(Madrid) 20 Agoosto 2017. Mateo Kovacic ayaa dhaawac miskigta ah looga saaray kulanka Real Madrid ay caawa ku furan doonto horyaalka La Liga iyadoo wajihi doonta Deportivo La Corun.
Sidoo kale waxaa dhaawac ku maqan Jesus Vallejo halka Cristiano Ronaldo uu ku maqan yahay ganaax 4 kulan oo horyaalka La Liga kaddib markii uu kala tuuray garsooraha lugtii hore ee Supercope.
Zidane ayaa xiddigahan u diyaarsada kulanka caawa:
GOOLHAYE: Keylor, Casilla and Luca Zidane.
DAAFACA: Carvajal, Nacho, Ramos, Varane, Marcelo and Theo.
QADKA DHEXE: Casemiro, Marcos Llorente, Kroos, Modric, Isco, Ceballos and Asensio.
WEERARKA: Benzema, Bale and Lucas Vazquez.
Gool FM.