Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Manchester United oo jago tababaranimo u soo bandhigeysa Zlatan Ibrahimovic

$
0
0

zlatan

(Manchester) 17 Agoosto 2017. Jose Mourinho ayaa door tababaranimo u soo bandhigi doona Zlatan Ibrahimovic si uu heshiis cusub ugu saxiixo kooxda.

Joog dheeraha reer Sweden ayaa iminka garoomada uga maqan dhaawac halis ah oo ka soo gaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee qandaraaska uu ku joogay Old Trafford, balse waxaa durba la qabtay wada hadalo dib loogu soo celinayo kooxda.

Zlatan Ibrahimovc hit 17 goals last term despite finishing early through injury

Jariiradda The Independent ayaa sheeganeysa in la magac dhabay jago uu kaga mid noqonayo tababarayaasha kooxda isla markaana ku ciyaari karo iyadoo uu Jose Mourinho damacsan yahay inuu Zlatan waqti dheer ku sii hayo kooxda.

Xaalada 35 jirka ayaa iminka ah mid wacan kaddib muuqaalo tababar oo khatar ah uu soo dhigay baraha bulshada waxaana lagu wadaa inuu goor dhow dib u xirto maaliyada casaanka ah.
Zlatan has been determined to step on the gas during his rehabLaakiin Mourinho ayaa qorshe dheer ka leh Ibra iyadoo uuna doonayo inuu saameyn ku yeesho da’yarta u soo baxeysa kooxda.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles