Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

HALIS: Cristiano Ronaldo oo BAS ka dhici gaaray

$
0
0

halis

(Skopje) 08 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldoa ayaa ku sigtay inuu dhaawac ka soo gaaro Bas uu ka dhici gaaray ka hor kulanka caawa ee Real Madrid iyo Man United koobka Super Cup.

Kaamirada ayaa waxay soo qabatay mar ay ciyaartoyda Los Blancos ka soo dagayeen Baska Kooxda Ronaldo oo lug u baxday isla markaana dhabar dhabar dhulka u tagi lahaa haddii uusan is celin lahayn.

Camaaliqada Spain ayaa dalka kulul ee Macedonia caawa kula ciyaari doonta kooxda Manchester United UEFA Super Cup iyadoo uu Jose Mourinho iyo Ronaldo ay kala wajihi doonaan kooxahoodii hore.

DAAWO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025