Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Luis Suarez oo loogu magac daray GAROON cusub…(Laacibka oohin jabsaday)+SAWIRRO

$
0
0

(Uruguay) 22 Juunyo 2017. Luis Suarez ayaa oohin jabsaday kaddib markii uu dib ugu laabtay markii ugu horreysay garoonkii uu ku soo bilaabay kubbada cagta ee ku yaala dalkiisa hooyo ee Uruguay.

Dhaliyaha Barcelona iyo reerkiisa ayaa dib ugu laabtay oo booqday kooxdiisii ugu horreysay ee Nacional halkaa oo garoon mac-mal ah oo laga furay loogu magac daray Luis Suarez.

Waxaa la arkayay laacibka oo ilmeenaya mar uu ka hadlayay xafladii lagu furayay garoonka loogu magac daray ee Luis Alberto Suarez pitch kaa oo ku yaala Montevideo.

“Dareenku waa qiiro iyo farxad,” Suarez ayaa sidaa ku yiri dadkii soo xaadiray goobta.

“Waqti dheer ma aan imaan karin halkan, qofkasta wuu fahmi doonaa maxaa yeelay arrinka la xiriira kalandarka taa oo ay adag tahay in heshiis laga gaaro.

“Waxaan doonay in caruurteyda ay arkaan halkaan ka imid, halka aan ku dhashay sida laacib kubbada cagta ah.”.

SAWIRRO:

suuuu

The Barcelona striker wipes away another tear during an emotional inauguration ceremony

The Barcelona and Uruguay striker started his career with Nacional as a teenager

Suarez and his daughter Delfina (left) and son Benjamin applaud during the ceremony

The returning hero took time to sign a Barcelona shirt for a fan at the pitch in Montevideo

Nacional have named a new synthetic pitch at their training complex after the striker

Suarez poses for a photograph with some of the players in Nacional's academy teams

Suarez and wife Sofia, and their children, receive gifts from Nacional on their visit 

The Uruguay international told the players of the future not to give up on their ambitions

Suarez and his family walk across the pitch at Nacional that has been named in his honour

The player and his family are presented with gifts as they made an emotional return home

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles