Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Bayern Munich oo soo ceshatay tababaraheedii hore ee Jupp Heynckes

(Munich) 06 Okt 2017. Bayern Munich ayaa xaqiijisay inay Jupp Heynckes u magacaabatay tababaraheeda inta ka harsan xilli ciyaareedkan. Kooxda reer Germany ayaa u baahatay inay dib u soo ceshato...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo soo xushay SHAXDIISII ugu fiicneyd ebid…(Miyuu ku soo daray...

(World) 06 Okt 2017. Rugcadaagii reer Brazil Ronaldo ayaa soo xushay shaxdiisii ugu fiicneyd ebid kubbada cagta isagoona ka reebay xiddiga ay magaca wadaagaan ee Cristiano Ronaldo. Cr7 ayaa afar jeer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daaficii hore ee Chelsea Ricardo Carvalho oo lagu xukumay 7 bilood oo xarig ah

(Europe) 06 Okt 2017. Daaficii hore ee Chelsea iyo Real Madrid Ricardo Carvalho ayaa lagu xukumay 7-bilood oo ganaax ah kaddib markii uu qirtay canshuur is daba marin berigii uu joogay Spain. 39 jirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo dib u heshay saddex xiddig oo muhiim ah

(London) 07 Okt 2017. Arsenal ayaa dib u soo dhaweysay xiddigaha dhaawacyada uga soo kacay ee Mesut Ozil, Danny Welbeck iyo Francis Coquelin. Football.London ayaa warineysa in saddexda ciyaaryahan ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu weeraryaahanka xulka Bolivia ka dhex qabanayaa safka Brazil…(Ogoow...

(America) 07 Okt 2017. Weeraryahanka xulka Bolivia Marcelo Martins ayaa lagu casuumay safka xulka Brazil ka hor inta aan la baasan kulankoodii isreeb reebka koobka adduunka ee ku idlaaday bar baraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wenger oo doonaya Abdulkadir Omur iyo Atletico Madrid oo kula dhagan

(Europe) 07 Okt 2017. Abdulkadir Omur waa 18 jir  qadka dhexe kaga ciyaara naadiga Trabzonspor ee dalka Turkiga kaa oo iminka boos joogta ah ka helay kooxda tan iyo markii uu safka hore ku soo biiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Milan oo markale Janaayo jirin doonta Sergio Aguero

(Europe) 08 Okt 2017. AC Milan ayaa adduun dhan 80 milyan oo bound ugu soo dhaqaaqi doonta Aguero marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee bisha Janaayo. Camaaliqada Talyaaniga ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Paul Pogba oo labo Bilood oo hor leh garoomada ka sii maqnaan doona

(Europe) 08 Okt 2017. Pogba ayaa la warinayaa inuu misane ugu yaraan labo bilood oo hor leh garoomada ka sii maqnaan doono. Laacibka ugu qaalisan Manchester United ayaa iminka ka maqan garoomada shan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo bartilmaameedkeeda 1-aad ka dhigatay Eden Hazard si ay ugu...

(Europe) 08 Okt 2017. Real Madrid ayaa bartilmaameedkeeda koowaad ka dhiganeysa xiddiga Chelsea ee Eden Hazard si ay ugu badesho booska Gareth Bale. Laacibka reer Wales ayaa la dhibtoonaya inuu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo ku fikiraya sidii uu dib ugu laaban lahaa dalkiisa Hooyo

(Europe) 08 Okt 2017. Antonio Conte ayaa markale ka fikiraya mustaqbalkiisa Chelsea iyadoo uu macallinka reer Talyaani ka fikirayo sidii uu Premier League uga tagi lahaa dhammaadka kal ciyaareedkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Marouane Fellaini oo seegaya kulanka Liverpool ilaa imisuu maqnaanayaa?

(Europe) 08 Okt 2017. Marouane Fellaini ayaa seegi doona kulanka ay Man United Premier League la yeelan doonto Liverpool isagoona sii maqnaan doona ilaa labo usbuuc. Red Devils ayaa sabtida u safri...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ghana oo cabasho u gudbisay FIFA kaddib goolkii laga diiday kulankii Uganda

(Africa) 08 Okt 2017. Ghana ayaa cabasho u gudbisay xiriirka kubbada cagta adduunka ee FIFA kaddib markii gool sax ah laga diiday dhammaadka dheeshii ay ay bar baraha 0-0 la galeen Uganda is reeb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo iyo Messi oo halis ugu jira inay ka haraan Koobka Adduunka….(Maxay u...

(World) 09 Okt 2017. Xiddigaha ugu fiican kubbada cagta adduunka ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa halis ugu jira inay ka haraan koobka adduunka ee 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka. Labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Argentina oo looga cabsi qabo Wadno Xanuun iyo Talooyin loo...

(Argentina) 09 Okt 2017. Xulka uu kabtanka u yahay Lionel Messi ayaa meel qar ah ka lulanaya isla markaana halis ugu jira inay isaga haraan koobka adduunka ee 2018 lagu marti galin doono dal qaboobaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska Musharixiinta Ballon d’Or oo dhammeystiran

(Europe) 10 Okt 2017. France Footbal ayaa soo  dhammeystirtay liiska 30 laacib ee u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or 2017 ee laacibka ugu fiican kaddib markii ay qeyb qeyb marka hore u soo saartay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo ka haray Koobka adduunka…(Ronaldo iyo Messi kee ku soo xigsan...

(World) 10 Okt 2017. Gareth Bale iyo xulka Wales ayaa ka haray koobka adduunka kaddib guul daradii 1-0 ay kala kulmeen Ireland. Gareth Bale, Aaron Ramsey, Ben Woodburn iyo xiddigaha kale oo Wales ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arjen Robben oo gabi ahaan ka quustay in xulkiisa Holland u soo bixi karo...

(Europe) 10 Okt 2017. Xulka Holland ayaa caawa u baahan mucjiso si uu ugu soo boxo koobka  adduunka ee 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka. Netherlands ayaa caawa kulankoodii ugu dambeeyay la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuwee Dalalka ilaa Iminka u soo baxay Koobka Adduunka??

(World) 10 Agoosto 2017. Xiddigo magac wayn ku leh Yurub iyo America ayaa halis ugu jira inay seegaan koobka adduunka ee Ruushka lagu qaban doono 2018. Bale iyo xulkiisa Wales ayaa xalay daaqada ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadafkeygu waa inaan noqdo Tababaraha xulka Qaranka Qatar.”. Xavi

(Doha) 10 Okt 2017. Kabtankii hore ee Barcelona Xavi ayaa ka dhawaajiyay inuu ku haminayo sidii uu u noqon lahaa macallinka xulka dalka Qatar. 37-jirka sanadkiisii saddexaad u ciyaaraya naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Elman vs Heegan, Jamhuuriya vs Dekadda…(Goorma ayaa la ciyaarayaa Semi-final...

(Muqdisho) 10 Okt 2017. Koobka Jeneraal Daa’uud ayaa soo gaaray gabo gabada iyadoo ay isku soo baxeen afarta kooxood ee ciyaareysa Afar dhammaadka. Waxaa qoorta la isku galiyay kooxaha tunka wayn ee...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live