HORDHAC: Manchester United vs Barcelona…(Kooxda Jose oo kulankoodii ugu...
(Maryland) 26 Luulyo 2017. Machester United ayaa kulankeedii ugu dambeeyay ee saaxiibtinimo ku ciyaareysa America ka hor inta aysan kulamadeeda saaxiibtinimo ka sii wadan Yurub halka Barcelona ay...
View ArticleMaxaa looga hadlay shirarkii Jaraa’id ay xalay wada qabteen Barcelona iyo PSG???
(America) 26 Luulyo 2017. Waxaa isku aaday oo waqtiyo isku dhow noqday shirarkii Jaraa’id ay xalay qabanayeen kooxaha Barcelona iyo PSG taa oo qofkasta oo suuqa la socda dabcan dareen galisay. Wuxuu...
View ArticleLiverpool oo soo saartay xiddigaha uga qeyb galaya kulamada ay ku ciyaareyso...
(Berlin) 25 Luulyo 2017. Kooxda Liverpool ayaa soo saartay 30-ka laacib ee uga qeyb galeysa kulamada ay ku ciyaareyso dalka Jarmalka. Dhaliyahooda Sadio Mane kaa oo ka soo kabanaya dhaawicii ka soo...
View ArticleGOOGOOSKA & SAWIRRADA: Barcelona vs Manchester United 1-0
(Maryland) 27 Luulyo 2017. Manchester United ayaa waxaa soo gaaray guul daradii ugu horreysay intii ay waday kulamadeeda saaxiibtinimo kaddib markii ay Barcelona ku martay 1-0. Qeybtii hore ee dheesha...
View ArticleGOOGOOSKA & SAWIRRADA: Juventus oo jilbaha u aastay PSG 3-2…( Marchisio oo...
(Miami) 27 Luulyo 2017. Juventus ayaa 3-2 uga adkaatay kooxda PSG kulan saaxiibtinimo ay ku ciyaareen Miami kaa oo qeyb ka ahaa kulamada saaxiibtinimo ee tartanka International Champions Cup. Qeybtii...
View ArticlePogba iyo Jose Mourinho oo wada sheekeysi dheer xalay la yeeshay...
(Maryland) 27 Luulyo 2017. Sheekada Neymar ayaa ah tan loogu hadal heynta badan yahay suuqa kala iibsiga Yurub waqti xaadirkan iyadoo ay PSG laacibka si daran ugu raad joogto. Balse taageerayaasha Man...
View ArticleDiego Costa oo tababar adag ku sameynaya Xeebta….MUUQAAL+SAWIRRO
(Brazil) 27 Luulyo 2017. Gool dhalihii ugu sarreeyay Chelsea kal ciyaareedkii tagay ee Diego Costa ayaa xaalad jahwareer ah ku jira maadaama ay kooxdiisa af cad ku sheegtay inuusan qorshahooda ka mid...
View ArticleBarcelona oo dalabka ay ku dooneyso Coutinho qeyb uga dhigeysa Ivan Rakitic
(Spain) 27 Luulyo 2017. Barcelona ayaa dooneysa in kubbad qaabeeyaha Liverpool Philippe Coutinho ay badel waqti dheer uga dhigto xiddiga ka sii dhacaya ee Andres Iniesta. Wiilka reer Brazil ayaa la...
View ArticleAlvara Morata oo qarka u saarnaa AC Milan…(Maxaa maankiisa badelay oo uu u...
(Italy) 27 Luulyo 2017. Alvara Morata ayaa doonay inuu ka soo tago Real Madrid si uu boos joogta ah uga ciyaaro isla markaana uga soo muuqdo koobka adduunka. Manchester United ayaa ku raad joogtay 24...
View ArticleJuventus oo dalab rasmi ah ka gudbisay Keita Balde
(Torino) 27 Luulyo 2017. Juventus ayaa la warinayaa inay dalab 20 milyan oo euro ka gudbisay xiddiga Lazio ee Keita Balde kaddib markii ay Inter Milan isku dayday inay laacibkeeda Eder qeyb uga dhigto...
View ArticleTababare Yuu Cali oo ku soo hadlay Facebook kaddib markii uu 19-sano kaddib...
(Muqdisho) 27 Luulyo 2017. Tababare Yuusuf Cali Nuur ee loo garan ogyahay (Yuu Cali) ayaa shalay baal dahabi ah ka galay taariikhda kooxda Dekadda kaddib markii uu u gacan galiyay horyaalka heerka...
View ArticleGOOGOOSKA & SAWIRRADA: Man City oo Maraqa ka cabtay Real Madrid 4-1…(Da’yarka...
(America) 27 Luulyo 2017. Manchester City ayaa guul wayn ka gaartay camaaliqada Real Madrid oo ay ku fara saartay 4-1 kulan saaxiibtinimo oo ka tirsanaa International Champions Cup. Qeybtii hore ayaa...
View ArticleCesar Azpilicueta oo loo magacaabay Kabtan ku xigeenka Chelsea
(London) 27 Luulyo 2017. John Terry ayaa muddo dheer uu hayay xilka kabtannimo ee Chelsa kaddib ka tagay kooxda iyadoo xilkaasi uu dhaxlay daafaca kale ee reer England ee Gary Cahill oo goor dhow loo...
View ArticleGOOGOOSKA & SAWIRRADA: Inter Milan oo bur-bursatay Bayern Munich….(Eder oo...
(Singapore) 27 Luulyo 2017. Inter Milan ayaa beerka uga dhacday Bayern Munich kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan International Champions Cup oo ay uga adkaadeen 2-0. Qeybtii hore ayaa lagu kala baxay...
View ArticleCristiano Ronaldo oo doonaya in loo dhalo Lambarka uu wato oo CARUUR AH!!!!!!!!
(Europe) 27 Luulyo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa daaha ka rogay inuu doonayo inuu caruurtiisa gaarsiyo ilaa todoba cunug si ay u bar-bareeyaan Lambarka uu ku caan baxay ee CR7. Xiddiga Real Madrid ayaa...
View ArticleSergeo Ramos oo dib u bilaabay tababarka kooxda Real Madrid
(Los Angeles) 28 Luulyo 2017. Real Madrid ayaa helaysa war farxadeed kaddib markii uu tababarka kooxda dib ugu soo laabtay kabtankooda mashalaayaha ah ee Sergio Ramos. Daafaca reer Spain ayaa ka soo...
View Article6-sano iyo bar kaddib James Rodriguez iyo xaaskiisa oo kala tagay
(Europe) 28 Luulyo 2017. Lix sano iyo bar kaddib guurkoodii waxaa si rasmi ah u kala tagay James Rodriguez iyo xaaskiisa Daniela Ospina. Xiddigii hore ee Real Madrid ee dhawaan amaahda ugu biiray...
View ArticleAntonio Conte oo arinta Sanches kala hadlay Carlo Ancelotti
(Europe) 28 Luulyo 2017. Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa dalab goor dambe ah ka gudbiyay xiddiga Bayern Munich ee Renato Sanches. Conte ayaa xiiseynaya inuu xilli ciyaareedka soo aadan amaah ku...
View ArticleFADEEXAD CUSUB: Jeenyo iyo Waxool oo ku soo baxay musuq maasuq ciyaareed
(Muqdisho) 28 Luulyo 2017. Xiriirka kubbada cagta Soomaaliya ayaa baaritaan xoogan ku haya kooxda LL.PP. Jeenyo oo la tuhansan yahay inay si kas cad ah u fasaxday oo ay dhibcaha u siisay kooxda...
View ArticleChelsea oo bisha soo socota u dhaqaaqeysa saxiixa 3-dan laacib
(Europe) 28 Luulyo 2017. Chelsea ayaa weli xiiseynaysa soo xero galinta xiddiga Arsenal Oxlade-Chamberlain iyo daafaca Juventus Alex Sandro waxaana lagu wadaa inay u wada dhaqaaqdo bisha soo socota....
View Article