DAAWO: Arag wixii uu sameeyay Hazard kaddib markii ay Man City Rigooradii...
(London) 26 Feb 2019. Manchester City ayaa ciyaar la isku riiqmay rigoorayaal kaga adkaatay Chelsea iyadoona ku guuleysatay Carabao Cup. Eden Hazard ayaa muujiyay inuu noqon karo hogaamiyahay...
View ArticleKlopp oo ka Cabsi qaba in laga saaro Guriga uu degan yahay kaddib markii uu...
(England) 27 Feb 2019. Tababarihii hore ee Liverpool Brendan Rodgers ayaa dib ugu soo laabtay Premier League kaddib markii loo magacaabay xilka kooxda Leicester City oo dhawaan iska ceyriysay...
View Article“Liverpool kuma guuleysan doonto Premier League.”.- Tababaraha Man United...
(England) 27 Feb 2019. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Manchester United Solskjaer ayaa u sheegay ciyaartoydiisa kooxda in Liverpool aysan ku guuleysan doonin Premier League isla markaana aysanba...
View ArticleKepa oo u faanay Caballero, waxaana suuro gal ah in Keydka la dhigo kulanka...
(London) 27 Feb 2019. Kepa ayaa keydka lagu cabi karaa kulanka caawa ay Chelsea ku wajihi doonto Tottenham tartanka Premier League. Goolhayaha reer Spain ayaa amar diido cad sameeyay Final kii Caraboa...
View Article“Bal ka waran haddii aan dabaal degan sameyn lahaa anigoo Mourinho ah maxaa...
(Europe) 27 Feb 2019. Jose Mourinho ayaa aaminsan inaan si sahlan lagu dhaafi lahayn haddii uu sameyn lahaa anshax xumadii ay dhawaan ku kaceen tababarayaasha Atletico Madrid iyo Tottenham Diego...
View ArticleTaageerayaasha Real Madrid marna ma ilaawi doonaan Sawiradan kuu muuqda ee...
(Spain) 28 Feb 2019. Kabtanka Real Madrid Segio Ramos ayaa sawirro lama ilaawaan ah laga qabtay xalay kaddib markii Real Madrid laga dhaliyay goolka saddexaad lugtii labaad ee afar dhammaadka Copa del...
View Article“Ronaldo ma joogo meeshaan ee warkiisa naga xira.”.- Casemiro oo hadlay...
(Spain) 28 Feb 2019. Casemiro ayaa wax laga waydiiyay tagista Ronaldo kaddib markii ay Real Madrid wax gool ah ka dhalin waysay Barcelona ciyaartii xalay ee lugta labaad ee semi final ka Copa del Rey...
View ArticleTaageerayaasha Barcelona oo ku Heesayay Magaca Cristiano Ronaldo kulankii...
(Madrid) 28 Feb 2019. Taageerayaasha Barcelona ee tirada yaraa kuwaa oo soo xaadiray Santiago Bernabeu kulankii xalay ay kooxdoodu 3-0 uga adkaatay Real Madrid lugtii labaad ee afar dhammaadka Copa del...
View ArticleBarcelona iyo Real Madrid oo Xalay bar-baro noqday…..(Yaa hogaanka qaban...
(Spain) 28 Feb 2019. Barcelona ayaa xalay u gudubtay Final ka Copa del Rey kaddib markii ay 3-0 ugu qubeeyeen Real Madrid. Guusha ayaa ka dhigan in iminka ay garbo siman yihiin kooxaha ugu tunka wayn...
View ArticleRASMI: UEFA oo Ganaax dul dhigtay Sergio Ramos
(Europe) 28 Feb 2019. UEFA ayaa ganaax labo kulan ah dul dhigtay kabtanka kooxda Real Madrid kaddib Jaalihii uu sida ula kaca ah u qaatay kulankii lugta hore ee wareega 16-ka Champions League ay Real...
