Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Karoos miyuu ka rabay Mise goolkuu bartilmaameedsanayay?..(Daawo goolkii Kane)

$
0
0

kane

(England) 10 Sebt 2017. Dhaliyaha Tottenham Harry Kane ayaa gool caaqibo leh dhaliyay kulankii ay shalay ka adkaadeen naadiga Everton horyaalka Premier League.

Wuxuu goolka ka dhaliyay meel 35 Yard u jirta balse dood ayaa laga keenay inuu goolka ula dan lahaa mise Inuu Karoos ka waday.

Haddaba daawo oo adiga go’aami Ma Karoos mise Goolkuu bartilmaameedsanayay?

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles