Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Diego Costa oo tababar adag ku sameynaya Xeebta….MUUQAAL+SAWIRRO

$
0
0

(Brazil) 27 Luulyo 2017. Gool dhalihii ugu sarreeyay Chelsea kal ciyaareedkii tagay ee Diego Costa ayaa xaalad jahwareer ah ku jira maadaama ay kooxdiisa af cad ku sheegtay inuusan qorshahooda ka mid ahayn isla markaana uusan weli koox cusub helin.

Balse laacibka gacmaha isma saaran oo wuxuu si daran uga saqeynayaa taam ahaanshihiisa iyadoo la soo sawiray isagoo tababar adag ku sameynaya xeebaha dalkiisa Brazil.

Conte ayaa la soo wareegay Alvara Morata, laakiin weli go’aan cad lagama gaarin mustaqbalka Costa inkastoo ay u badan tahay inuu kooxda ka tagi doono.

SAWIRRO:

Diego Costa was videoed doing some training on a beach in Brazil with a move no closer

The out-of-favour Chelsea man is rumoured to be on his old club Atletico Madrid's wishlist

Diego Costa had some helpers in his training routine on the golden sands in Brazil

MUUQAAL:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles