Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: 5-laacib uu hogaaminayo Gareth Bale oo ku farxi doona haddii uu...

(Madrid) 22 Juunyo 2017. Warar xasaasi ah oo ka imaanaya dalka Spain ayaa tibaaxaya ilaa 5 laacib oo ka tirsan Real Madrid ay aad ugu farxi doonaan haddii uu Cristiano Ronaldo isaga tago naadiga....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dani Alves oo dib u milicsaday Noloshiisii SABOOLNIMADA…+SAWIRRO

(Brazil) 22 Juunyo 2017. Daafaca Juventus Dani Alves ayaa dib ugu laabtay noloshiisii saboolnimada xilli uu isku diyaarinayo inuu lacago qaali ah ugu biiro kooxda Manchester City. Wakiilada daaficii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda agabka Sport-ga ee A-Z oo xaqiijisay in Zlatan Ibrahimovic uu ku...

(Europe) 22 Juunyo 2017. Shiradda agabka Isboortiga ee A-Z ayaa bixisay qishkii ugu waynaa in joog dheeraha reer Sweden ee kooxda Manchester United uu u dhaqaaqayo  horyaalka MLS ee dalka Mareykanka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo ku jeex jeexay saaxiibkii James Rodriguez…(EEG SAWIRKA)

(Europe) 22 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa ku camirtay oo su’aal ka keenay habka cusub uu tinta u sameystay saaxiibkii James Rodriguez. James oo uu shaki wayn ku jiro mustaqbalkiisa Real Madrid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Suarez oo loogu magac daray GAROON cusub…(Laacibka oohin jabsaday)+SAWIRRO

(Uruguay) 22 Juunyo 2017. Luis Suarez ayaa oohin jabsaday kaddib markii uu dib ugu laabtay markii ugu horreysay garoonkii uu ku soo bilaabay kubbada cagta ee ku yaala dalkiisa hooyo ee Uruguay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Paul Pogba oo ka soo muuqanaya HEES Rap ah

(Europe) 22 Juunyo 2017. Laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ayaa ka soo muuqaday heestii ugu dambeysay uu soo qaado inanka sida wayn u soo caan baxaya baryahan dambe ee balaayada ku ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CULUS: Zidane oo fasaxaya mid ka mid ah weeraryahanadiisa BBC si uu u...

(Europe) 23 Juunyo 2017. Sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Faransiiska in Zinedine Zidane uu wada hadalo qarasoodi ah uu la yeeshay dhaliyaha Monaco Kylian Mbappe uu ugu sheegay inuu fasaxayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiriirkii Jaceyl ee Neymar iyo Bruna Marquezine oo markale bur-buray…(Waa...

(Brazil) 23 Juunyo 2017. Neymar ayaa shaaciyay inay xiriirka isku jareen gacalisadiisa Bruna Marquezine. Kabtanka xulka Brazil ayaa  sanadii la soo dhaafay dib u soo cusbooneysiiyay xiriirka jaceyl uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arbeloa oo isaga fariistay ciyaaraha gabi ahaan

(Europe) 24 Juunyo 2017.  Daafaca ku guuleystay koobka adduunka ee Alvaro Arbeloa ayaa gabi ahaan isaga fariistay ciyaarista kubbada cagta. Xiddiga reer Spain ee soo qaatay waayaha qurxoon ayaa 58...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyuu Neymar dhab ahaantii ku biirayaa PSG????….(Laacibka oo hadlay)

(Catalonia) 19 Luulyo 2017. Waxaa dhawaan soo ifbaxay balse si dhaqsi leh ku baahay wararka sheegaya in Neymar uu ogolaaday inuu ku biiro kooxda PSG oo iyana ogolaatay inay bixiso lacagaha qaaliga ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ku sii dhawaaneysa soo xero galinta Alvaro Morata

(Europe) 19 Luulyo 2017. Warar ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa tibaaxaya in kooxda xafidaneysa Premier League ee Chelsea ay aad ugu dhow dahay soo xero galinta dhaliyaha Real Madrid ee Alvaro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Arsenal oo ku sumoobay cunno ay cuneen ka hor kulanka Bayern...

(China) 19 Luulyo 2017. Xiddigaha kooxda Arsenal ayaa ku sumoobay cunno ay cuneen ka hor kulankii ay dhawaan rigoorooyinka uga adkaadeen Bayern Munich kaddib markii ay ku kala bexeen bar baro 1-1...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ku guuleysatay tartanka Alvaro Morata…(Goorma ayuu imaanayaa...

(Europe) 19 Luulyo 2017. Naadiga Chelsea ayaa xaqiijisay inay adduun dhan 70 milyan kala heshiisay Real Madrid si ay uga soo qaadato dhaliyaha xariifka ah ee Alvaro Morata. Morata ayaa weli heshiis...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Barcelona oo ka degatay New York….+SAWIRRO

(New York) 19 Luulyo 2017. Naadiga Barcelona ayaa gaartay magaalada New York ee carliga Mareykanka halkaa ay ku ciyaari doonto kulamo saaxiibtinimo ay isugu diyaarineyso xilli ciyaareedka cusub....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Xiddiga ay sida wayn u doonayaan Barcelona ee Marco Verratti oo...

(Paris) 19 Luulyo 2017. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga PSG Marco Verratti ayaa iska badelay wakiilkiisa isagoona durba magacowday mid cusub. Verratti oo si wayn lala xiriirinayo Barcelona ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Alvara Morata ka yiri ku biiristiisa Chelsea????

(Los Angeles) 20 Luulyo 2017. Chelsea iyo Real Madrid ayaa ka heshiiyay qiimaha Alvara Morata iyadoo saakay lagu wado inuu laacibka soo gaaro London si uu u dhammeystiro inta ka harsan heshiiska isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ramos iyo Isco oo si aan caadi ahayn u macsalaameeyay Alvaro Morata

(Los Angeles) 20 Luulyo 2017. Waxaa la helay sawirro iyadoo uu Alvaro Morata macsalaameynayo kooxda Real Madrid oo ugu horreeyo tababare Zidane ka hor inta uusan maanta u soo duulin London si uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

N’Golo Kante oo ammaan ugu qubeeyay dhaliyaha cusub ee Arsenal Alexandre...

(China) 20 Luulyo 2017. Kubbad bur buriyaha Chelsea N’Golo Kante ayaa si aad ah u ammaanay saxiixa cusub ee Arsenal Alexandre Lacazette oo ku sheegay inuu yahay laacib fiican oo ku soo kordhay shaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Morata oo soo macsalaameeyay xiddigaha Real Madrid ka hor inta uusan...

(Los Angeles) 20 Luulyo 2017. Alvaro Morata ayaa lagu wadaa inuu saacdaha soo socdo ka soo dago magaalada London ee dalka Ingiriiska si uu tijaabada caafimaad ugu maro kooxda Chelsea oo iyadu xalay 70...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Iiga waran Chelsea waa sidee?.”. Morata oo talo ku aadan kooxdiisa cusub...

(London) 20 Luulyo 2017. Alvaro Morata ayaa maanta soo gaaray magaalada London si uu u dhammeystiro inta uga harsan heshiiska uu ugu biirayo Chelsea isla markaana ugu marayo tijaabada caafimaad....

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live