Pierre-Emerick Aubameyang oo shaaca ka qaaday halka uu ka ciyaari doono kal...
(Dortmund) 06 Agoosto 2017. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la hadal hayay inuu noqonayo badelka suuro galka ah ee Diego Costa, sidoo kale waxaa waqti dheer lala xiriirinayay inuu Liverpool kula...
View ArticleWAR CUSUB: Barcelona oo Talaadada soo bandhigi karta Philippe Coutinho
(Catalonia) 06 Agoosto 2017. Barcelona ayaa Philippe Coutinho soo bandhigi karta Talaadada soo socota iyadoo camaaliqada Spain ay ku kalsoon tahay in dalabkoodii ugu dambeeyay ee 120 milyan oo bound...
View ArticleReal Madrid maaliyada caddaanka ah kuma ciyaari doonto kulanka UEFA Super Cup...
(Europe) 06 Agoosto 2017. Real Madrid ayaa talaadada soo socota European Super Cup Skopje ee dalka Macedonia kula ciyaari doonta kooxda Manchester United. Koobkan waxaa ciyaara kooxaha ku soo kala...
View ArticleMaxay tahay sababta ay Sanchez iyo Ozil u seegeen kulanka iminka ee Chelsea...
London) 06 Agoosto 2017. Arsene Wenger ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta ay Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez u seegeen kulanka Community Shield ee iminka gegada Wembley ku dhex maraya kooxaha Chelsea iyo...
View ArticleMaxaa ka Qaldanaa habkii Rigoorooyinka loo tuuray kulankii Chelsea iyo...
(London) 06 Agoosto 2017. Arsenal ayaa Rigoorooyin ku tuntay Chelsea Community Shield kaddib markii uu waqtiga caadiga ay ciyaartu ku idlaatay 1-1, balse waxaa yaab ahayd oo ay cid kasta is waydiisay...
View ArticleFrank Lampard iyo Steven Gerrard oo si kala duwan u saadaaliyay 4-ta sare ee...
(England) 06 Agoosto 2017. Rugcadaayadii hore ee Premier League Frank Lampard iyo Steen Gerrard ayaa argti aad u kala duwan ka qaba habka ay 4-ta sare kooxaha ugu dhammeysan doonaan Premier League kal...
View ArticleArsene Wenger oo la hadlay taageerayaasha Arsenal kaddib markii ay Chelsea ka...
(London) 06 Agoosto 2017. Arsenal ayaa rigoorooyin 4-1 ah Chelsea uga qaaday Community Shield kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay 1-1 waqtiga loogu tala galay. Arsene Wenger ayaa sheegay kulanka...
View ArticleWesley Sneijder oo Nice kula midoobaya Mario Balotelli
(Nice) 07 Agoosto 2017. Wesley Sneijder ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda tijaabada caafimaad u maro kooxda hamiga badan ee Nice ee ka ciyaarta horyaalka Ligue 1 ee dalka Fransiiska. Labada...
View ArticleQorshaha AC Milan kuma jirin inay la soo saxiixato BONUCCI…(Haddaba sidee ku...
(Milano) 07 Agoosto 2017. Waa sheeku ku bilaabatay kaftan balse dhab dhab ku biyo shubatay iyadoo ay Milan beeso jeebka ugu shubtay Juventus isla markaana ay ka soo qaadatay daafacooda birta ah ee...
View ArticleSAWIRRO: Real Madrid iyo Manchester United oo u duulay Skopje kahor...
(Europe) 07 Agoosto 2017. Kooxaha Manchester iyo Real Madrid ayaa saakay u wada safray magaalada Skopje ka hor kulankooda habeen dambe ee UEFA Super Cup. Cristiano Ronald oo goor dhow uun dib ugu soo...
View ArticleUEFA oo biririf biyo cabaal ah u fasaxaysa xiddigaha Real Madrid iyo Man...
(Europe) 07 Agoosto 2017. Xiddigaha Real Madrid iyo Manchester United ayaa loo ogolaan doonaa biririf biyo Cabaal ah kulanka habeen dambe ee UEFA Super Cup waa haddii kuleelka Skopje uu sii socdo ilaa...
View ArticleCAJIIB: Mourinho oo noqday Macallinkii ugu horreeyay oo 1-Bilyan ku qarash...
(Europe) 07 Agoosto 2017. Macallinka Manchester United Jose Mourinho ayaa si Rasmi ah u noqday tababarihii ugu horreeyay taariikhda oo 1 Billion oo bound ku qarash gareeya suuqa kala iibsiga...
View ArticleKooxaha lacagta ugu badan iyo tan ugu yar ku qarash gareeyay SUUQA Premier...
(England) 07 Agoosto 2017. Waxaa la soo saaray kooxaha lacagta ugu badan iyo tan ugu yar ku qarash gareeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee Premier League tan iyo 1992-93. Kooxaha Ingiriiska ayaa si...
View ArticleGOOGOOSKA & SAWIRRADA: Barcelona oo xareysatay koobkeeda Joan Gamper kaddib...
(Catalonia) 08 Agoosto 2017. Lionel Messi, Luis Suarez, Sergio Busquets, Gerard Deulofeu iyo Denis Suarez ayaa shabaqa wada tagay ciyaartii xalay ay Barcelona 5-0 uga adkaatay kooxda Chapecoense oo ku...
View ArticleHALIS: Cristiano Ronaldo oo BAS ka dhici gaaray
(Skopje) 08 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldoa ayaa ku sigtay inuu dhaawac ka soo gaaro Bas uu ka dhici gaaray ka hor kulanka caawa ee Real Madrid iyo Man United koobka Super Cup. Kaamirada ayaa waxay...
View ArticleSAFAFKA laga yaabo inay caawa ku soo galaan Mourinho iyo Zidane kulanka Super...
(Skopje) 08 Agoosto 2017. Gegada Philip II Arena ee ku taala magaalada Skopje ee dalka Macedonia ayaa waxaa caawa fooda isku dari doona Manchester United iyo Real Madrid koobka Super Cup. Jariiradda...
View ArticleWaa kuwee kooxaha inta ugu badan ku guuleystay UEFA Super Cup…(Halkee kaga...
(Europe) 08 Agoosto 2017. Waxaa caawa is qaban doona muruq waynta Yurub ee Real Madrid iyo Manchester United oo ku balansan UEFA Super Cup maadaama ay soo kala qaadeen Champions League iyo Europe...
View ArticleMA Wiilaa mise waa Gabar uurka cusub ee loo leeyahay Cristiano Ronaldo?
(Madrid) 08 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo ayaa horaantii xagaaga shaaciyay inay uur u leedahay gacalisadiisa cusub ee Georgina Rodriguez. October ama November ayaa la filayaa in xiddiga reer...
View ArticleRASMI: Naadiga Woxool oo ka bad-baaday inay u laabato horyaalka heerka 2-aad...
(Muqdisho) 08 Agoosto 2017. Dadaal dheer kaddib kooxda Woxool ayaa xaqiiqsatay inay baaqi ku sii ahaaneyso horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya isla markaana aysan dib ugu laaban doonin heerka...
View Article“kama iibinayo xitaa haddii ay bixiyaan Miisaankiisa oo DAHAB ah.”’....
(Europe) 08 Agoosto 2017. Real Madrid iskama iibin doonto Cristiano Ronaldo xitaa haddii kooxaha doonaya laacibka ay miiska soo saaraan miisaankiisa oo dahab ah sida uu sheeganayo madaxwaynaha kooxda...
View Article