Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Busquets oo kulankiisii 100-aad u saftay Spain…(Muxuu ka yiri?)

(Spain) 10 Okt 2017. Sergio Busquets ayaa kulankii xalay ee isreeb reebka koobka adduunka ay goolka madiga ah uga adkaadeen Israel u ahaa kiisii 100-aad uu u safto xulka Spain. Udub dhexaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HAYAAY: Taageerihii xalay garoonka u soo galay Isco oo sitay Toori/Midi!!!!

(Jerusalem) 10 Okt 2017. Waxaa la warinayaa inuu Midi/Toori sitay mid ka mid ah taageerayaashii lixda ahaa ee soo galay garoonka ciyaartii ay Spain goolka madiga ah uga adkaadeen Israel kaa oo markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigii ku guuleystay Ballon d’Or 1995-tii oo ugu cad cad inuu noqdo...

(Liberia) 10 Okt 2017. Laacibkii hore ee AC Milan, Chelsea iyo Manchester City George Weah ayaa haya wadadii uu ku noqon lahaa Madaxwayne kaddib markii uu isa soo sharaxay doorasha maanta ka dhaceysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO+MUUQAAL: Saddexleydii uu Lionel Messi xulka Argentina ugu soo saaray...

(World) 11 Okt 2017. Lionel Messi ayaa u maciinay oo meel uga soo baxay maalin ay ugu baahi badnaayeen Argentina iyo taageerayaashooda kaddib markii uu guul u gacan galiyay kulankii ku xirnaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Robben oo isaga fariistay ciyaaraha kaddib markii uu xulkiisa Holland ka...

(Europe) 11 Okt 2017. Arjen Robben ayaa ka dhawaajiyay inuu gabi ahaan isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah kaddib markii uu xulkiisa Holland ka haray koobka adduunka ee 2018 lagu ciyaari doono dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

32-sano kaddib Mareykanka oo markii ugu horreysay ka haray Koobka Adduunka

(America) 11 Okt 2017. Mareykanka ayaa xalay waji gabax kala kulmay xulka Trinidad and Tobago oo 2-1 uga adkaaday. Waxay u baahnaayeen oo qura inay hal dhibic ka helaan kulanka maadaama ay farqiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Marna lagama yaabo inaan Rigoorooyinka isugu qabsano sidii Neymar iyo Cavani...

(Madrid) 11 Okt 2017. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa qishay inaan laga yaabin in isaga iyo Ronaldo ay Rigoorooyinka isugu qabsadaan sidii Cavani iyo Neymar oo kale isagoona tilmaamay inay kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanchez, Mahrez, Robben, Bale iyo Aubameyang…(Daawo Sawirrada xiddigo waa...

(World) 11 Okt 2017. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa xalay xulalkooda Argentina iyo Portugal u soo saaray koobka adduunka xilli laga cabsi qabay inay haraan. Haddaba waxaa jira xiddigo kale oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Nasiib ayaan ku leeyahay inaan daawado isagoo ii dhow.”. Dybala oo ammaan...

(Argentina) 11 Okt 2017. Paulo Dybala oo lagu sheego inuu haya Messi-ga cusub ayaa ka dhawaajiyay inuu yahay qof Nasiib badan haddii uuba daawanayo Lionel Messi oo u dhow. Kabtanka xulka Argentina...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

4-Shax oo ay Liverpool ku wajihi karto Manchester United Sadio Mane...

(England) 11 Okt 2017. Liverpool ayaa waxaa soo gaaray dhabar jab xoogan kaddib markii la xaqiijiyay inuu dhaawac lix usbuuc garoomada uga maqnaan doono dhaliyahooda Sadio Mane. Mane ayaa seegi doono...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alexis Sanchez oo qorsheynaya inuu dhabarka ka toogto Barcelona

(Europe) 11 Okt 2017. Sanchez ayaa la warinayaa inuu dhabar jab ku riday kooxdiisii hore ee Barcelona kaddib markii uu sheegay inuu doonayo inuu u dhaqaaqo kooxda ay sida daran u coltamaan ee Real...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee u muuqan lahaayeen ciyaartoyda haddii ay BIDAAR lahaan...

(World) 11 Okt 2017.  Waxaa muuqaal laga sameeyay  qaar ka mid ah xiddigaha ugu caansan kubbada cagta ee waqtigan sida ay u muuqan laahaayeen haddii ay Bidaar lahaan lahaayeen ama xiiranaan lahaayeen....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Elman oo gaartay Finalka Jeneraal Daa’uud

(Muqdisho) 12 Okt 2017. Naadiga Elman ayaa isa soo taagtay Finalka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay gool madi ah ku martay Heegan ciyaar iminka ku dhex martay Koonis. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Benzema oo diyaar u ah inuu dib ugu soo laabto Real Madrid

(Madrid) 12 Okt 2017. Karim Benzema ayaa maanta tababarka la qaatay Cristiano Ronaldo, Isco iyo xarfaanta kale ee Real Madrid isagoona diyaar u ah inuu dib ugu soo laabto garoomada. Tababarkii maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Luiz oo ka Tacsiyadeeyay Xasuuqii ka dhacay Muqdisho/Zope

(Muqdisho) 18 Okt 2017. Daafaca Chelsea David Luiz ayaa si qiiro leh boggiisa Twitter uga hadlay xasuuqii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan Zope. Qaraxii arxan darida ahaa ee 14 ka bishan ka dhacay Zope...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muran xoogan oo xalay dhex maray De Bruyne, Silva iyo Fernandinho…(Maxaa la...

(Manchester) 18 Okt 2017. Kevin De Bruyne, David Silva iyo Fernandinho ayuu muran xoogan dhex maray markii la maray qeybta hore ee dheeshii ay xalay 2-1 uga adkaadeen Napoli tartanka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Firmino oo xalay loo diiday inuu garoonka soo galo ka hor ciyaartii ay 7-gool...

(Maribor) 18 Okt 2017. Roberto Firmino ayaa labo gool dhaliyay ciyaartii xalay ay 7-gool uga adkaadeen Maribor tartanka Champions League balse laacibka reer Brazil ayaa waji gabax la kulmay ciyaarta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Meel iska dhig Ballon d’Or, Dhammaan waan ognahay in Messi yahay laacibka...

(Catalonia) 18 Okt 2017. Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa aaminsan in Lionel Messi uu yahay laacibka ugu fiican adduunka iyadoona la eegeyn cidda ku guuleysata Ballon d’Or. Messi ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Madaxa ka helay Real Madrid!!!!!!!

(Madrid) 18 Okt 2017. Real Madrid ayaa Madaxii laga maray oo ilaa iminka wax gool ah Madax kuma dhalin xilli ciyaareedkan cusub waana wax si wayn looga tabayo kooxda. Los Blancos ayaa 40-gool madaxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo xalay Si qiiro leh ugu dhuftay Heesta Champions League sida inuu...

(Madrid) 18 Okt 2017. Cristiano Ronaldo ayaa heesta Champions League xalay u qaaday sida inuu u taagan yahay heesta Calanka dalkiisa kulankii Champions League ay bar baraha 1-1 la dhaafi waayeen...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live