View ArticleIsco oo lagu soo daray Safka Real Madrid ee Caawa wajahay Barcelona
(Madrid) 02 Maarso 2019. Real Madrid ayaa ku dhawaaqaday shaxda ay caawa kala hortageyso Barcelona is aragooda labaad ee horyaalka La Liga. Isbadelka ugu wayn ee ka cusub safka Los Blancos waa in dib...
View ArticleMarouane Fellaini oo guul farta ka saaray kooxdiisa cusub kulankiisii ugu...
(China) 02 Maarso 2019. Marouane Fellaini ayaa guul u horseeday kooxdiisa Cusub ee Shandong Luneng kaddib markii uu dhaliyay goolka madiga ah ay kaga adkaadeen Beijing Renhe. Joog dheeraha reer Belgium...
View ArticleLiiska Xiddigaha ugu Goysmada badan Yurub xilli ciyaareedkan oo la soo...
(Europe) 04 Maarso 2019. CIES ee aad u diraaseysa arrimaha ciyaaraha ayaa soo saartay liiska xiddigaha ugu goysmada badan 5-ta horyaalka ee ugu waa wayn Yurub kal ciyaareedkan iyadoona Ronaldo laga...
View Article“Dhabtii waa Fool Xun tahay, War adigana ha ooyin.”.- Sheeko aadan ogeyn oo...
(Madrid) 04 Feb 2019. Kulankii dhawaa ee El Clasico ee Real Madrid lagu dubtay 1-0 iyadoo ku ciyaareysay mininkeeda horyaalka La Liga ayaa waxaa ka dhacay sheekooyin kaa qarsoonaa inta uu kulanka...
View ArticleXiddigihii Saaxiibada ahaa ee Lukaku iyo Pogba oo Dagaalay iyo Tababare...
(Manchester) 05 Maarso 2019. Xiddigihii saaxiibada dhow ahaa ee Paul Pogba iyo Romelu Lukaku ayaa is qabtay kaddib guushii dirqiga ahayd ay axadii ka gaareen kooxda Southampton. Xiddiga qadka dhexe...
View ArticleTababaraha Man United Solskjaer kuma laaban karo Gurigiisa waxaana Sabab u ah...
(Manchester) 05 Maarso 2019. Tababaraha ku meel gaarka ah ee Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa baadi goob ugu jira guri uu dego maadaama uu ka soo guuray Lowry Hotel isla markaana lagu wado...
View Article“Waligeyba waxaan Taageere u ahaa Ajax.”. -Suarez oo ku raaxeysanaya jabkii...
(Europe) 06 Maarso 2019. Ajax ayaa u soo baxday wareega sidee dhammaadka Champions League kaddib markii ay 4-1 uga talaabsatay Real Madrid oo mininkeeda joogta taa oo keentay in Luis Suarez uu qiro...
View ArticleMaxaad kala socotaa waxa ay ka dhigan tahay Guul daradii Foosha xumeyd ee...
(Madrid) 06 Maarso 2019. Ajax ayaa xalay ihaaneysatay Real Madrid oo guul darro iyo waliba kubbad isagu dartay kaddib markii ay kaga adkaatay 4-1 xilli ay ku ciyaarayeen Bernabeu isla markaana ay ka...
View ArticleNeymar oo taageero wayn ka helay labo Halyeey oo soo maray Man United kaddib...
(Europe) 07 Maarso 2019. Manchester United ayaa xalay si lama filaan ah ugu soo gudbtay wareega sideed dhammaadka Champions League kaddib markii ay 3-1 uga adkaadeen PSG oo joogta mininkeeda. Cidna ma...
View ArticleSAWIRRO: Geesiyaashii xalay dhigay Mucjisada oo dib ugu soo laabtay Magaalada...
(Manchester) 07 Maarso 2019. Geesiyaashii guusha lama filaanka ah ka soo qaatay kooxda ka dhisan Paris ee PSG ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester. Inkastoo ay United horey u sameysay soo...
View Article