Zidane oo Ronaldo dartii ganaax ku muteysanaya..(Sidee????)
(Madrid) 16 Agoosto 2017. Haddii uu Ronaldo ganaax 5 kulan ah ku muteystay garsooraha uu kala tuuray kulankii El Clasico ee lugta hore ee Supercope ku darso Zidane ayaa isna ganaax lacageed ku...
View ArticleMaxaa dhacay markii ay is arkeen Ronaldo iyo Messi ka hor inta uusan bilaaban...
(Catalonia) 16 Agoosto 2017. Real Madrid ayaa 3-1 uga adkaatay Barcelona lugtii hore ee Supercope ee goor dhaweyd lagu soo ciyaaray gegada Camp Nou. Xiddigaha ugu shidan kubbada cagta waqtigan ee...
View ArticleCristiano Ronaldo oo markii ugu horreysay ka hadlay ganaaxa 5-ta kulan ee la...
(Madrid) 16 Agoosto 2016. Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay oo ka soo horjeestay ganaaxa 5-ta kulan ee la dul dhigay isagoona ku tilmaamay mid laga bad badiyay isla markaana wax lagu qoslo ah. Xiddiga...
View Article“Waa markii ugu horreeysay aan dareemo inay naga heer sareeyaan Real...
(Madrid) 17 Agoosto 2017. Gerard Pique ayaa qiray inuu markii ugu horreysay dareemayo inay ka liitaan ama ka heer hooseeyaan kooxda Real Madrid kaddib markii xalay looga adkaaday 2-0 isla markaana...
View ArticlePSG oo Twitter-ka uga jeex jeexday Barcelona kaddib guul daradii xalay ee El...
(Paris) 17 Agoosto 2017. PSG ayaa qori ku sii muday boogtii ay Xalay Real Madrid u yeeshay Barcelona kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0 lugtii labaad ee Supercope. Lugtii hore ee Nou Camp ayaa ku soo...
View ArticleLionel Messi oo kulankii xalay aflagaado xun ku riday Sergio...
(Madrid) 17 Agoosto 2017. Barcelona ayaa waxaa xalay jab xun ka soo gaaray kooxda ay sida aadka u coltamaan ee Real Madrid kuwaa oo isugu daray kubbad iyo inay ka qaadaan Supercope. Xiddiga aamusnaanta...
View Article“Waa inaan ku laabtaa Atletico Madrid,” Diego Costa
(Europe) 17 Agoosto 2017. Weeraryahanka Chelsea Diego Costa ayaa u duulaya Spain si uu ugu qasbo Chelsea inay fasaxdo. Xiddiga reer Spain ayaa soo saaray bayaan uu ku caddeynayo rabitaankiisa ku...
View ArticleManchester United oo jago tababaranimo u soo bandhigeysa Zlatan Ibrahimovic
(Manchester) 17 Agoosto 2017. Jose Mourinho ayaa door tababaranimo u soo bandhigi doona Zlatan Ibrahimovic si uu heshiis cusub ugu saxiixo kooxda. Joog dheeraha reer Sweden ayaa iminka garoomada uga...
View ArticleAntonio Conte Liiskaba uguma jirin Alvaro Morata!!..(Wuxuu doonayay 3-dan...
(Europe) 17 Agoosto 2017. Chelsea ayaa adduun dhan 70-milyan ku khasirtay dhaliyihii Real Madrid ee Alvaro Morata balse waxaa la warinayaa in Antonio Conte uusanba liiska ugu jirin isla markaana uu...
View ArticleGoolhaye Victor Valdes oo gabi ahaan isaga fariistay ciyaaraha xilli ay kooxo...
(Europe) 17 Agoosto 2017. Goolhaye Victor Valdes ayaa gabi ahaan iska laalay kabaha ciyaaraha xilli ay doonayeen kooxo waa wayn oo ka dhisan Yurub oo ay ka mid yihiin Deportivo iyo Sporting Lisbon....
