(Singapore) 27 Luulyo 2017. Inter Milan ayaa beerka uga dhacday Bayern Munich kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan International Champions Cup oo ay uga adkaadeen 2-0.
Qeybtii hore ayaa lagu kala baxay dheesha oo waxaa Inter Milan labada goolba madaxa ugu wada dhaliyay Eder kubbada ka kala yimid Bidix iyo Midig.
SAWIRRO+MUUQAAL:
Muuqaal:
Gool FM.