(England) 11 Okt 2017. Liverpool ayaa waxaa soo gaaray dhabar jab xoogan kaddib markii la xaqiijiyay inuu dhaawac lix usbuuc garoomada uga maqnaan doono dhaliyahooda Sadio Mane.
Mane ayaa seegi doono kulanka la wada sugayo ay kooxdiisu sabtida la yeelan doonto Manchester United oo la joojin la’yahay kaddib dhaawac ka soo gaaray mar uu gudanayay waajibaadka xulkiisa Senegal.
Haddaba warsidaha Goal ayaa qalinka u qaatay oo 4 Shax oo kala duwan ka sameeyay habka ay kooxda Jurgen Klopp ku wajihi karaan Red Devils Mane la’aantiis.
EEG:
1.
2.
3.
4.
Gool FM.