View ArticleKAAF IYO KALA DHEERI: Bal arag Taageerayaashii Paulinho iyo Neymar ku soo...
(Catalonia) 17 Agoosto 2017. Barcelona ayaa Nou Camp ku soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Poulinho kaa oo ay 40-milyan kaga soo iibsatay kooxda Shiineeska ee Guangzhou Evergrande. Inkastuu yahay...
View ArticleDEG DEG: Real Madrid oo tirada ugu badan ku leh Liiska Musharaxiinta abaal...
(Madrid) 17 Agoosto 2017. Fifa ayaa soo saartay laacibiinta u sharaxan abaal marinta xiddigaha ugu fiican ee The Best sanadka 2017 iyadoo ay ciyaartoyda ugu badan ku leeyihiin ku guuleystayaasha...
View ArticleRASMI: Xasaasi, Meyma, Shaarkeey iyo Hoomeey oo ku wada biiray...
(Muqdisho) 17 Agoosto 2017. Kooxda Horseed ayaa kal ciyaareedka cusub bilowday inay si xoogan isku qalabeyso kaddib markii ay la soo wareegtay 4 laacib oo hor leh. Kooxda Ciidanka Xooga Soomaaliyeed...
View ArticleGEERI NAXDIN LEH: Guddoomiyaha Garsoorayaasha Soomaaliya oo la toogtay
(Muqdisho) 17 Agoosto 2017. Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, waxaa caawa muqdisho lagu dilay guddoomiyihii waaxda garosoorka xiriirka kubada cagta Soomaaliya. Gudoomiyaha Garsoorayaasha...
View ArticleCristian Ronaldo iyo Mateo Kovacic oo seegay tababarka Real Madrid
(Madrid) 19 Agoosto 2017. Mateo Kovacic iyo Ronaldo ayaa maanta seegay tababarka Real Madrid xilli ay cad cadka berito ciyaari doonaan kulankoodii ugu horreeyay La Liga xilli ciyareedka cusub. Los...
View ArticleBarcelona oo berito kulankeeda furitaanka La Liga ku ciyaari doonta maaliyado...
(Spain) 19 Agoosto 2017. Barcelona ayaa kulankeeda furitaanka horyaalka La Liga ee berito ku ciyaari doonta maaliyado aan Magac ku qorneyn. Barca ayaa kulankeeda ugu horreeyay ee La Liga berito ku...
View Article“Yaan Matic lagu mar-marsiyoon.”. Jose Mourinho oo ku dhago hadlay Conte
(Manchester) 19 Agoosto 2017. Inkastoo ay Chelsea si xarago leh u hanatay Premier League kal ciyaareedkii tagay misane waxay iminka u muuqataa mid mashaqeysan. Waxaa ka tagay Matic oo lagu hubeeyay...
View Article“Iib Maaha Kovacic.”. Real Madrid oo u deyrisay Juventus
(Madrid) 19 Agoosto 2017. Real Madrid ayaa soo diiday dalab ku kacaya adduun dhan 70 milyan oo bound oo ay Juventus kaga dooneysay xiddigeeda qadka dhexe ee Mateo Kovacic. Laacibka reer Croatia ayaa...
View ArticlePogba oo daaha ka rogay wixii uu Garsooraha ku yiri mar uu Kaarka Cas u taagi...
(Manchester) 19 Agoosto 2017. Manchester United ayaa 4-0 ku xaaqday kooxda Swansea City ciyaar uu Pogba ku sigtay in loo taago kaarka cas. Ciyaarta oo ahayd 0-0 daqiiqadii 26-aad, laacibka labaad ee...
View ArticleSHALAY iyo MAANTA: Pogba oo xariga loo jaray …(EEG sida uu weerarka ugu raftay)
(Manchester) 19 Agoosto 2017. Paul Pogba ayaa ugu dambeyn muujinaya tiisa ugu fiican kaddib markii xariga loo jaray oo laga qafiifay shaqadii xooganeyd uu ka qaban jiray dhanka daafaca ee kooxda 12...
View Article