Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alvaro Morata oo laga reebay xulka Spain

(Europe) 02 Okt 2017. Dhaliyaha cusub ee Chelsea Alvaro Morata ayaa laga reebay xulka qaranka Spain ee kulamada isreeb reebka koobka adduunka la kala yeelanaya Albania iyo Israel. 24 jirka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo shaqo joojin ku dhawaaqday

(Catalonia) 02 Okt 2017. Barcelona ayaa ku dhawaaqday shaqo joojin iyadoona ka dibad baxeysa isla markaana qaadacsan wixii shalay ka dhacay Catalonia iyo ciidankii is hor taagay codkii aftida ahaa oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo dhaawac looga reebay xulka qarankiisa

(Europe) 03 Okt 2017. Gareth Bale ayaa dhaawac ku wada seegi doona labada kulank uu xulkiisa Wales ciyaarayo isreeb reebka koobka adduunka usbuucan. Xiddiga garabka uga duula Real Madrid ayaa laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo kalsooni ku qabta inay gacanta ku soo dhigayaan Ozil

(Manchester) 03 Okt 2017. Man United aya isku dayi doonta inay bilaash kula soo wareegto Mesut Ozil marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. Kubbad qaabeeyaha reer Germany ayaa heshiiska xorta ah kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sida Ronaldo oo kale ayaan u tuuri karaa Laadadka Xorta ah (free-kicks).”.

(Manchester) 03 Okt 2017. Da’yarka u soo baxaya Manchester United  Marcus Rashford ayaa sheegay inuu laadadka xorta ah u tuuri karo sida rugcadaagii hore ee Red Devils Cristiano Ronaldo balse uusan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bomb laga helay meel ku dhow garoonka PSG

(Paris) 03 Okt 2017. Meel ku dhow garoonka kooxda maal qabeenka ee PSG ayaa laga helay walxaha qarxa saacad yar uun ka hor kulankii ay lixda gool uga adkaadeen Bordeaux. Booliska ayaa la warinayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabsi laga muujinayo xaalada caafimaad ee Dani Carvajal

(Madrid) 03 Okt 2017. Warsidaha Marca ee ka soo baxa Spain ayaa sheeganaya in Carvajal uu qabo xaalad si naadir ah loogu arko kubbada cagta taa oo ah mid xasaasi ah. Laacibka reer Spain ayaa lagu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo Jid/Wado loogu magac daray…+SAWIRRO

(Setubal) 04 Okt 2017. Jose Mourinho ayaa xaadiray talaadadii xaflad dabaal deg ah oo lagu furayay Wado loogu magac daray oo laga hirgaliyay magaalada uu ka soo jeedo ee Setubal ee dalka Portugal....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo laga ganaaxay ciyaarista BASKETBALL

(Manchester) 04 Okt 2017. Manchester United ayaa xiddigeeda ugu qaalisan kubbada cagta Paul Pogba ka ganaaxday ciyaarista Basketball maadaama ay ka hortagayaan inuu dhaawac hor leh ka soo gaaro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan ku ciyaari jiray kabo aan ka dhaxlay walaalkey ama kuwa aan soo tabal...

(Madrid) 04 Okt 2017. Haa, waa sax iminka waa Hantiile magac wayn leh balse Cristiano Ronaldo ayaa si qiiro leh uga sheekeeyay nolol hore oo adag uu soo maray. Haddaba halka hoose ka aqri Kabtanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhtarka xulka qaranka Argentina oo xaalad xun ka soo sheegay Sergio Aguero

(Argentina) 04 Sebt 2017. Dhakhtarka xulka qaranka Argentina Donato Villani ayaa xaalad xun ka soo sheegaya dhaawaca dhaliyaha Manchester City Sergio Aguero. Weeraryahanka reer Argentina ayaa shil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuwee xarfaanta ugu Goysmada/Gambiska badan Yurub ilaa iminka?…(Neymar...

(Europe) 04 Okt 2017. Saxiibadii hore ee Barcelona balse iminka kala tagay Neymar iyo Messi ayaa ku dagalamaya laacibka ugu goysmada badan 5-ta horyaal ee ugu sarreysa Yurub. Xiddiga reer Brazil ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo xaraashay Copy-ga Rasmiga ah ee abaal marintii Ballon d’Or uu ku...

(Europe) 04 Okt 2017. Xiddiga Real Madrid ayaa qaaday talaabo kale uu ku caawinayo caruurta la il daran xaalada caafimaad darro isagoona iibiyay mid ka mid ah abaal marinadiisa Ballon d’Or. Lacagta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha ugu ordka dheereeya Premier League ilaa iminka oo la soo saaray

(England) 04 Okt 2017. Da’yarka Man City Leroy Sane ayaa noqday laacibka ugu orodka dheereeya Premier League kaddib wacdarihii uu ku dhigay Chelsea ciyaartii ay 1-0 uga soo adkaadeen. Wuxuu jabiyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ganacsi ayaanba shuraako ku noqon rabnaa.” Pique oo beeniyay inuu khilaaf...

(Spain) 04 Okt 2017. Gerard Pique waa xag jir reer Catalonia ah isla markaana u ololeynaya sidii ay gooni isugu taagi lahaayeen halka Sergio Ramos uu yahay muwaadin Spain ah balse taasi caqabad kuma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo lagu wado inay markii 3-aad tababare u magacaabato Jupp...

(Munich) 05 Okt 2017. Bayern Munich ayaa lagu wadaa inay tababare ka dhigato macallinkoodii hore ee Jupp Heynckes inta ka harsan xilli ciyaareedka cusub. Kooxda reer Germanay ayaa iska ceyrisay Carlo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo qarka u saaran inay Taageerayaal la’aan ciyaarto kulankii 2-aad...

(Spain) 05 Okt 2017. Barcelona ayaa ka walaacsan in Atletico Madrid aysan bixin Karin Tikidhada taageerayaasha bannaanka uga imaanaya kulanka ay 14 ka bishan ku wada ciyaari doonaan gegada cusub ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuuca Ganacsiga ay ku Shirkoobayaan Pique iyo Ramos oo la shaaciyay

(Spain) 05 Okt 2017. Waxaa jiray warar sheegaya inuu khilaaf xoogan ka dhexeeyo xiddigaha reer Spain ee u kala safta Real Madrid iyo Barcelona Sergio Ramos iyo Gerard Pique. Pique ayaa wareysi uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirta ka dambeysa in Ronaldo uu ka fiicnaado Rooney oo daaha laga rogay

(Europe) 05 Okt 2017. Goolhayihii hore ee Manchester United Edwin van der Sar ayaa daaha ka rogay sirta ka dambeysa in Cristiano Ronaldo uu ka fiicnaado Wayne Rooney. Mar uu u waramayay FourFourTwo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan Jeclaa Goolhaye, balse Hooyadeey ayaa igu qasabtay inaan Weerarka ka...

(England) 05 Okt 2017. Dhaliyaha cusub ee Arsenal Alexandre Lacazette ayaa daaha ka rogay in Hooyadii ay ku qasabtay inuu ka ciyaaro weerarka maadaama ay aaminsaneyd in khatar badan tahay...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live