 2019. Cristiano Ronaldo ayaa sare u sii qaaday rikoodhada waalida ah uu ka dhigayo koobka ugu xiisaha badan Yurub ee Champions League kaddib saddexleydii uu xalay ka dhaliyay...
View ArticleCristiano Ronaldo oo wajahaya Ganaax la mid ah kii la dul dhigay Diego Simeone
(Europe) 13 Maarso 2019. Cristiano Ronaldo ayaa wajahaya ganaax la mid ah midkii la dul dhigay tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone, kaddib markii uu sameeyay dabaal deg la mid ah midka macalinka...
View ArticleKooxaha u soo baxay wareega 8-da Champions League, sida ay isugu aadi karaan,...
(Europe) 14 Maarso 2019. Waxaa xalay soo idlaaday wareega 16 ka Champions League iyadoo ay si sahlan ku soo bexeen Barcelona iyo Liverpool. Haddaba waxaa berito oo Jimco ah la sameyn doonaa isku aadka...
View ArticleMessi oo ammaan ugu qubeeyay Ronaldo kaddib Saddexleydii uu habeen hore ka kacay
(Europe) 14 Maarso 2019. Lionel Messi ayaa ammaan ugu qubeeyay xiddiga ay xifaaltamaan ee Cristiano Ronaldo kaddib saddexleydii uu habeen hore u dhaliyay Juventus si ay ugu soo gudbaan wareega sideed...
View ArticleRASMI: Real Madrid oo durba la soo wareegtay laacibkii ugu horreeyay kaddib...
(Spain) 14 Maarso 2019. Real Madrid oo dhawaan uun soo ceshatay tababaraheeda Zidane kaddib markii ay iska ceyriyeen Solari ayaa durba soo xero galisay laacibkii ugu horreeyay. Los Blancos ayaa la soo...
View ArticleRonaldo iyo Messi oo lagu sameeyay isbar-bardhig dhan kasta ah…..(Haddaba waa...
(Europe) 14 Maarso 2019. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa u soo wada baxay wareega sideed dhammaadka koobka ugu xiisaha badan ee Yurub Champions League. Ronaldo ayaa saddexleey ka kacay habeen...
View ArticleSafafka Rasmiga ah ee kulanka Arsenal vs Rennes…..(Gunners oo ku soo gashay...
(Europe) 14 Maarso 2019. Arsenal ayaa ku soo gashay saf culus ciyaarta iminka ay la yeelaneyso Rennes lugta labaad ee wareega 16-ka Europe League. Gunners ayaa looga fadhiyaa caawa inay iska soo dhaqdo...
View ArticleMaxay ka dhigan tahay Saddexleydii uu caawa ka kacay Olivier Giroud??
(England) 14 Maarso 2019. Chelsea ayaa si sahlan ugu soo gudubtay wareega sideed dhammaadka Europe League kaddib markii ay 5-0 ugu qubeeyeen kooxda Dynamo Kyiv. Olivier Giroud ayaa dhaliyay Saddexley...
View ArticleHalkan ka aqriso wax kasta oo aad ugu baahan tahay isku aadka wareega 8-da...
(Europe) 15 Maarso 2019. Kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal ayaa si xarago leh ugu soo gudbay wareega sideed dhammaadka Europe League. Blues ayaa shan gool ku tiirisay Dynamo Kiev halka Gunners...
View ArticleILO WAREED LA HELAY: Manchester City oo Ganaax wayn la dul dhigayo Usbuuca...
(England) 15 Maarso 2019. Manchester City ayaa usbuuca soo socda ama labada usbuuc ee nagu soo fooda leh la dul dhigi doonaa ganaax wayn sida ay shegayaan ilo wareed laga helay FIFA. Kooxda Pep...
View ArticleSAWIRRO+MUUQAAL: Iwobi oo Xalay ku kacay fal fool xun oo aad looga yaq-yaqsado!!
(London) 15 Maarso 2019. Arsenal ayaa xalay si xarago leh ugu soo gudubtay wareega sideed dhammaadka Europe League kaddib markii ay 3-0 uga adkaatay Rennes. Yeelkeede, Weeraryahankooda reer Nigeria...
View Article