Ivan Perisic oo heshiis waqti dheer u saxiixay Inter Milan
(Milano) 08 Sebt 2017. Ivan Perisic ayaa heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay Inter Milan isagoona meel iska dhigay wararkii la xiriirinayay Man United. Laacibka ayaa u saxiixay kooxdiisa...
View ArticleAbaal marinta laacibka iyo tababaraha Bisha ee Premier League oo la bixiyay
(England) 08 Sebt 2017. Jose Mourinho ayaa guulo ku hogaamiyay Man United saddexdii kulan ay ciyaartay Premier League iyadoo xitaa wax gool ah laga dhalin balse saas ay tahay kuma guuleysan abaal...
View ArticleDEG DEG: Waaberi oo loo caleemo saaray koobka Degmooyinka
(Muqdisho) 08 Sebt 2017. Waaberi ayaa loo caleemo saaray tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir kaddib markii ay 3-1 ku dubteen Degmada Hodan. Qeybtii hore ee dheesha ayaa caawa lagu kala nastay 2-0 oo...
View ArticleShax isku dhaf ah oo laga sameeyay Man City iyo Liverpool ka hor kulankooda...
(Manchester) 08 Sebt 2017. Kooxha Manchester City iyo Liverpool ayaa beri isku qaban doona kulan ka tirsan Premier League. Kooxaha ayaa isku dhibco ah saddexdii kulan ee la soo ciyaaray taa oo la...
View Article3-dan laacib oo seegaya kulanka maanta ee Real Madrid
(Madrid) 09 Sebt 2017. Kulanka maanta duhurkii ay Real Madrid la yeelan doonto kooxda Levante ayaa waxaa wada seegi doona goolhaye Keylor Navas, Luka Modric iyo Cristiano Ronaldo. Navas iyo Modric...
View ArticleWeerarka ugu qaalisan kubbada cagta MCN….(Mbappe oo gool ku furtay...
(France) 09 Sebt 2017. PSG ayaa dhistay weerar aan innaba caadi ahayn kaa oo ku kacaya qiimihii ugu badnaa ebid, laacibka ugu qaalisan adduunka Neymar 198 milyan oo bound, laacibka labaad ee ugu...
View ArticleKulanka Maanta ee Real Madrid oo micno Gaar ah u sameynaya Toni Kroos
(Madrid) 09 Sebt 2017. Kulanka ay maanta Duhuradii Real Madrid la ciyaari doonto naadiga Levante ayaa micno gaar ah ugu fadhiya xiddiga reer Germany ee Toni Kroos. Wuxuu noqon doonaa kulankiisii...
View Article9-ciyaaryahan oo la ganaaxay 12-kulan kaddib weerar ay ku qaadeen Garsooraha
(Nigeria) 09 Sebt 2017. Sagaal ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda FC Ifeanyi Ubah ee ka ciyaarta horyaalka koowaad ee Nigeria ayaa qoorta loo suray 12 kulan oo ganaax ah kaddib markii ay weerareen...
View Article“Waa la heli karaa Hazard laakiin ma hubo Drinkwater.”. Antonio Conte
(London) 09 Sebt 2017. Xiddiga indhaha u ah Chelsea ee Eden Hazard ayaa ugu dambeyn maanta u safan doona kooxdiisa marka ay galabta wajahayaan Leicester City kaddib dhaawac uu ka soo laabtay. Xiddiga...
View ArticleToni Kroos oo maaliyadii uu ku garaacay Barcelona iyo Biladiisa ugu deeqay...
(Madrid) 09 Sebt 2017. Toni Kroos ayaa aas aasay hey’ad samafal ah sadde sano ka hor isagoo uga golahaa inuu ku caawiyo caruurta xanuusan, laacibka reer Germany ayaana go’aansaday inuu tabarruco qaar...
View ArticleKlopp oo soo laabashada Coutinho ku matalay Lamaane is furay oo dib isugu soo...
(England) 09 Sebt 2017. Jurgen Klopp ayaa ka warqaba in Liverpool ay u taalo howl adag ee ah sidii loo soo celin lahaa xiriirkoodii wacnaa ee kala dhexeeyay Philippe Coutinho. Macallinka Reds ayaa...
View ArticleKaroos miyuu ka rabay Mise goolkuu bartilmaameedsanayay?..(Daawo goolkii Kane)
(England) 10 Sebt 2017. Dhaliyaha Tottenham Harry Kane ayaa gool caaqibo leh dhaliyay kulankii ay shalay ka adkaadeen naadiga Everton horyaalka Premier League. Wuxuu goolka ka dhaliyay meel 35 Yard u...
View ArticleMaxaa xalay kala qabsaday Mourinho iyo Mark Hughes?
(England) 10 Sebt 2017. Tababaraha naadiga Stoke City Mark Hughes iyo Jose Mourinho ayaa is qab qabsi dhex maray dheeshii xalay ay Man Uited iyo Stoke ku kala bexeen 2-2. Ilo wareed la helay ayaa...
View ArticleEL CLASICO: Real Madrid iyo Barcelona oo la daawan doono waqti Galab ah
(Spain) 11 Sebt 2017. Madaxa La Liga Javier Tebas ayaa shaaciyay goorta iyo waqtiga la ciyaari doono kalanka ugu horreeya El Clasico ee kal ciyaareedkan cusub. Santiago Bernabéu ayuu kulanku ka dhici...
View ArticleFrank De Boer oo laga xayuubiyay xilka Crystal Palace 4-kulan uun kaddib
(England) 11 Sebt 2017. Tababare France De Boer ayaa laga ceyriyay kooxda Crystal Palace kaddib afar kulan uu qura uu ku hogaamiyay Premier League. Shir gaaban oo saakay la yeeshay, Guddoomiyaha...
View Article“Waxaan doonayaa inaan markale ciyaaro kubbada cagta.”. Abou Diaby
(Europe) 11 Sebt 2017. Laacibkii hore ee kooxaha Arsenal iyo Marseille ayaa qiray inuu ku fikiray inuu gabi ahaan isaga fariisto kubbada cagta balse uu iminka eeganayo inuu dib ugu soo laabto...
View ArticleRugcadaagii hore ee Chelsea Didier Drogba oo ka hadlay sida uu u arko Morata
(London) 11 Sebt 2017. Halyeygii Chelsea Drogba ayaa ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay sida uu howsha ilaa iminka ku wado saxiixa cusub ee Blues Alvaro Morata. Dhaliyaha reer Spain ayaa Chelsea...
View Article“Iminka waa waqtigii aan ku guuleysan lahayn Champions League.”. Eden Hazard
(London) 11 Sebt 2017. Chelsea ayaa dib ugu soo laabatay Champions League kaddib markii ay seegtay sanadii la soo dhaafay maadaama ay meel xun ka dhacday xilli ciyaareedkii 2014/15. Eden Hazard ayaa...
View ArticleReal Madrid oo soo saartay SAWIRRADEEDA Rasmiga ah ee kal ciyaareedka 2017/18
(Madrid) 11 Sebt 2017. Real Madrid ayaa soo saartay sawirrada Rasmiga ah ee xilli ciyaareedka cusub ee 2017/18. Waxaa ka soo muuqanaya shaxda oo dhammeystiran, Kabtannada, kuwa ka soo baxay...
View ArticleMan City oo noqotay kooxda ay shaxdeeda ugu qaalisan tahay kubbada cagta
(Europe) 12 Sebt 2017. Diraasad cusub ay sameysay CIES Football Observatory ayaa lagu sheegay in Manchester City ay tahay naadiga ay shaxdeeda ugu qaalisan tahay kubbada cagta adduunka ee waqtigan....
View Article