Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Maxaa dhacay markii ay is arkeen Ronaldo iyo Messi ka hor inta uusan bilaaban kulankii El Clasico??

$
0
0

cr

(Catalonia) 16 Agoosto 2017. Real Madrid ayaa 3-1 uga adkaatay Barcelona lugtii hore ee Supercope ee goor dhaweyd lagu soo ciyaaray gegada Camp Nou.

Xiddigaha ugu shidan kubbada cagta waqtigan ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa inta aysan bilaaban isku soo gacan qaaday kanaalka loogu soo duso garoonka.

“Sidee tahay Leo.” Ronaldo ayaa sidaa ku yiri Messi.

Lionel Messi ayaa isna ku jawaabay:

“Fiican, adna.”.

Labada laacib ee abaal marinta Ballon d’Or ku dagaalamayay 10 kii sano ee ugu dambeysay ayaa marar badan ka hadlay inaysan wax cadaawad ah ka dhaxeyn.

Sikastaba Ronaldo ayaa kulankaa looga saaray Kaarka cas oo markii dambe isku rogay Ganaax 5-kulan ah kaddib markii uu kala tuuray garsooraha ciyaarta, wuuna ka maqnaan doonaa kulanka lugta labaad ee Supercope ee caawa ka dhici doona Bernabeu.

Halkan ku DHUFO si aad u aragto sida ay isku gacan qaadeen MESSI iyo RONALDO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles