Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sadio Mane oo guul ku hogaamiyay Liverpool…+SAWIRRO

(Liverpool) 19 Agoosto 2017. Liverpool ayaa 1-0 kaga adkaatay kooxda Crystal Palace kulankoodii labaad ee horyaalka Premier League kal ciyaareedka cusub. Qeybtii hore dheesha ayaa lagu kala nastay 0-0...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappe iyo tababaraha Monaco oo isku dhacay…(Laacibka oo laga ceyriyay…)

(Monaco) 19 Agoosto 2017. Kylian Mbappe ayaa laga saaray tababarka kooxda iyadoona loo diray gurigiisa kaddib markii ay isku dheceen tababaraha kooxda ee Leonardo Jardim. Sheekada ayaa waxay sii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaaraha Kubbada Cagta Soomaaliya oo gabi ahaanba la joojiyay muddo Usbuuc ah!!

(Muqdisho) 19 Agoosto 2017. Waxaa la joojiyay ciyaaraha kubbada cagta ee Soomaaliya muddo 7 maalmood ah oo ka bilaabaneysa maanta iyadoo loogu baroor diiqayo allaha u naxariistee Cusmaan Jaamac...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Paulinho oo ka maqan xiddigaha ay Barcelona u soo xulatay kulanka...

(Catalonia) 20 Agoosto 2017. Barcelona ayaa caawa heli doonin adeega xiddigooda cusub ee Paulinho kulankooda furitaanka horyaalka La Liga ay ku wajahayaan Real Betis sababo la xiriirta dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kovacic oo dhaawac ku maqan iyo Ronaldo oo ganaaxan…(Real Madrid oo soo...

(Madrid) 20 Agoosto 2017. Mateo Kovacic ayaa dhaawac miskigta ah looga saaray kulanka Real Madrid ay caawa ku furan doonto horyaalka La Liga iyadoo  wajihi doonta Deportivo La Corun. Sidoo kale waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo 200 oo milyan ku qarash gareynaya 5-tan laacib

(London) 20 Agoosto 2017. Antonio Conte ayaan ka faaruqin suuqa kala iibsiga oo wuxuu qorsheynayaa iminka inuu 200 milyan oo bound ku qarash gareeyo 5 laacib oo hor leh. Kooxda xafidaneysa Premier...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo Sigaar cabista ka mamnuucday Carlo Ancelotti!

(Munich) 20 Agoosto 2017. Agaasimaha cusub ee ciyaaraha kooxda Bayern Munich Hasan Salihamidzic ayaa hirgalinaya shuruuc cusub iyadoo uu Sigaar cabista ka ganaaxay tababare Carlos Ancelotti inta uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay kulanka London Derby ee Tottenham iyo...

(London) 20 Agoosto 2017. Kooxaha Tottenham iyo Chelsea ayaa fiidkii isku food saari doona Wembley Stadium kulankoodii labaad ee Premier League kal ciyaareedka cusub. Blues ayaa guul darro ku furatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinka la go’aaminayo mustaqbalka Philippe Coutinho oo la ogaaday

(Europe) 20 Agoosto 2017. Mustaqbalka Philippe Coutinho ayaan weli wax go’aan rasmi ah laga gaarin xilli uu laacibka garoomada uga maqan yahay dhaawac dhabarka ah. Warar dhawaan gal ah oo ka imaanaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Macaani iyo Catoosh oo ka tagay kooxda xafidaneysa horyaalka...

(Muqdisho) 20 Agoosto 2017. Dekadda oo dhawaan uun ku guuleysatay horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya muddo 19 sanadood ah kaddib ayaa waxay lumisay labo xiddig oo aad u muhiim ah shaxdeeda. Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CAJIIB: Dalka Qatar oo soo bandhigay garoon loo ekeysiyay Koofiyada...

(Doha) 20 Agoosto 2017. Dalka Qatar ayaa waxaa ka socota howsha lagu dhisayo garooma dhowr ah maadaama ay marti galinayaan koobka adduunka ee 2022. Al Thumama wuxuu ahaa garoonkii ugu dambeeyay oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GOOL GOOL DHAAFAY: 44-baas kaddib ayaa la dhaliyay…(Daawo goolkii xalay ee...

(Madrid) 21 Agoosto 2017. Real Madrid ayaa xalay dhalisay gool wadareed aan innaba caadi ahayn kaddib markii ay dhammaan kubbada wada taabteen xiddigaha kooxda xitaa Goolhaya kulankoodii furitaanka La...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Samir Nasri oo si diiran loogu soo dhaweeyay Turkiga

(Antalya) 21 Agoosto 2017. Samir Nasri aya si wayn loogu soo dhaweeyay dalka Turkiga ka hor inta uusan dhammeystirin heshiiska uu ugu biirayo kooxda Antalyaspor. Laacibkii hore ee Arsenal ayaa waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo si dhab ah ugu fikiraya inuu ka tago Barcelona iyo Man City...

(Catalonia) 21 Agoosto 2017. Manchester City ayaa la kulantay wakiilada Lionel Messi si ay uga wada hadlaan heshiis suuro gal ah uu ugu soo dhaqaaqayo Etihad Stadium. Laacibka reer Argentina ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo iminkaba isaga hartay loolanka Premier League…(Aqri...

(London) 21 Agoosto 2017. Haa, waa sax xilli ciyaareedka cusub ee Premier League waa bilow oo waxaa la soo ciyaaray labo kulan oo qura misane tiro koob la soo saaray waxay sheegayaan in Arsenal aysan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kondogbia oo ku biiray Valencia

(Valencia) 21 Agoosto 2017. Naadiga Valencia ayaa dhammeytirtay saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Inter Milan Geoffrey Kondogbia oo ay kula wareegtay hal sano oo amaah ah oo waliba leh dooq ay ku iibsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marchisio oo doonaya inuu ka tago Juventus iyo Chelsea oo jiirada u taagan

(Torino) 21 Agoosto 2017. Claudio Marchisio ayaa doonaya inuu isaga tago Juventus inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagan. Chelsea ayaana u soo ifbaxeysa sida inay tahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa inaan ku dayanaa Premier League.”. Sergio Ramos oo furka ku tuuray...

(Madrid) 21 Agoosto 2017. Kabtanka Real Madrid ayaa aaminsan in garsoorayaasha Premier League ay aad uga dabacsan yihiin kuwa horyaalka La Liga isagoona soo jeediyay in Garsoorayaasha horyaalka Spain...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wayne Rooney oo Taariikh sameeyay kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyay Man City

(Manchester) 22 Agoosto 2017. Wayne Rooney ayaa baal dahabi ah ka soo galay taariikhda Premier League kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyay Manchester City kulankii ku idlaaday 1-1. Xiddiga ugu goolasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jack Wilshere oo la ganaaxayo…(Bal arag wuxuu sameeyay)…SAWIRRO+MUUQAAL

(England) 22 Agoosto 2017. Jack Wilshere ayaa wajahaya ganaax kaddib  markii uu dagaal kiciyay isla markaana uu qaatay kaarka cas mar uu ka soo muuqaday kulan ay ciyaarayeen xiddigaha ka yar...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live