Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Waa kuwee xarfaanta ugu Goysmada/Gambiska badan Yurub ilaa iminka?…(Neymar iyo Messi oo isku dhagan)

$
0
0

x

(Europe) 04 Okt 2017. Saxiibadii hore ee Barcelona balse iminka kala tagay Neymar iyo Messi ayaa ku dagalamaya laacibka ugu goysmada badan 5-ta horyaal ee ugu sarreysa Yurub.

Xiddiga reer Brazil ee lacagihii ugu badnaa ebid taariikhda kubbada cagta ugu biiray PSG ayaa hogaanka haya 72 goysmo ayuu ka sameeyay horyaalka Faransiiska waxaana lagu galay 30 khalad, wuxuu dhaliyay lix gool isagoona caawiyay 5- kale wuxuu guuleystay 64% marka loo eego dhanka goysmada.

Messi ayaan dab yar shideyn oo salka ku soo haya wuxuuna dhaliyay 11 gool iyo labo caawin, goysmadiisa waxay guuleysatay 62%.

EEG xiddigaha ugu Goysmada badan ilaa iminka Yurub:

g

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025