Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Crisitiano Ronaldo oo markale hogaaminaya Liiska xiddigaha ugu QANISAN...

(World) 18 Okt 2017. Waxaa la soo saaray Liiska dadka Caanka ah ee ugu QANISAN adduunka iyadoo uu Ronaldo markale hogaaminayo xarfaanta ciyaaraha nuucyadiisa kala duwan. Xiddiga reer Portugal ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Ajaanibta ee Man City oo galaya imtixaan Luqada Ingiriiska ah

(Manchester) 18 Okt 2017. Pep Guardiola ayaa dib u habeyn dhan kasta ah ku sameynaya kooxda Mancehster City iyadoo xiddigaha Ajaanibta dib loogu celiyay School/Dugsi si ay luqada isaga dhisaan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay ahaayeen wixii uu xalay Messi kala soo baxay Sigisaantiisa/Iskaalsho???

(Catalonia) 19 Okt 2017. Muuqaaladii cajiibka ahaa ee laga diiwaan galiyay kulankii xalay ay Barcelona ka adkaatay Olympiacos ayaa waxay ahaayeen in la arkayay Lionel Messi oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo Jabka ku sii badanayo…(Luiz iyo Bakayoko oo dhaawac soo gaaray)

(London) 19 Okt 2017. Jahwareerka dhaawaca ayaa ku sii badnaya kooxda Chelsea kaddib markii la sheegay inay dhaawacyo soo gaareen David Luiz iyo Bakayoko kulankii xalay ay bar baraha dirqiga ah la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan rajeynayaa in Messi uu isla xilli ciyaareedkan dhaliyo goolkiisii...

(Catalonia) 19 Okt 2017. Lionel Messi ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 100-aad ee Tartamada Yurub kaddib markii uu gool ka dhaliyay Olympiacos ay xalay uga adkaadeen Champions League. Xiddiga reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marcus Rashford oo xalay dhaawac ku baxay iyo Jose Mourinho oo ka hadlay

(Europe) 19 Okt 2017. Man United ayaa u muuqata inuu soo gaaray jab xoogan kaddib markii uu dhaawac ku baxay da’yarkooda Marcus Rashford ciyaartii xalay ay goolka madiga ah kaga adkaadeen naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dhammaadka Ciyaarta waxaan waydiistay Maaliyadiisa.”

(Europe) 19 Okt 2017. Dhaliyaha Tottenham Harry Kane ayaa qiray in Cristiano Ronaldo uu yahay geesigiisa iyo laacib uu ku dayan jiray. Xiddiga reer England ayaa aad u doonayay inuu maaliyada ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deulofeu oo ka hadlay goolkii Qaladka ahaa uu xalay u dhaliyay Barcelona

(Catalonia) 22 Okt 2017. Gerard Deulofeu ayaa xalay Barcelona u dhaliyay gool qalad cad ah kaa oo ay wada il duufeen garsooraha iyo waliba calan wadaha ciyaartii ay 2-0 uga adkaadeen Malaga horyaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Conte ka yiri in laga ceyrinayo Chelsea???

(London) 22 Okt 2017. Chelsea ayaa shalay qarka u  fuushay in la gaarsiiyo guul daradii saddexaad oo xiriir ah Premier League inkastoo ay sameysay soo laabasho cajiib ah isla markaana 4-2 uga adkaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Costa oo ammaanay Batshuayi kaddib markii uu shalay bad baadiyay Chelsea

(London) 22 Okt 2017. Michy Batshuayi ayaa shalay guul wayn ku hogaamiyay Chelsea kaddib markii uu badel ku yimid Blues oo 2-1 lagu hogaaminayo. Wuxuu keenay goolka bar baraha iyo waliba gool kale uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mourinho oo furka ku tuuray Herrera kaddib wareysigii uu bixiyay guul daradii...

(England) 22 Okt 2017. Jose Mourinho ayaa ka jeex jeexay xiddigaha Manchester United isagoona su’aal galiyay hab dhaqankooda ciyaareed kaddib guul daradii lama filaanka ahayd ay shalay kala kulmeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Aniga ayaa hogaaminaya gool dhalinta La Liga waayo Messi lama xisaabinayo.”....

(Spain) 22 Okt 2017. Dhaliyihii hore ee Juventus iyo West Ham Simone Zaza ayaa aaminsan inuu isaga hogaaminayo gool dhalinta horyaalka La Liga maadaama uu sheegay inaan la xisaabineyn Lionel Messi mar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba, Ibra, Jones,  Rojo, Fellaini, Carrick iyo Bailly…(Dhaawacyada ay...

(Manchester) 22 Okt 2017. Man United ayaa la dhibtooneysa dhibaato dhaawacyo oo waxaa ka soo dhul dhacay 7-laacib oo safka hore ugu jira. Phil Jones ayaa ah laacibkii ugu dambeeyay oo ka dhaawacma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markii hore waa Cavani iminkana waa tababare Emery…(Neymar oo la kari la’yahay)

(Europe) 22 Okt 2017. Usbuucyo yar ka hor, PSG ayaa la tacaashay isku dhac dhex maray labadeeda xiddig ee Cavani iyo Neymar, iminkana waxay u muuqataa in wiilka reer Brazil ay luqunta isku galeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PREMIER LEAGUE: Arsenal oo hilfaha u laabtay Everton…(Sanchez iyo Ozil oo...

(England) 22 Okt 2017. Arsenal ayaa si raaxo leh uga adkaatay Everton kulan ka tirsan Premier League oo ay ugu awood sheegatay 5-2. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-1. Arsenal ayaa fir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SERIE A: Milan oo lagu dhagay iyo Roma oo gool madi ah  ku badisay

(Italy) 22 Okt 2017. AC Milan oo mininkeeda joogta ayaa bar baro goolal la’aan ah la dhaafi waysay kooxda Genoa. daafaca qiimaha badan ugu fadhiya ee  Leonardo Bonucci ayaa kaarka cas ka qaatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“War wiilkeygu wuu yaryahay ee Laftiisaa booday.”. Lukuku HOOYADII

(England) 22 Okt 2017. Hooyada dhashay dhaliyaha Manchester United ee Romelu Lukaku ayaa dhib badan ka soo martay Jirka wayn uu wiilkeeda u dhashay iyadoo warqadiisa dhalashada u soo qaadi jirtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo Milan ku jajabsatay Mininkeeda…+SAWIRRO

(Milano) 28 Okt 2017. Juventus ayaa 2-0 ku martay Milan oo ku ciyaareysa Mininkeeda San Siro. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay 1-0. Gonzalo Higuain ayaa uga shubay gool caaqibo leh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Runtii Barcelona way dhibtootay.”. Busquets

(Spain) 29 Okt 2017. Barcelona ayaa guul loo dhibtooday xalay ka gaartay kooxda Athletic Bilbao oo ay kaga adkaatay 2-0. Messi ayaa goolka u dhaliyay qeybta hore ee ciyaarta halka uu goolka labaad u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eden Hazard oo fariintan u diray Manchester City

(London) 29 Okt 2017. Eden Hazard ayaa xalay guul ku hogaamiyay Chelsea kaddib markii uu dhaliyay goolka qura ay kaga adkaadeen Bournemouthm Manchester City ayaa sidoo kale ka adkaatay West Brom...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live